Page 1 of 2
Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 4:33 pm
by The_Emperior5
its on hadhwanaagnews can some copy and past the news
wasiirka madaxtooyada is casilay iyo ku kale
Boholow udub nabbar ba ku dhacay la so orod blaster

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 4:38 pm
by KingWaslawi
Hadhwanaagnews) Wednesday, June 23, 2010
Hargeysa(HWN):- Laba Wasiirka ka tirsan Xukuummada Madaxweyne Rayaale ayaa caawa goorihii danbe isku casilay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
War Deg-dega: Laba Wasiir Oo Ka Tirsan Golaha Wasiirada Xukuummada Madaxweyne
(Hadhwanaagnews) Wednesday, June 23, 2010
Hargeysa(HWN):- Laba Wasiirka ka tirsan Xukuummada Madaxweyne Rayaale ayaa caawa goorihii danbe isku casilay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Labadan oo kala ah Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xasan Macalin Axmed [Xasan Macalin] Iyo Wasiirka Warshadaha Axmed Cali Ubaxle ayaa ku sababeeyey is-casilaadooda inuu madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin uu ka baxay saaxadii ololaha doorashada, isla markaa uu ololaha doorashada madaxtooyada oo ku eeg maanta oo ay bisha June tahay 23 uu kaga qeybgalay si kala daadsan oo dib u gurasho ka muuqato, taas oo dhabar jab ku noqotay Hormoodka Xisbiga UDUB iyo taageerayaashooda.
Iscasilaadan labada Wasiir ayaa u muuqata marka mid aan faalo lahayn, sababta oo ah waxa maalinta Sabtida ee ay taariikhduna tahay 26 June 2010 guud ahaanba Shacabka reer Somaliland u dareeri donaan Doorashada Madaxtooyada Somaliland la sugayey muddo badan.
Mustafe-Janaale
Hadhwanaagnews.com/OFFICE
Email:
janaale94@gmail.com
http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=15234
Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 4:53 pm
by The_Emperior5
Didn’t I predict that udub ministers will resign the last week

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 4:55 pm
by SahanGalbeed
Wager , wakhtigi la is casilayay ama UDUB laga bixi laha waa tagay !
Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 4:57 pm
by KingWaslawi
The_Emperior5 wrote:Didn’t I predict that udub ministers will resign the last week

Sxb intii damiirka lahayd oo dhan way is casileen, waayo ma doonayaan meel aan waxba lagu hayn inay dadkooda ku hungeeyaan.
Waxa isugu soo hadhay uun (Ma quusta yaashii)
Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 5:13 pm
by yawle
LOOOOL
ONe minister from Gabiley region and another from East Burco resigning...that is a big news!!!
Reerka futadu cuncunayso ee reer Gabiley can resign from UDUB for all they want but this caravan called UDUB shall roll on.
Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 6:19 pm
by The_Emperior5
yawle wrote:LOOOOL
ONe minister from Gabiley region and another from East Burco resigning...that is a big news!!!
Reerka futadu cuncunayso ee reer Gabiley can resign from UDUB for all they want but this caravan called UDUB shall roll on.
So now they are less udub

because one is from gabiley and one is from burco come on man baritoole if another minister resigned what will you say ,, this one is from berbera and the other one is from seylac oo udub yaa u hadhaya markas, futtadu inay cuncuneyso maad aragtay o ma dirad bad ku egeysey

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 6:27 pm
by Dhaga Bacayl
yawle wrote:LOOOOL
ONe minister from Gabiley region and another from East Burco resigning...that is a big news!!!
Reerka futadu cuncunayso ee reer Gabiley can resign from UDUB for all they want but this caravan called UDUB shall roll on.
Waar ninyow maxaa futadayda ku geeyey?

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Wed Jun 23, 2010 6:39 pm
by The_Emperior5
Dee wa nin laga badiiey, udub ma badhi bu ku difaacaya tallow

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 4:21 am
by LiQaaye_TDH
Yawle.. is Clueless except his 3 Ministers in the Goverment such as Wasiirka Guryaha etc
Both of this Ministers were heavyweight Minsters, specially Wasiirka Madaxtooyada ina Macalin who is a Habar Jeclo- Axmed Faarax and the Wasiirka Wershadaha also HJ-Solomadow Both minsters Hailed from Nuux Landheeryaal - into KULMIYE
Now we still got couple of more Idiots in there, one of them being the Man Behind Riyaale (Wasiirka Arrimaha Dibedda Ina Dhoolayare) and The Minster of Defence ( Saleeban Gele)

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 4:22 am
by LiQaaye_TDH
Some people are Saying Wasiirka Arrimaha Gudaha will also Resign, the Sacad Muse heavyweight Minister

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 5:04 am
by yasmin
Dhaga Bacayl wrote:yawle wrote:LOOOOL
ONe minister from Gabiley region and another from East Burco resigning...that is a big news!!!
Reerka futadu cuncunayso ee reer Gabiley can resign from UDUB for all they want but this caravan called UDUB shall roll on.
Waar ninyow maxaa futadayda ku geeyey?

@Dhaga

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 5:04 am
by KingWaslawi
Liqaaye waxaad ilawday
Wasiiru dawalaha arimaha gudaha waa axmed faarax (abokor axmed)
wasiiru dawalaha macdanta iyo biyaha waa muuse madoobe
wasiiru dawlaha maaliyada ina biikaloo
iyo wasiirka gaashaandgiga
intaasaa habar jeclo kaga hadhay dawladda intaan xusuusto
Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 5:10 am
by LiQaaye_TDH
Northwind... There few Kuxigeens, but uu Joojin Mayno

Re: Breaking news 2 Udub ministers resign
Posted: Thu Jun 24, 2010 5:19 am
by KingWaslawi
LiQaaye_TDH wrote:Northwind... There few Kuxigeens, but uu Joojin Mayno

Waa sidaa
