War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Burco

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Burco

Post by KingWaslawi »

Burco(OWN)- Roobab mahiigaana ayaa goor dhaweyd ka bilaabmay magaalada Burco oo xanibay guud ahaanba goobihii ay ka socotay codbixinta doorashada madaxtinimada taas oo ilaa saaka ka socotay gobolada dalkani Jamhuuriyada Somaliland ka koobanyahay.

Roobabkani ayaa guud ahaanba kala eryey codbixiyayashii u taagnaa inay si nabadgalyo u dhiibtaan coddadkooda waxaana ilaa iminka haawanaya goobahii ay codbixintu ka socotay taas oo dadweynihii ay isaga yaaceen roobkan da,ya oo xoog badan awgii.

geesta kale ciidamada amaanka ayaa iyagu si weyn u sugaya amaanka guud taas oo lagu arkaayao iayada oo ay askartu qoryaha la hortaaganyihiin goobaha ay ka socdo hawalaha codbixintu una diyaara inay ka hortagaan cid alaale iyo cidii isku dayda inay rabash geliso hawlahan doorashada.

waxaan weli laga garanayn goaanka ay soo saari doonaan koomiishanka door4ashoyinka qaranku ee ku aadan in waqti dheeraada lagu darayo magaalada burco oo hawlihii codka uu xiligan xanibay roobkani ka daya.

http://oodweynenews.com/display_page.ph ... leid=19874
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by Khalid Ali »

i see yeah probably wakhti wey ku darii doonaan wax yar baba lixdi ka hadhay
good news ciidanka amaanka sugaya
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by Rightwing »

Bad news for Kulmiye
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by Khalid Ali »

Rightwing wrote:Bad news for Kulmiye

Loooooolz why is that
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by Siciid85 »

It actually means Bad news for all three parties since they all have supporters in burco.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by Rightwing »

khalid ali wrote:
Rightwing wrote:Bad news for Kulmiye

Loooooolz why is that

Burco waa meeshuu kulmiye isku halaynayey atleast 60%
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by KingWaslawi »

Siciid85 wrote:It actually means Bad news for all three parties since they all have supporters in burco.
Especially Kulmiye. Because 65% Burco is voting for Kulmiye :(
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by hargaysaay »

Northwind wrote:
Siciid85 wrote:It actually means Bad news for all three parties since they all have supporters in burco.
Especially Kulmiye. Because 65% Burco is voting for Kulmiye :(




ouch not plesant news for my kulmiye friends

in addition to that there has been huge UCID turn out in boorama to make sure just call any one in borama
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by Khalid Ali »

dont wory afayeenka commisionka said meehsi habsami ku dhacdo , walo kordhinaya wakhtiga so its going to be fine :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: War Deg-Deg ah: Roobab Xanibay Codbixintii Doorashada Bu

Post by LiQaaye_TDH »

The Voting in Burco went on with out any Problems :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”