Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by oldenglish »

TACSI: Masuuliyiinta Ugu Saraysa Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan Oo Tacsi Udiraya Dhamaan Shacabka Reer Puntland Iyo Qoyskii Iyo Eheladii Uu Ka Geeriyooday Abaandulihii Ciidamada Puntland

GAROOWE(SP); Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan iyo Masuulinyiin sarsare oo ka tirsan Dawlada Puntland oo nasoo Gaadhsiiyey Dhambaal tacsi ah, ayaa waxay halkan umarinayaan dhambaal Tacsi ah Dhamaan Bulshada Reer Puntland iyo Ciidamada Daraawiishta Dawlada Puntland ee uu Ka geeriyooday Abaanduulhii Ciidanka Qaranku Marxuum Maxamed Salaad Warsame.

Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan Iyo Masuuliyiinta Sare ee Dawlada Puntland ayaa waxay sidoo kale tacsi si gaara ugu dirayaan Qoskii iyo eheladii uu ka geeriyyday marxuumku, waxaanay Illaahay uga baryaynaan in uu Illaahay Marxuumka Janadii Fardowsa Ka waraabiyo iyaga iyo Shacabka Reer puntland oo dhana uu Samir iyo Iimaan Ka Siiyo.

Aaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Waxaa ka mid ahaa masuuliyiintii nasoo gaadhsiisay tacsida

Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan Suldaan Maxamud

Wasiirka Arimaha Gudaha, D/hooes iyo H/Reer Miyiga: Gen. Cabdillaahi Ilko Jiir

Wasiiru dawlaha Amniga: Ali Saalax Xamari

Wasiir Ku xigeenka Maaliyada: Maxamed Abdillaahi Bootaan

Wasiir Ku Xigeenka Dekadaha: Abshir Siciid Saalax

Badhasaabka Gobolka Sanaag: Maxamud Siciid Nuur "Dabayl"

Xogahaynta Wasiirka Arimaha Gudaha: Ismail Yusuf Ciise

Aniguna sidoo kale anoo ah Cabdirashid Yusuf Jibriil kuna hadlaya Magacayga Iyo Magaca Jaalidaha Gobolada, Sanaag, Bari, Hayland Iyo weliba Magaca Bahweynta warbaahinta Sanaagpost.com waxaanu si wadajir ah tacsi ugu diraynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumku, waxaanuna Marxuumka Illaahay uga baryeynaa in uu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu ka tegayna waxaanu Illaahay uga Baryeynaa samir iyo iimaan "Aamiin Aamiin"

"Inaa llilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun"

Sanaagpost News Desk/Garoowe
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by The_Emperior5 »

The pro Somaliland wasakhgali sultan :D :sland: :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by udun »

The_Emperior5 wrote:The pro Somaliland wasakhgali sultan :D :sland: :up:
Looks like a desperate attempt on the part of Iidoor-Dabacayuun boy. You will always find him and the other fella Sacdiyo the threads which they don't belong.
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Post by Cirwaaq »

Welcome back HJ boy akak UDUN. Did you bring back any pictures of Burco?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by The_Emperior5 »

udun wrote:
The_Emperior5 wrote:The pro Somaliland wasakhgali sultan :D :sland: :up:
Looks like a desperate attempt on the part of Iidoor-Dabacayuun boy. You will always find him and the other fella Sacdiyo the threads which they don't belong.

he is just the pro Wasakhgali sultan its not my problem sxb , dabbada ragga maxaa ku tussay nimankan waba duul khariban
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by oldenglish »

Just because the former ruler of British Somaliland visits Hargeysa doesnt make him Pro-Isaaqs. You used to be his awoowes subjects.

The Sultan of Beesha is also the Sultan of Eastern Maakhir which is part of PL, he will pay his respects to them.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by udun »

Cirwaaq wrote:Welcome back HJ boy akak UDUN. Did you bring back any pictures of Burco?
:lol: :lol: :lol:

Are you getting hillarious Cirwaaq? :lol: :lol:

Emperor (Magaadle boy who turned later on to be HA :lol: :lol: ),

Kharibnaan? Waar taasi waa shaqadiiniiye, maxaad iigu qabsan Dabacayuun ma anaa bixiyey horay u baxdee?
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by Cirwaaq »

Udun why do you have to pretend... bro you are translucent in character and that is a compliment if i have not refered to you as transparent.

Now who was she?

also how long will it take to import her to your location?

even more importantly does she have red-teeth?

:D

:up: Mabruuk brother

if she has a younger sister, hook me up i will make her one of my 4.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by The_Emperior5 »

udun wrote:
Cirwaaq wrote:Welcome back HJ boy akak UDUN. Did you bring back any pictures of Burco?
:lol: :lol: :lol:

Are you getting hillarious Cirwaaq? :lol: :lol:

Emperor (Magaadle boy who turned later on to be HA :lol: :lol: ),

Kharibnaan? Waar taasi waa shaqadiiniiye, maxaad iigu qabsan Dabacayuun ma anaa bixiyey horay u baxdee?
hadanaad adigu bixin inadeerka ba bixiiyey loolz same shit

magaade lolz waxa yaa sheegta ma laangaab baad ii mooday sxb
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by malakumod »

Marxuum Maxamed Salaad Warsame ilahay ha u naxaristo ........amiin :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by udun »

udun wrote:
Cirwaaq wrote:Welcome back HJ boy akak UDUN. Did you bring back any pictures of Burco?
:lol: :lol: :lol:

Are you getting hillarious Cirwaaq? :lol: :lol:

Emperor (Magaadle boy who turned later on to be HA :lol: :lol: ),

Kharibnaan? Waar taasi waa shaqadiiniiye, maxaad iigu qabsan Dabacayuun ma anaa bixiyey horay u baxdee?
The_Emperior5 wrote:[ hadanaad adigu bixin inadeerka ba bixiiyey loolz same shit ?
Dee waa naanaystiinii ee aniga ha igu qabsan. "Maxaa libinta Daarood lahaa Dabacayuun siiyey" baa hore loo yiri.

The_Emperior5 wrote: [ magaade lolz waxa yaa sheegta ma laangaab baad ii mooday sxb
Sxb waxaad aad u taqaanaa dhulka bariga magacyada oo dhan, xitaa ceelasha waa taqaanaa. Meelaha xitaa adhiga lagu raaco waa taqaanaa. Maalin baanu ceel xoolo keenay anagoo ka waraabinayna. Waxaa ceelka ka cabayey qolo aanu garan weyney. Waxaanu ku niri waar yaad tihiin? Waxay sheegteen HA. Waar meeshan HA kumaanaan ogayne yaad tihiin baanu ku celinay? Waxay ku adkaysteen waxaanu nahay HA. Mid HY olo isna ceelka dhaan keenay baa intaas qoslayey. Waxaanu ku niri waa maxaad ku qoslaysaa? Wuxuu yidhi waar nimankan HA idin sheeganayaa waa qolo magaadle ah oo hadda HA lasoo shir tagtay. Marka mar haddaad dhulkaas aanu degno aad kula taqaano oo ceelasha iyo dooxooyinka iyo meel kastaba taqaano, HA sheeganaysid, dee waad iska cadahay inaad nin magaadle ah tahay. Hadda ogow Magaadluhu waa dad jira oo aan wax xumaan ah lahayne, laakiin waxaa yaab ah ninkaagan nin aanu ahayn sheeganaya?

Oo kasii darane hadda waxaad sii socotaa inaad sheegatid Suldaanka reeraha Isaaqa? Indha adayga qaarkiis waa mid jar kas ridaya. Waar nimaad tahay waan cadeeyee iska aamin :lol: :lol: :lol:

Cirwaaq wrote:Udun why do you have to pretend... bro you are translucent in character and that is a compliment if i have not refered to you as transparent.

Now who was she?

also how long will it take to import her to your location?

even more importantly does she have red-teeth?

:D

:up: Mabruuk brother

if she has a younger sister, hook me up i will make her one of my 4.
Stop pretending Cirwaaq to be a man. You can't fool Udun. I know you are a lady from the getgo I joined Somalinet and also know one of your other id that starts with g.....

No second wife if that is what you are alluding to. I had other reasons that I have visited back home and marrying again was not the option at this stage.

The characters that you mentioned, I take it as a compliment. Thanks.

Mabruuk to you sista Cirwaaq. Btw, you can write in Somali now even tough the last time we chatted you did mention that you can't write in Somali.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by Khalid Ali »

udun wrote:
udun wrote:
Cirwaaq wrote:Welcome back HJ boy akak UDUN. Did you bring back any pictures of Burco?
:lol: :lol: :lol:

Are you getting hillarious Cirwaaq? :lol: :lol:

Emperor (Magaadle boy who turned later on to be HA :lol: :lol: ),

Kharibnaan? Waar taasi waa shaqadiiniiye, maxaad iigu qabsan Dabacayuun ma anaa bixiyey horay u baxdee?
The_Emperior5 wrote:[ hadanaad adigu bixin inadeerka ba bixiiyey loolz same shit ?
Dee waa naanaystiinii ee aniga ha igu qabsan. "Maxaa libinta Daarood lahaa Dabacayuun siiyey" baa hore loo yiri.

The_Emperior5 wrote: [ magaade lolz waxa yaa sheegta ma laangaab baad ii mooday sxb
Sxb waxaad aad u taqaanaa dhulka bariga magacyada oo dhan, xitaa ceelasha waa taqaanaa. Meelaha xitaa adhiga lagu raaco waa taqaanaa. Maalin baanu ceel xoolo keenay anagoo ka waraabinayna. Waxaa ceelka ka cabayey qolo aanu garan weyney. Waxaanu ku niri waar yaad tihiin? Waxay sheegteen HA. Waar meeshan HA kumaanaan ogayne yaad tihiin baanu ku celinay? Waxay ku adkaysteen waxaanu nahay HA. Mid HY olo isna ceelka dhaan keenay baa intaas qoslayey. Waxaanu ku niri waa maxaad ku qoslaysaa? Wuxuu yidhi waar nimankan HA idin sheeganayaa waa qolo magaadle ah oo hadda HA lasoo shir tagtay. Marka mar haddaad dhulkaas aanu degno aad kula taqaano oo ceelasha iyo dooxooyinka iyo meel kastaba taqaano, HA sheeganaysid, dee waad iska cadahay inaad nin magaadle ah tahay. Hadda ogow Magaadluhu waa dad jira oo aan wax xumaan ah lahayne, laakiin waxaa yaab ah ninkaagan nin aanu ahayn sheeganaya?

Oo kasii darane hadda waxaad sii socotaa inaad sheegatid Suldaanka reeraha Isaaqa? Indha adayga qaarkiis waa mid jar kas ridaya. Waar nimaad tahay waan cadeeyee iska aamin :lol: :lol: :lol:

looooolz magaadle horta dee ma nihin laakin habar magaadle ama baha magaadla la na yidha , ceelka ay nimanku habarawal ay duljeegeen halkay ahayd horta laakin sheekadada waxba ka khariban ka yidhi habarawal meesha kumaan ogeyn :lol: :lol: iyo ka kalle h.y eeh yidhi wa niman hada habarawal la shir yimi :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by udun »

khalid ali wrote:
udun wrote:[quote="udun] :lol: :lol: :lol:

Are you getting hillarious Cirwaaq? :lol: :lol:

Emperor (Magaadle boy who turned later on to be HA :lol: :lol: ),

Kharibnaan? Waar taasi waa shaqadiiniiye, maxaad iigu qabsan Dabacayuun ma anaa bixiyey horay u baxdee?
The_Emperior5 wrote:[ hadanaad adigu bixin inadeerka ba bixiiyey loolz same shit ?
Dee waa naanaystiinii ee aniga ha igu qabsan. "Maxaa libinta Daarood lahaa Dabacayuun siiyey" baa hore loo yiri.

The_Emperior5 wrote: [ magaade lolz waxa yaa sheegta ma laangaab baad ii mooday sxb
Sxb waxaad aad u taqaanaa dhulka bariga magacyada oo dhan, xitaa ceelasha waa taqaanaa. Meelaha xitaa adhiga lagu raaco waa taqaanaa. Maalin baanu ceel xoolo keenay anagoo ka waraabinayna. Waxaa ceelka ka cabayey qolo aanu garan weyney. Waxaanu ku niri waar yaad tihiin? Waxay sheegteen HA. Waar meeshan HA kumaanaan ogayne yaad tihiin baanu ku celinay? Waxay ku adkaysteen waxaanu nahay HA. Mid HY olo isna ceelka dhaan keenay baa intaas qoslayey. Waxaanu ku niri waa maxaad ku qoslaysaa? Wuxuu yidhi waar nimankan HA idin sheeganayaa waa qolo magaadle ah oo hadda HA lasoo shir tagtay. Marka mar haddaad dhulkaas aanu degno aad kula taqaano oo ceelasha iyo dooxooyinka iyo meel kastaba taqaano, HA sheeganaysid, dee waad iska cadahay inaad nin magaadle ah tahay. Hadda ogow Magaadluhu waa dad jira oo aan wax xumaan ah lahayne, laakiin waxaa yaab ah ninkaagan nin aanu ahayn sheeganaya?

Oo kasii darane hadda waxaad sii socotaa inaad sheegatid Suldaanka reeraha Isaaqa? Indha adayga qaarkiis waa mid jar kaa ridaya. Waar nimaad tahay waan cadeeyee iska aamin :lol: :lol: :lol:

looooolz magaadle horta dee ma nihin laakin habar magaadle ama baha magaadla la na yidha , ceelka ay nimanku habarawal ay duljeegeen halkay ahayd horta laakin sheekadada waxba ka khariban ka yidhi habarawal meesha kumaan ogeyn :lol: :lol: iyo ka kalle h.y eeh yidhi wa niman hada habarawal la shir yimi :lol:[/quote]

Wuxuu ceelku ahaa Shoodhe waxayna ahayd 1985.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Dawlada Puntland Iyo Suldaan Siciid Suldaan Abdisallaan

Post by Khalid Ali »

shoodhe gartay wa nugaasha sool weye :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”