Page 1 of 2

preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 3:25 am
by yawle
Although the official numbers are not yet out but there are very factual resulting trickling out of the polling stations. The preliminary results show a huge lead in Sanaag, Sool and Awdal stations. As well as a modest lead in Burco and Saaxil.

Hargeisa is still very much neck and neck. But the biggest surprise so far is UCID which doing very well as a clear runner up in many polling station in Hargeisa and Awdal.

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 3:27 am
by abdikarim86
source?

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 3:38 am
by yawle
The source are insider people. The news will come soon. Watch this space.

UDUB :clap:

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:04 am
by LiQaaye_TDH
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: You focking Nacas Qamandi Boyyyyyyyyyyyyyyy You lost it foool..... licking Riyaales ass is finished, i saved you from a never ending slavery :lol: :lol: :lol:

KULMIYE is HUGE Lead in every REGION IN SOMALILAND :clap: :clap: :clap:

GABILEY FIRST REULTS ARE SAYING------ UDUB 400 VOTES ----KULMIYE 2000 VOTES ----UCID 190 VOTES...

THATS JUST A TASTE OF THE RESULTS COMING FROM HARGEIS AND BURCO :clap: :clap: :clap:

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:21 am
by kaliil
Liqaaye hadda hadhow adoo ooyaya yaan lagu arkin marka la sheego inay udub ku guulaysatay.Ilaa iyo hadda Gebiley uun baa jirta meel la sheegayo inay kulmiye u codad batanyihiin.
Aniga waxay ila tahay inay UDUB badin oo UCIDNA 2:aad noqon marka codadka la wada tiriyo

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:29 am
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:Liqaaye hadda hadhow adoo ooyaya yaan lagu arkin marka la sheego inay udub ku guulaysatay.Ilaa iyo hadda Gebiley uun baa jirta meel la sheegayo inay kulmiye u codad batanyihiin
Kaliiil Waan isko Huba, inaan la iga waayeen 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) This Time Muraqayga ayaan Dul dhignay Haddi ay cidi Iga Leexisana Midgaan ayaan sheeganaya!!!!!!!

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:32 am
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote:
kaliil wrote:
Haddi ay cidi Iga Leexisana Midgaan ayaan sheeganaya!!!!!!!
haye waa inoo balan. Midgaan sheego haddii kulmiye laga guulaysto. Somalinetna haka baxsan :lol:

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:35 am
by LiQaaye_TDH
kaliil wrote:
LiQaaye_TDH wrote:
kaliil wrote:
Haddi ay cidi Iga Leexisana Midgaan ayaan sheeganaya!!!!!!!
haye waa inoo balan. Midgaan sheego haddii kulmiye laga guulaysto. Somalinetna haka baxsan :lol:
Somalinet aa? INternetka waan iska Jaraya..............................

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:38 am
by Rightwing
My instintinct told me UCID is doing very well. However, lets wait the verdict of our people.


Btw. Hala ka xishoodo waa maxay qabyaalad a iyo aflagaadadu?

RW

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:41 am
by kaliil
looooooool waan iska jarayaa kulahaa. Ha baxsan baan ku leeyahayba e sidaad isaga jartaa netka.Kulmiye faan iyo wakhti badan ayaad ku lumisay markaa waxaan rabaa
inaan arko waxaad noo sheegi doonto haddii laga guulaysto :lol: . Waxaan u malayn inaad dhiig kar qaadi :lol:

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:43 am
by kaliil
maxaa la iska xiijin maalmaa inaga xiga xiligii natiijada lagu dhawaaqi lahaaye

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:44 am
by LiQaaye_TDH
Rightwing wrote:My instintinct told me UCID is doing very well. However, lets wait the verdict of our people.


Btw. Hala ka xishoodo waa maxay qabyaalad a iyo aflagaadadu?

RW
Righwing... ama Support Garee UCID ama Support Garee OBAMA.... KULMIYE AYA GUUULEYSANAYA :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:46 am
by Rightwing
LiQaaye_TDH

To be honest I am going to respect the verdict.

RW

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:52 am
by kaliil
Doorashadan laba qof ayaa xisbiyaday taageerayeen ku waashay oo marwalba serious ka ahayd. Yacni laban qof waxay la ahayd inay jannada gelayaan
haddii xisbigay taageeraan guulaystaan :clap: . Labadaa qof waa Liqaaye iyo Bohol iyo karaman.

Re: preliminary results show an UDUB return

Posted: Sun Jun 27, 2010 4:56 am
by malakumod
[quote="LiQaaye_T]
kaliil wrote:
LiQaaye_TDH wrote:
kaliil wrote:
Haddi ay cidi Iga Leexisana Midgaan ayaan sheeganaya!!!!!!!
haye waa inoo balan. Midgaan sheego haddii kulmiye laga guulaysto. Somalinetna haka baxsan :lol:
Somalinet aa? INternetka waan iska Jaraya..............................[/quote]
:lol: