Tirada Codadka ee Rasmiga ah ee Degaanada Habar Jeclo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Tirada Codadka ee Rasmiga ah ee Degaanada Habar Jeclo

Post by LiQaaye_TDH »

Tirada Degaanada Rasmiga ah ee Ka Soo Baxday Degaanada Habar Jeclo!!!!

Gobolka Saraar= 50,000
Gobolka Saaxil- 10.000
Gobolka Togdheer= 120.000
Gobolka Buuhoodle= 15.000
Gobolka Sanaag= 70,000

265,000 and from Previous 400.000....

Its funny how Togdheer and Maroodijeex lost 100.000 each while Awdal Gained extra 60.000 :down:


Jamhuuriya waxa uu akhristayaashiisa halkan ugu so gudbinayaa tirada codbixiyayaasha doorashada Somaliland ee gobol iyo degmo kastaa ka h elay natiijada Komishanka Doorashooyinku soo saaray ee dadweynaha codkooda ka dhiiban doona doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka qabsoonto Sabtida toddobaadkan soo socda.

Xogtan oo u shaxaysan gobol gobol iyo degmo ee dalka oo dahn, isla markaana salka ku haysa natiijada ka soo baxday dadka qaatay kaadhadhka cusub ee codkooda ka dhiiban doona doorashada, ayaa waxa ka muuqda farqi u dhexeeya natiijadii diiwaangelintii codbixiyayaasha ee hore u kala heleen gobolladu.

Natiijada rasmiga ah ee codbixiyayaasha ka qaybgeli doona doorashada Madaxtooyada Somaliland oo u kala shaxaysan lixda gobo lee dalka iyo degmooyinka hoos yimaada, waxay u dhigan tahay sidan:

Degmooyinka Gobolka Awdal

Baki 24772 (afar iyo labaatan kun, toddoba boqol iyo laba iyo toddobaatan)

Lughaya 12894 (laba iyo toban kun, siddeed boqol iyo afar iyo sagaashan)

Saylac 26070 (lix iyo labaatan kun iyo toddobaatan)

Boorama 113180 (boqol iyo saddex iyo toban kun, boqol iyo siddeetan)

Isugayn: 176916 (boqol iyo lix iyo toddobaatan kun, sagaal boqol iyo lix iyo toban kun)


Degmooyinka Gobolka Sool

Caynaba 49923 (sagaal iyo afartan kun, sagaal boqol iyo saddex iyo labaatan)

Lascanod 43050 (saddex iyo afartan kun iyo konton)

Xudun 5340 (shan kun, saddex boqol iyo afartan)

Isugayn: 98313 (siddeed iyo sagaashan kun, saddex boqol iyo saddex iyo toban)


Degmooyinka Gobolka Maroodi-jeex


Hargeysa 231875 (laba boqol iyo kow iyo soddon kun, siddeed boqol iyo shan iyo toddobaatan)


Gabiley 87357 (toddoba iyo siddeetan kun, saddex boqol iyo toddoba iyo konton)

Balligubadle 18720 (siddeed iyo toban kun, toddoba boqol iyo labaatan)

Sallaxlay 23547 (saddex iyo labaatan kun, shan boqol iyo toddoba iyo afartan)

Isugayn: 361499 (saddex boqol iyo kow iyo lixdan kun, afar boqol iyo sagaal iyo sagaashan).

Degmooyinka Gobolka Saaxil

Berbera 30958 (soddon kun, sagaal boqol iyo siddeed iyo kotan)

Sheekh 12138 (laba iyo toban kun, boqol iyo siddeed iyo sodon)

Isugayn: 43096 (saddex iyo afartan kun iyo lix iyo sagaashan)

Degmooyinka Gobolka Togdheer


Burco 178612 (boqol iyo toddoba iyo siddeetan kun, lix boqol iyo laba iyo toban)

Buhodle 15511 (shan iyo toban kun, shan boqol iyo kow iyo toban)

Oodweyne 49097 (sagaal iyo afartan kun iyo toddoba iyo sagaashan)

Isugayn: 243220 (laba boqol iyo saddex iyo afartan kun, laba boqol iyo labaatan)

Degmooyinka Gobolka Sanaag

Badhan 8350 (siddeed kun, saddex boqol iyo konton)

Celafweyn 34916 (afar iyo soddon kun, sagaal boqol iyo lix iyo toban)

Ceerigaabo 74462 (afar iyo toddobaatan kun, afar boqol iyo laba iyo lixdan)

Dhahar 7791 (toddoba kun, toddoba qobol iyo kow iyo sagaashan)

Gar-adag 20850 (labaatan kun, siddeed boqol iyo konton)

Isugayn: 146369 (boqol iyo lix iyo afartan kun, saddex boqol iyo sagaal iyo lixdan).
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”