results sanaag ceelafweyne and gar adag Kulmiye in the lead

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

results sanaag ceelafweyne and gar adag Kulmiye in the lead

Post by Khalid Ali »

sidii loo kala helay degmooyinka ceelafweyn iyo Garadag


halkan waxaan ku soo gudbinyaa sida degmada celafweyn iyo garadag loo kala helay doorashada madax tooyada 26/6/2010
hadaba degmada ceelafweyn sida loo kala codeyey
waa sidaan
xisbiga kulmiye 15457 cod shan iyo toban kun afarboqolkoton iyotodabaqof
xisbiga udub 4087 cod afar kun iyo sideetan iyo toba qof
xisbiga ucid 2544 cod lab kun iyo shan boqol afartan iyo afar qof
total guud waa 22088 qof


degmada garadag waa
xisbiga kulmiye 13000 sadex iyo toban kun oo qof
xisibiga udub 2500 laba kun iyo shan boqol oo qof
xisibiga ucid 500 shanboqol oo qof
tolol guud waa 16000
tolol guu waa 28088 qof
waa warkii xaqiiqda aha oo aan ka soo xiganay gomiyaasha komishanka degmooyinka
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: results sanaag ceelafweyne and gar adag Kulmiye in the l

Post by Siciid85 »

Source? i hope you didn't copy & past some forumers anaylsis or unreliable websites, this is getting silly wait for the full out of the commission , seems some people are unpatient.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: results sanaag ceelafweyn and garadag Kulmiye in the l

Post by Khalid Ali »

Siciid85 wrote:Source? i hope you didn't copy & past some forumers anaylsis or unreliable websites.
Sicid do you know where these people get their sources from , boxosyadi yaalay xalay ceelafweyn iyo gar adag markii la tiriiye ayey suuqa soo galiyeen and then wala rarray. Oo wala qaaday first waxa lugu tiriye sanaag
But your right we should wait for the official results that will be soon
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: results sanaag ceelafweyne and gar adag Kulmiye in the l

Post by Siciid85 »

Khaliid, it is still unreliable what some forumers write, we should all wait for the commission like you said.
Last edited by Siciid85 on Sun Jun 27, 2010 1:35 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: results sanaag ceelafweyne and gar adag Kulmiye in the l

Post by Khalid Ali »

Hargeysa(waaheen)Ilaa hada si rasmi ah looma oga tirooyinka ay xisbiyadu ka kala heleen cod-bixiyaashii shalay codadkooda ka dhiibtay Doorashada Madaxtooyada hase yeeshee waxa laga dareemayaa xarunta Komishanka Gurxanka iyo isu-geyn-geynta tirooyinka laga helayo muraaqibiintii soo xareeyay sanaaduuqda Doorashada ee ilaa hada soo gaadhay xarunta Komishanka

Sida ay isla dhex wareegayaan dadka ku hawlan tirinta goobaha laga codeeyayna waxay muujinysaa inaan la haynin tiro sugan oo lagu kalsoonaan karo, maadaama aanay wali soo xeroonin sanaaduuqdii gobolada qaarkood balse waxa la helayaa tibaaxo sida loogu kala horeeyo gobolada

Arrintan ayaa waxay keentay inay adkaato in la helo qiimayn rasmi ah inkastoo ay saadaasha goobaha qaarkood iska cadahay oo ay soo if-baxayso bidhaamo muujinaya sida loo kala horeeyo hadana waxa jira walaac badan oo xisbi walba gaarkiisa u saameeyay taasoo sababtay inay xisbiyadii af-ka xidhaan oo aan ilaa hada midkoodna laga haynin saan-saan ay ku riyaaqaan

Tusaale ahaana gobolada ugu hadal haynta badan waxa ka mid ah gobolka Maroodi jeex, Saaxil, Awdal iyo Sool kuwaasoo ay soo baxayaan natiijooyin hordhac ah balse Sanaag iyo tog-dheer ayaa ah meelaha aan wali laga haynin xog dhab ah

Guud ahaana waxa la hadal hayaa tiradii guud ee la filayay inay Doorashada u dareerto inay aad u hooseyso taasoo wax badan ka badashay saadaashii hore ee lagu xisaabtamayay duruufo kala duwan oo soo food saaray awgeed

source waheen
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”