Hargeisa and BURCO is in the Hands of KULMIYE

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Hargeisa and BURCO is in the Hands of KULMIYE

Post by LiQaaye_TDH »

Wararka Golisnews soo gaadhaya ayaa xaqiijinaya in guud ahaan ay si habsami ah usocoto tirintii codadka ay kala heleen sadexda musharax ee kala hogaaaminaya sadexda xisbi.

Waxaa meelaha qaar durba soo gabagabowdey tiritii coddadka. Golisnews oo si aad ah ugu kuur geleysa halka la isla marayo ayaa helaysa in Xisibiga Kulmiya ugu horeeyo meelaha ilaa hada latiriyey ama hala dhamaystiro amaba weli hasocotee, waxaana uu Xisbiga Kulmiye ku hogaaminayaa codad umuuqda inuu yahay xiasbiga aad ugu dhow inuu doorasahdda kuguuleystey.

Waxaa muuqata in marka laga reebo Awdal iyo saaxil oo ay weli tiradu socoto uu hogaaminayo Xisbiha UDUB. Gobobka saaxil weli waxaa lasugayaa deegaanadda kabaxsan maghaala madaxda.

Dhammaan goboladda kale oo dhan waxaa hogaaminaya Kulmiye oo meelaha qaar oo Togdheer iyo Hargeysi kamid tahay codad badan ku hogaaminaya.

Saacadaha soo socda kala xidhiidh Golisnews wararkii tirinta codadka oo muujin doona xisbiga ku guuleystey doorashada.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Hargeisa and BURCO is in the Hands of KULMIYE

Post by Khalid Ali »

Add gabiley :up: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”