Page 1 of 1
so noqday
Posted: Mon Jun 28, 2010 12:35 pm
by qoraxeey
happy with a heavy heart waxaan ka imaday garoonka diyaradaha
afrikoy hurudu wan ka tagey
Alle ba oog marka dambe aa iis arkeeno
Re: so noqday
Posted: Mon Jun 28, 2010 12:37 pm
by Shirib
welcome back
Re: so noqday
Posted: Mon Jun 28, 2010 12:40 pm
by qoraxeey
Shirib wrote:welcome back
shirib
see tahay

Re: so noqday
Posted: Mon Jun 28, 2010 12:43 pm
by Shirib
I'm good Alhamduli'Allah. How are u, Africa ka waran
Re: so noqday
Posted: Mon Jun 28, 2010 12:47 pm
by qoraxeey
Shirib wrote:I'm good Alhamduli'Allah. How are u, Africa ka waran
waan roonahaaay alxamdulilah . its was really bad at first
but then it all got better . afrikka waa faqri iyo baahi . lakin haadi aad laga leedahaay waa all good
its was good meeting reerka

Re: so noqday
Posted: Mon Jun 28, 2010 12:53 pm
by kambuli
Qorraxay,
Welcome back huuno
Somehow when I saw "soo noqdey" an idiom came into my mind which is "Soo noqnoqotaye, ma naaq baa u da'ay"...

I am sure you don't understand...

Re: so noqday
Posted: Mon Jun 28, 2010 12:55 pm
by *Nobleman*
welcom back. Where in Africa did you go?
Re: so noqday
Posted: Mon Jun 28, 2010 1:01 pm
by qoraxeey
kambuli wrote:Qorraxay,
Welcome back huuno
Somehow when I saw "soo noqdey" an idiom came into my mind which is "Soo noqnoqotaye, ma naaq baa u da'ay"...

I am sure you don't understand...

Sister Kaambuuliii
tnx
lol actually i have no idea what u are talking about . lakinse waxaan uu maleeyn waa hees ?
*Nobleman* wrote:welcom back. Where in Africa did you go?
Nobleman aboowe waxaan adaay kenya