Breakingnews
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Breakingnews
Check hadhwanaagnews.com
and post the news please
and post the news please
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Breakingnews
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaadha Gobolka sool ayaa waxay sheegayaan in had gobolkaasi la tiriyaay codadka intooda badan.
(Hadhwanaagnews) Sunday, June 27, 2010
Laascaanood-(HWN)-Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaadha Gobolka sool ayaa waxay sheegayaan in had gobolkaasi la tiriyaay codadka intooda badan.
Iyadoo la sheegayo in ay kala horeeyaan xisbiyada ku tartamaya doorashooynka madaxtooyada Somaliland.
Masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE ayaa Xafiiska Hadhwanaagnews ee Magaalada laascaanood Wariye ciise yare khadka Telephone-ka kula xidhiidhay Waxna ka waydiiyay mar ay marayeen deegaanada ka sareeya Caynabo ayay u Xaqiijiyeen wariye ciise yare natiijada codadka ee ay kala heleen xisbiyadu,ee gobolka Sool masuuliyiintaa oo uu hor kacayaay Mudane C/risaaq Khaliif ayaa manta galinkii danbe ka baxay magaalada laascaanood iyagoo u kicitimay Degmada caynaba oo codadka ugu badan gobolka Sool ay ka soo xaroodeen.
Gobolka sool oo Natiijadeeda la soo sheegay.
Degmada laascaanood hada natiijada hordhaca ah laga hayo waxaa kamid ah.
Laascaanood waxaa Dhamaantii codeeyaay 17’289 waxayna xisbiyadu u kala heleen sidan
KULMIYE 12’127
UDUB 5’454
UCID 1’245
Natiijooyinkan aan soo uruurinay ayaa waxay yihiin sidaan hore idiinku sheegnay kuwo hordha ah oo lagu kalsonaan karo maadaama ay doorashadani ka duwan tahay kuwii hore ee ka dhici jiray wadanka.
Sanduuq kasta oo lagu codeeyan meesha uu yaalo lagu tirinayo ayaad moodaa in la heli karo natiijada doorashada inteeda badan .
Kalasoco Waxii ka soo kordha Natiijada Doorashada hadhwanaagnews.com
Cabdiraxmaan Cabdisamed Ahmed(ciise yare)
Hadhwanaagnews
Lasanod Office
Last edited by Keyse_0208 on Sun Jun 27, 2010 2:47 pm, edited 1 time in total.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Breakingnews
17 000 voted in laascaanood
12 000 for kulmiye
12 000 for kulmiye
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Breakingnews
Kulmiye Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul.....
Silaaanyo n Saylici.................

Silaaanyo n Saylici.................



- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Breakingnews
IM LAUGHING AT UCID who only got just over a 1,000 votes




- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breakingnews
yeah ucid and udub got only 5000 votes 

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Breakingnews
waar kalay dhuloska iyo hJ ma sidanay isu jecelyihiin, maxay noo yidhaahdaan waanu dagaalanaa
Re: Breakingnews
Emperior actually, 5’454 + 1’245 =6699
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Breakingnews
Siciid85 wrote:Emperior actually, 5’454 + 1’245 =6699



- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breakingnews
Siciid85 wrote:Emperior actually, 5’454 + 1’245 =6699
thanks for the xisaab sxb


Re: Breakingnews
hargaysaay, how am i embarrassing myself
i was just showing the xisaab to emperior, when he said UDUB & UCID were 5000.

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Breakingnews
12,000 wa number aad u badan walee....
waliba caynaba ay hadhsan tahay oo wada kulmiye ah........iyo goobooyinka kale ee sool oo sidaa u sii badneyn.
nimanyahow waxan ka baqaya in ay kulmiye kaga badiso boqolaal kun oo cod ,unlike the last election in 2003 kulmiye 80 cod lagaga guuleystey...
Odaygi siilaanyo farxad bilu wadnaha la istaaga...lol...Ilaahay ha u kordhiyo cimrige.madaxwaynaha
waliba caynaba ay hadhsan tahay oo wada kulmiye ah........iyo goobooyinka kale ee sool oo sidaa u sii badneyn.
nimanyahow waxan ka baqaya in ay kulmiye kaga badiso boqolaal kun oo cod ,unlike the last election in 2003 kulmiye 80 cod lagaga guuleystey...


Odaygi siilaanyo farxad bilu wadnaha la istaaga...lol...Ilaahay ha u kordhiyo cimrige.madaxwaynaha
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Breakingnews
Siciid85 wrote:hargaysaay, how am i embarrassing myselfi was just showing the xisaab to emperior, when he said UDUB & UCID were 5000.




Re: Breakingnews

Last edited by Siciid85 on Sun Jun 27, 2010 3:03 pm, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breakingnews
Siciid85 wrote:war the only person who needs to chill is you, just wait for the results 2morro qaylaada naga dhaaf and ku adkayso the side you chose.
thats true qof walba wuxu aminsanyahay wa inu ku adkeysto

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 992 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 1090 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 1506 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 36 Replies
- 3189 Views
-
Last post by suga_delic
-
- 2 Replies
- 1176 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 5 Replies
- 1269 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 733 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 8 Replies
- 680 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 1 Replies
- 352 Views
-
Last post by bashe19
-
- 93 Replies
- 4148 Views
-
Last post by AwdalPrince