Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
Boqor cisman maxamuud Buurnadow ayaa ssaaka ku dhawaaqay inu si toosa ugu biiray xisbiga kulmiye, kaas oo uu sheegay in maanta uu tartanka ugu horeeyo, isla markaasna ay beeshiisuna wada raacsantahay, wuxu sheegay Boqor Buur madow isagoo u danaynaya dadkiisa iyo ehelkiisa iyo waliba danta guud ee shacabka somaliland inu arkay in la wada taageersanyahay xisbiga kulmiye dadkuna rabaan isbedel, waxaa kaloo uu sheegay Boqor Buur madow in maamulku shacabka uu maamul u yahay, saidaas darteed buu yidhi shacabkyagii waa kuwa halkan taagan.
Dhanka kale Boqor Buur madow oo ka mid ah rukunadii ugu ad adkaa xisbiga UDUB ee sida weyn u taageersanaa xisbigaasi ayaa kula taliyey xisbiga UDUB inu tartanka isaga hadho tartanka iyo loolanka doorasha, isago sheegay in wixii ay qabteen iyo wixii ay galeenba ay meel ugu qorantahay, laguna ammaani doono waxyabiihii wacnaa ee ay qabatay.
Boqor Buur madow oo ka hadlayey munaasibaddii isu soo baxyada maanta ee xisbiga kulmiye ee magaalada Caynaba aya halkaak a caddeeyey Inu yahay oday dhaqameed isla markaasna halkii beeshiisa iyo ummaduba dan u aragto uu la qaadanayo isagoo markaa qiimaynaya rabitaanka dadkiisa.
Boqor Buur madow ayaa markii uuk u dhawaaqay inu maanta taagerayo xisbiga kulmiye ay dadku sacab aad u badan u garaaceen, waxa iyaguna munasibaddaas ka hadlay masuuliyinta xisbiga kulmiye ee degmada caynaba iyo weliba marti dharaf kale, iyagoo dhammaantood u hambalyeyey boqor buuramadow sheegayna inay gacmo furan ku soo dhowaynayaan, mid ka mid ah xubnihii madasha ka hadlay ayaa halkaa ka sheegay inu qiiraysanyahay isla markaasna uu kursiga ka dhici gaadhay markii boqor buur madow ku dhawaaqay inu bar bar taaganyahay dadkiisa, farxad weynina gashay dhammaanba taageerayaashi xisbiga kulmiye ee degmada caynaba.
si kastaba ha ahaate ku biritaanka xisbiga kulmiye ee boqor buur madow ayaa ku soo beegantay xilli maalintii u danbaysay ee ololaha doorashada ay ku jiraan axsaabta loolamaysaa, illaa iyo haddana lama oga qaabka uu ula shaqayn doono xisbiga kulmiye boqor buurmadow, waxaase su´aasha u badan iyo hadal haynta u badan ee gobolada Togdheer iyo saraar ay ahayd ku biiritaanka xisbiga kulmiye uu ku biiray boqor buurmadow, oo ahaa rukunaddii xisbiga UDUB aan dhiniciisa looga soo dhici jirn.

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
WTF
Ths just made my day walahi
Ths just made my day walahi
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
What a clown

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
waryaa right wing do u let these maxammad abokors mock your King
i as suldaan Emperior ayaa So dhaweynaya boqor buur madow the black mountain king

-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
Miyuu sugo inta bal horta in kulmiye badiyo dabdeedna hadhaw iska yidhaahda uun anigu sida cabdi waraabe mucaarid ma noqdo oo waligay muxaafad baan ahay..so Kulmiye iyo Sillanyo imakan way kan oo adaan kula socdaa ee yaynu shaarubaha dhula ugu xidhnaa..
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
Dhaga Bacayl wrote:Miyuu sugo inta bal horta in kulmiye badiyo dabdeedna hadhaw iska yidhaahda uun anigu sida cabdi waraabe mucaarid ma noqdo oo waligay muxaafad baan ahay..so Kulmiye iyo Sillanyo imakan way kan oo adaan kula socdaa ee yaynu shaarubaha dhula ugu xidhnaa..
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
The_Emperior5 wrote:waryaa right wing do u let these maxammad abokors mock your King![]()
i as suldaan Emperior ayaa So dhaweynaya boqor buur madow the black mountain king
If the report is true he is big time clown. Waa maxay nin sida dhilooyinka marba meel isku qaadaya?
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
Dhaga Bacayl wrote:Miyuu sugo inta bal horta in kulmiye badiyo dabdeedna hadhaw iska yidhaahda uun anigu sida cabdi waraabe mucaarid ma noqdo oo waligay muxaafad baan ahay..so Kulmiye iyo Sillanyo imakan way kan oo adaan kula socdaa ee yaynu shaarubaha dhula ugu xidhnaa..
Miyaanu ogayn in Faysal madaxweyne noqon doono?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
Boqor Buurmadow did the Right thing, he was enjoying enough funding from the Riyaale Regime, and now when he saw they were all going under, he switched sides, becuase you can always come back to your TOL
I was on the same Plane as Buurmadow to Hargeisa from Dubai, and his a Great funny Man, even thou he made enough jokes about the Black Adans
I was on the same Plane as Buurmadow to Hargeisa from Dubai, and his a Great funny Man, even thou he made enough jokes about the Black Adans
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
LiQaaye_TDH wrote:Boqor Buurmadow did the Right thing, he was enjoying enough funding from the Riyaale Regime, and now when he saw they were all going under, he switched sides, becuase you can always come back to your TOL![]()
I was on the same Plane as Buurmadow to Hargeisa from Dubai, and his a Great funny Man, even thou he made enough jokes about the Black Adans
I have never seen him or talk to him. Are you saying ninkani wuxuu rabaa inuu lane qabow uun ku jiro?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
Righwing.. inader Buurmadow waa the Biggest Daneyste wallahi, Meel alaala meesho wax ku Ogyahay wuu is dhigaya, the Guy even went to Gaalkacyo last year to hold some peace meeting between Habar Gidir and Majeerten
and He even Told Melez Zenaawi, thats his the Man if they need some one to mediate between them Ethiopia and Hawiye

- gurey25
- SomaliNet Super

- Posts: 19349
- Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
- Location: you dont wana know, trust me.
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
do you know that Him and melz and his brother theo were tight back in xamar in the 70's.
He is still very close to melez and he has business dealings with melez's brother, and the entire
tigray gang that control the ethiopian economy..
the guy is dangerous walahi

He is still very close to melez and he has business dealings with melez's brother, and the entire
tigray gang that control the ethiopian economy..
the guy is dangerous walahi
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
War Gurey Salaan sare Inader.... I didnt know he had connection with Melez brother, but that wouldnt surprise me, the guy is very friendly and dont discriminate against anyone his very opnen minded an the Guy Loves money........gurey25 wrote:do you know that Him and melz and his brother theo were tight back in xamar in the 70's.
He is still very close to melez and he has business dealings with melez's brother, and the entire
tigray gang that control the ethiopian economy..
the guy is dangerous walahi![]()
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
I didn't know all these about him. Is this means Hamashool and Dadqal was his roll model?
RW
RW
- gurey25
- SomaliNet Super

- Posts: 19349
- Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
- Location: you dont wana know, trust me.
- Contact:
Re: Boqor Buurmadow Plz H-J Forgive me LOL
rightwing its very easy to run into him,
he is dubai every other week, quite often in Addis Ababa,
He is a regular in Bossaso as well as Hargiesa and Burco..
the man gets around..
i dont like his oppurtunism though, but he is good company
you wont be bored if you meet him.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 797 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 455 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 2 Replies
- 658 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 0 Replies
- 1425 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 45 Replies
- 709 Views
-
Last post by union
-
- 49 Replies
- 3951 Views
-
Last post by adam2000
-
- 23 Replies
- 2528 Views
-
Last post by gurey25
-
- 3 Replies
- 622 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN