The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land ppl

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land ppl

Post by Khalid Ali »

Suldaanka Guud Ee Beesha Awal Ayaa Ku Amaanay Shacabka, Ciidamada, Xisbiyada Iyo Komishinkuba, Kaalintii Ay Ka Qaateen Doorashadii Dalka Ka Dhacday.



Hargeysa(Ramaas) June28, 2010 - Suldaanka Guud ee Beesha Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxmaan, ayaa ku amaanay shacabka Somaliland, Ciidamadka Qaranka, Xisbiyadda, iyo Komishanka kaalintii ay ka qaadeen qabsoomida doorashada madaxtooyada ee Maalintii sabtidii dalka ka qabsoontay, waxaanu ku amaanay sidii geesinimada laheyd ee ay codkooda u dhiibteen dadweynuhu.


Suldaanka Guud ee Beesha Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxmaan oo xalay u waramay warbaahinta, ayaa waxa kale oo uu u soo jeediyey saddexda Murashaxa ee ka dhursugayey natiijada doorashadii maaalintii sabtidii ka dhacday dalka in ay ixtiraamaan natiijada ay soo saaraan Komishanku oo murashaxa ku guulaysta ay la shaqeeyaan una hambalyeyaan,waxaanu yidhi “Waxaan hambalyo u dirayaa Guud ahaan Shacbiga Reer Somaliland ee xaqiijiyey Doorashadii Madaxtooyadda.


Waxaa kale oo aan hambalyo u dirayaa oo iyaguna Muujiyey waayeelnimo, waxaanan hambalyo taa la mid ah u soo jeedinaya Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Ciidamada Bileyska Amniga Jamhuuriyada Somaliland oo dadkooda hadh iyo habeenba u Taagnaa dhaxanta iyo Cadceeda sidii ay u adkeyn lahaayeen Amniga Guud ee Qaranka.”, waxaanu intaasi ku daray “Waxaa aynu ka Dhursugeynaa oo aynu leeyahay Shacbiga oo aan ugu baaqayaa in Natiijada Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ah ta wax lagu qaadanayo (gari laba nin kama wada qoslisee) Cida guushu raaceyso ayuun baanu ka dhursugeynaa.


Marka ay soo baxdana waa in laysku hambalyeeyaa oo loo hambalyeeyaa Cidii guushu raacdo oo la garab istaagaa. Arrintaasi waxa ay ka turjumaysaa Geedi socodka hanaanka Dimuqraadiyadeed ee dalkani ka soo Tisqaadey, Xataa Cidii ku guuleysata waxaanu jecelnahay iney nagu soo Casuumaan Habeenkaa Munaasibada loo qabanayo Cidii ku Guuleysata. Shacbiga Reer Somaliland waxaan ugu baaqayaa wixii khalkhal iyo khilaaf inagu keenaya iney ka feejignadaan oo sidii marka horaba uga digtoonaadeen ee Geesinimad laheyd.”


Suldaanka Guud ee Beesha Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxmaan waxa uu u soo jeediyey Ciidanka qaranka in ay dhex u ahaadaan saddexda Murashaxa ee doorashada ku tartamay oo aanay midna dhinaca saarin, waxaanu yidhi “Ciidamada Qalabka Sidda waxaan ku boorinayaa iney Saddexda Musharaxa Sidii ay dhexda ugu ahaayeen iney ugu ahadaan. Natiijadana ay iyaguna Mar walba Amniga Guud ee Qaranka ay u ilaaliyaan Cidna ayna kala Xigteysan iyaguna ay u diyaar Garoobaan sidii ay Arrintaasi u soo Afjarmi laheyd.”


Ramaasnews Desk

Hargeisa
Last edited by Khalid Ali on Mon Jun 28, 2010 5:09 am, edited 1 time in total.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by abdikarim86 »

:down:

he should stay out of politics
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by Khalid Ali »

All he said is Long live Somaliland and hambalyo to ciidanka qarranka and komishanka
Well done suldaan xassan
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by abdikarim86 »

isn't he the one who endorsed kulmiye?
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by Khalid Ali »

yes thats him :up:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by abdikarim86 »

^ why couldn't he be impartial?
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by Dhaga Bacayl »

:down: :down: :down:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by SahanGalbeed »

This guy just fuckin talks too much{total opposite of the sultan before him} , his brother should come back and take his post !
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:This guy just fuckin talks too much{total opposite of the sultan before him} , his brother should come back and take his post !

So because he send hambalyo to ciidanka qarranka iyo komishanka doorashada,iyo ummada somaliland he talks to much :lol:
I think Suldaan Xassan is doing an excellent job
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by Dhaga Bacayl »

SahanGalbeed wrote:This guy just fuckin talks too much{total opposite of the sultan before him} , his brother should come back and take his post !

I didn't know we had a Suldaan before this cat.

of course I knew such person exist but i never seen him or heard him saying anything before this cat surface.

Kani gud cur baabu gudayaa. Odaygi hore wakhtigii faqashta joogay (don't remeber hs name) ayaa siyaasada ku dhex milamay ceebna kala tagayeee miyuu iska hadho kani siyaasada, shaqadiisu waa madax dhaqameede taani miyiiku ekaado? :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by The_Emperior5 »

His grandfather was the sultan before suldaan Maxammad suldaan Diiriye he died last year aun
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by Dhaga Bacayl »

The_Emperior5 wrote:His grandfather was the sultan before suldaan Maxammad suldaan Diiriye he died last year aun
The last suldaan I heard was Abdirahman AUN ee Dhakhtarka agtiisa ku aasan.

Magacyada inti ka dambaysay Sul. Abdirahman way uu gooyeen wax qiimo badan may saymayn jirin oo fartaa inagu godnayd.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by The_Emperior5 »

Dhaga Bacayl wrote:
The_Emperior5 wrote:His grandfather was the sultan before suldaan Maxammad suldaan Diiriye he died last year aun
The last suldaan I heard was Abdirahman AUN ee Dhakhtarka agtiisa ku aasan.

Magacyada inti ka dambaysay Sul. Abdirahman way uu gooyeen wax qiimo badan may saymayn jirin oo fartaa inagu godnayd.
indeed ha i xasuusin Suld abdiraxmaan His brother was Suldaan Maxammad suldaan diriiye he died last year

Marki sul abdiraxmaan beesha siidi loogu tallo galay u hogaamin waye walaalki ba la wareegey this sultan

http://somalilandinfo.com/node/5762
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by SahanGalbeed »

Isagii oo beel dhan u ah suldaan oo ku yidhi dadkii Kulmiye ha loogu rido "vote"-ka sidee bu ugu yidha ciidanka qaranka "saddexda xisbi mid na yaan la kala jeclaan " :lol:
Miyaaney habar Awali ku jirin ciidanka qaranka ?
Marka ninka habar awal e askariga ah , muxu yeelaya ? ma hadalkiisa hore buu raacaya mise kan dambe :lol:

Nonsense weeye waxani !
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The Habarawal Sultan Send his best wishes to the S/land

Post by SahanGalbeed »

Sidaa Ayuub-ka hadaladiina dhowrta baan ku odha laha anigu nimankan .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”