Brazilian father has 7 kids with his OWN daughter.
Posted: Wed Jun 23, 2010 2:13 pm
Aabbe Gabadhiisii Todobo Caruur Ah Ka Dhalay Dalka Baraaziil.
Aabbe 54 sano ah jir ah oo mudo 12 sano gabar uu dhalay si qarsoodi iyo xoog ku jiro xaas ahaan ugu heystay gudaha dalka Brazil.
Wadanka Braziil ayaa waxaa maxkamad la soo taagey Jose Agostinho Pereira oo ah oday 54 sano ah jir ah oo mudo 12 sano gabar uu dhalay si qarsoodi iyo xoog ku jiro xaas ahaan ugu heystay gudaha dalka Brazil, kana dhalay todobo caruur ah.
Booliiska wadankaasi Brazil ayaa waxay sheegeen in ninkan oo degan xaafada kaloomaysi oo ku taala dhulka baadiyaha ah ee wadankaasi uu gabadhiisa u geystey kufsi, isla markaana uu mudadaasi 12-ka sano ah caruur ka dhalayey.
Jose Agostinho Pereira wuxuu gabadhiisa 12 sano uu marsiiyey ciqaab aduun isagoo ka dhalay todobo caruur ah, waxaana ilmaha iyo gabadha uu ku xiray laba qol oo meel qarsoodi ah uu ka dhisay wuxuuna ku qasbay in aanay guriga ka bixi karin, waxaana sidoo kale ugu hanjabay in uu dilaayo hadii ay qof kale la hadlaan.
Booliisku waxay sheegeen in ninkaasi todobada caruurta ah ee uu gabadhiisa ka dhalay ay aad u macaluulsan yahay oo ay ka muuqato nafaqo daro xoogan, isla markaana ay ku adag tahay in la hadlaan ilmuhuna ay yihiin dhar la’aan.
Sarkaal sarre oo ka tirsan ciidamada Booliiska waqooyiga wadanka Brazil oo u waramayey jariirada warbxinta soo daabacdey ee la yiraahdo Daily Mail, ayaa waxa u sheegay in ninkaasi guriga uu gabadhiisa xaas ahaanta ugu haystey uu ahaa mid aan la gali karin oo ku yaal meel duur ah oo waliba biyo fariisin leh, taasi oo aanay suurtagal aheyn in la galo ilaa la adeegsado laashashka yar yar ee baddaha ama wabiyada lagu gudbo.
Booliisku waxa kale oo ay sheegeen in ninkaasi todobada caruurta ah ee uu gabadhiisa ka dhalay ay aad u macaluulsan yahay oo ay ka muuqato nafaqo daro xoogan, isla markaana ay ku adag tahay in ay hadlaan,waxaana la sheegay in ilmahaasi aysan wax dhar ah wadanin.
Si kastaba ha ahaatee mid ka mid ah saraakiisha Booliiska ee dalkaasi barazil oo lagu magacaabo Jair Lima de Paiva ee ah sarkaal dhacdadan gacanta ku haya ayaa sheegay in Jose Agostinho Pereira uu bilaabay in uu gabadhiisa faraxumeeyo sanadkii 1998-kii xiligaasi oo ay ka tagtey xaaskiisa.
Cabdinasir Maxamed Soomane
Abdinasirsoomane@yahoo.com
Cell phone no: +27 827 577 712.
Johannesburg, South Africa.
Hoyga wararka Somaliyed
http://www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com