Page 1 of 2

Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:08 am
by Bohol iyo karaman
Hargaysa oo sadexda Xisbi isbarbar socdaan iyo xaalada Gobolada kale
June 27, 2010
By staff-reporter
Awdalpress(Hargaysa) 27 Jun,10– Codadka la tiriyay magaalada Hargaysa ayaa la soo sheegayaa in sadexda xisbi isku dhawdhaw yihiin tirada mid walba haysto, sida wararku sheegayaana waxa jira in xisbi walba jiho ku horeeyo, xisbiga UCID ayaa isagu dhinaca koonfooreed ku horeeya, Xisbiga UDUB ayaa isagu ku horeeya dhinaca Bariga, xaga kulmiyena ku horeeyo geesta galbeedka.

Xaalada gobalada kale ayaa gobolada Awdal, Saaxil, Sanaag iyo Sool la soo sheegayaa in ay ku horeeyaan xisbiga UDUB, halka la sheegayo in xisbiga Kulmiye ku horeeyo togdheer tiro aan badnayn. sidoo kale dadka codeeyay ayaan ka badnaan doonin Afar boqol oo kun oo qof guud ahaan Somaliland, tusaalana waxaa u ah Caynabo oo tiradeedu ahayd marka hore 45kun imika waxaa ka codeeyay 9kun oo qof.

Awdalpress

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:21 am
by Mr_Alfaas
adeer hargeysa belongs to kulmiye and ucid..

degmada mohamed mooge wa ucid(Ciidagale plus habaryonis.)
degmada axmed dhagax oo ah degmada ugu baladhan uguna dadka badan leh hargeysa waaa wada kulmiye(Arab +ayuub)
degmada gacan libaax na waa Udub iyo Kulmiye.(Isxaaq iyo habaryonis.)
Degmada 26ka juune na wa udub iyo kulmiye(habar awal)
degmada koodbuur na wa kulmiye udub(habar awal.)


sxb marka tirada ugu badan ee magalada hargeysa ka soo baxaysa waxa isku haysta wa kulmiye iyo ucid sida uu fikirkeygu yahay.


Somaliland n Kulmiye Guuuuuuuul :sland: :sland: :up: :up:

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:23 am
by Bohol iyo karaman
alfaas ayuubkaa maa wasiirbaa laa siinayaa doorkan? Just qs

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:28 am
by Mr_Alfaas
Bohol iyo karaman wrote:alfaas ayuubkaa maa wasiirbaa laa siinayaa doorkan? Just qs
sxb ayuubku wasiir iyo wasiiro ku xigeeno wa ay ku lahayeen dawladi cigaal ,lakin tan rayale wasiro ku xigeen buu siiyey,markaa kulmiye ayaa ay oogu shubayaan ayuub ku sandkan as they did in 2003.

Kolay laba wasiir ayaan u malaynaya :sland: :up: kulmiye hadu ku guuleysto hadaanay kaba badan.
Kulmiye guul .Somaliland Guul.

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:35 am
by Bohol iyo karaman
labaa wasiir Ayuub :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:35 am
by Bohol iyo karaman
labaa wasiir Ayuub :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:35 am
by Bohol iyo karaman
labaa wasiir Ayuub :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:38 am
by Mr_Alfaas
Bohol iyo karaman wrote:labaa wasiir Ayuub :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Udub way tagaysaa way tagaysa sxb. :lol: :down:

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 6:41 am
by AsadSL
Why are you seprating isxaaq from HY.

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 8:58 am
by Mr_Alfaas
AsadSL wrote:Why are you seprating isxaaq from HY.
sxb isxaaq habar yoonis maaha siday iyagu shegtaan . :lol: :lol:


waxan u jeeday populationka habaryonis isxaaq ayaa gacanlibaax ku badan sida awgeyd ayan u wada qoray isxaq n habaryonis together :lol:

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 10:16 am
by Somalistan
Aar bal laangaab yar eega ee H/yonis anagii noo kala macnaynaya. Isxaaq carre cida ay yihiin waa la ogyahay ee stick to your bussiness.

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 10:38 am
by Mr_Alfaas
Somalistan wrote:Aar bal laangaab yar eega ee H/yonis anagii noo kala macnaynaya. Isxaaq carre cida ay yihiin waa la ogyahay ee stick to your bussiness.

Laangaab wax la isku caaya maaha,ee dadkaaga meel ka raac cuqdad baa kugu dhamaatee... :mrgreen:

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 10:49 am
by Somalistan
:o ayoub chatting shit to habar yonis man shocking! I would have your langaab ass hanging from miri miri tree by now if we were in Somaliland.

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 10:56 am
by Mr_Alfaas
Somalistan wrote::o ayoub chatting shit to habar yonis man shocking! I would have your langaab ass hanging from miri miri tree by now if we were in Somaliland.
screen dabadi in laga nacnac leeyo walaga fiicanyahay.............. :mrgreen: :mrgreen:

Re: Hargeysa lagu kalaa bixi layahay

Posted: Sun Jun 27, 2010 10:57 am
by Khalid Ali
horta mr alfaas ayuub iyo habaryoonis yaa baddan? :D