Warsangeli leaving with Bosaaso- We dont want PL

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Warsangeli leaving with Bosaaso- We dont want PL

Post by oldenglish »

Sidaani Ma Xaqba In PL Lagu Maamulo ?
June 21, 2010
By Axmed Muuse Dheere
Aniga oo weli daba socda Qormadii Hore Ee Cadaalada ka jirta Puntland, ayaa waxan Jecleystay inaan halkaan idiinka soo Bandhigo Beesha U Madaxweynahu ka dhashay ee Ciise Maxamud (Majeerteen) intaa Xil ee aay ku leedahay Dowladd Goboleedka Puntland, Iyada oo Beelo badana Aysan Xiita Askaari aysan ku laheyn Maamulka Halkaasi ka jira


Haddaba Bal Eeg Cadaalad Xumida halkaasi ka jirta, Iyo Heerka Aay joogto ….

Haddaba Aan Idiin Horumarino Liiska Awooda Muuse Ciise (Laf ka mid ah Beesha Ciise Maxamud ee Majeerteen) Ku Leyihiin Dowlada Waa Sidaa soo socota

1.Madaxweyne Faroole

2.Wasiir Ku Xigeen Cali Yusuf Cali Xoosh

3.Agaasime Guud Cali Hayaan

4.Taliyaha Ciidanka Daraawiishta TuuteWeyne

5.Agasime Ku Xigeenka Madaxtoyada Axmed Caydiid

6.Duqa Caasumada Cabdicasiis Nuur Cilmi

7.Guddoomiyaha Shirkad Cashuurta Gawarida Cabdifitaax Yuusuf Cilmi

8.Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Cumar Cabdilaahi Faroole

9.Lataliyaha Madaxweynaha Dhanka Saxaafada Maxamed Cabdiraxmaan Faroole

10.Agaasimaha Guud Ee Kalumaysiga Khadar Cabdiraxmaan Faroole

11.Agasimah Baratikolka Madaxtoyada Saciid Cabdiraxmaan Faroole

12.Guddoomiyaha Cashuurta Dhulka Umada Maxamud Faroole

13.Taliyaha Qeybta Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir Muuse

14.Gudomiyaha Bangiga Garoowe Muuse Xasan Darmaa

15. Xisabiyaha Gobolka Nugaal Burhaan Cuuke

Liisaka Jilibka Abubakar Ciise Ee Beesha Ciise Maxamud (Majeerteen)



1.Wasiirka Waxbarashada Cabdi Faarax Juxaa

2.Wasiir Ku-xigeen Cabdiwali Xirsi Nuur

3.Gudomiyaha Gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali Qarjab

4.Agasimaha Guud Wasarada Cafimaadka Xasan Shire Abgaal

5.Agasimaha Guud Wasarada Qorsheynat Maxamed Cali Birjig

6.Agaasime Guud Wasarada Ganacsiga Kheyre

7.Xoog Heynta Madaxweynaha Aaden Cabdiraxmaan Cali (Aaden Dollar)

8.Duqa Dagmada Eyl

9.Duqa Dagmada Dongoroyo

10.Agaasimaha Hayada Hadma Cabdiraxmaan Cayrow

11.Taliyaha Ciidanka Madaxtoyada Bosabo Faadhe Orgi DhaanSade

12.Taliyaha Ciidanka Dakada Bosaaso

13.Taliye Ciidanka Sirdonka Garoowe Ilyas

Haddaba Waxa Is Weydiin leh Beel keliya Sidee u heli karta Intaas oo jago, Waxa kale oo Is weydiin leh dadkii kale meeye??, Waxan qaba dadkii kale inu noqday Roodhi oo la cunayo Dhidiidkooda, Iyaga oo aan waxba laga siineyn Maamulka meesha ka jira ee Isku Bahaystay Cadaalad Darrada Iyo Eexda Joogtada ah

Xaq ma aha In Saddex Qabiil oo isku Isir ah aay intaas oo Xil loo dhiibo Shacabkii kalena cidla laga marsiiyo Maamulka, Waxan kula talin laha Shacabka reer Puntland in dib la isagu noqdo, Oo Maamul Wanaagsan laga dhiso degaanka Iyada oo la raacayo Shareecada Islaamka, Waxan kale oo kula talin laha Bulshada reer Puntland in fadhiga laga kaco oo aan la fiirsan Cadaalad darrada meesha ka socota

Waxan kale oo ugu baaqaya Maamulka Hadda jira hadii u doonayo inu sii jiro oo u Noqdo Maamul shaqeeya inu dib ugu laabto dhanka Cadaalad, Iyo Shareecada Islaamka iyadana Shacabka ku xakumo ……

Waxan U Mahadcelin Deeq Ase oo gacan weyn igu siiyey Inaan Xaqiiqdan idiin soo gudbiyo ..

By Alxaaji Yusuf
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Warsangeli leaving with Bosaaso- We dont want PL

Post by paidmonk »

Too bad, those people also guard the port. :mrgreen:


Liisaka Jilibka Abubakar Ciise Ee Beesha Ciise Maxamud (Majeerteen)
12.Taliyaha Ciidanka Dakada Bosaaso


...and its Abukar Ciise not Abubakar.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”