Page 1 of 1

mansha allah

Posted: Mon Jun 21, 2010 10:27 pm
by ahmad guray
Mustafe Galaal oo si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle
Mustafe Galaal iyo ciidamo uu hogaaminayo oo iskaga soo baxeen maamulka Somalidiidka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn. Daawo Sawiro

Soo dhawayntan oo ay ka qayb qaateen dhamaan shacab waynaha SSC ee magaalada Buuhoodle, Shacabka reer Buuhoodle ayaa kaga hortagay meel magaalada Buuhoodle dhanka Widhwidh ka xigta 19KM. shacabkan oo uu hogaaminayay Garaad abshir Saalax Maxamed, waxaan mustafe Galaal iyo ciidamadiis lagu soo dhaweeyay Caleemo Qoyan. http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... u-soo.html

Re: mansha allah

Posted: Mon Jun 21, 2010 10:50 pm
by pudding
:D :D 34 caruur ah ayaan ka xisaabiyay inta soo dhaweeysay? aaway caruurtaas dadkii dhalay miyeeysan iyagu imaan karinoo soo dhaweeynta kujirin? waa iyaga caruurta soo dirayee?

Re: mansha allah

Posted: Mon Jun 21, 2010 11:03 pm
by ahmad guray
pudding wrote::D :D 34 caruur ah ayaan ka xisaabiyay inta soo dhaweeysay? aaway caruurtaas dadkii dhalay miyeeysan iyagu imaan karinoo soo dhaweeynta kujirin? waa iyaga caruurta soo dirayee?
tens of thousands of man are fighting on front lines across ssc :som: :som: :som: ..WAR AGAINST SOMALIDIID.

Re: mansha allah

Posted: Mon Jun 21, 2010 11:10 pm
by pudding
Somalidiid ma waxaad ula jeedaa reer Hargeeysa?
mawaadan ogeyn reer hargaysa ineey waligoodba ahaayeen Mucaaradka Somalia?
Hadna caruurtii iyo dumarkii waxeey ka dhaadhacsiiyeen dowlad baynu noqoneeynaa oo aduunka ayaa ina aqoonsanaya
marka ma waxaad ileedahay reer waqooyi somalia oo idil ayaad dhameeyn kartaa?
Taasi waa xasuuq oo aduunka ha inagu dirin

Re: mansha allah

Posted: Mon Jun 21, 2010 11:24 pm
by ahmad guray
pudding wrote:Somalidiid ma waxaad ula jeedaa reer Hargeeysa?
mawaadan ogeyn reer hargaysa ineey waligoodba ahaayeen Mucaaradka Somalia?
Hadna caruurtii iyo dumarkii waxeey ka dhaadhacsiiyeen dowlad baynu noqoneeynaa oo aduunka ayaa ina aqoonsanaya
marka ma waxaad ileedahay reer waqooyi somalia oo idil ayaad dhameeyn kartaa?
Taasi waa xasuuq oo aduunka ha inagu dirin
Somaliland:Somalidiid ma waxaad ula jeedaa reer Hargeeysa? The Myth of Clan-Based Statehood ... I encourage you to come here http://terror freesomalia.blogspot.com/2 ... ehood.html get knowledge about somalidiid snm and hu :mrgreen: tu usc\usc\sna\ icu \ hisbul islam\ shabaab iwm the real enemy facing our nation

Re: mansha allah

Posted: Tue Jun 22, 2010 11:23 am
by ahmad guray
:som: :som: :som: :som: somali diid :down: :down: