Is this a scam or Genuine
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Is this a scam or Genuine
Cumar Hantiile
Shabakada Iskuxirka Dhalinyarada Muwadiniinta Somaliyeed
Fariin ku socota dhamaan Xubnaha Cumar Hantiile
ASC Dhamaan,
Asxaabta Qaaliga ee ku xiran Shabakada Dhalinayrada Muwadiniinta Somaliyeed ee SomaliNet, sidaad la socotaan webka Somalinet oo free ahaan jiray intuu jiray in hada laga dhigay lacag, shirkadii barnaamijkaan samaysay social network ee Ning markay arkeen in dadkii fahmeen qaabka loo isticmaalo iyo faaidooyinkiisa ayay lacag ka dhigeen
Webka somalinet oo ah shabakada ugu wayneed ee ku kulmi jireen dhalinayrada somaliiyeed ee ku kala daadsan dunida daafaheeda ayaa la xiri doona bisha soo socota ee july 20, 2010 hadaanan la bixin lacagta feega ee loo qorsheeyay sanadkasta oo qadanayso shirkadi webka na siisay
Walaalayal lacagta sidaan horay idin ku sheegay ma badna waa $399 oo kaliya, runtii aniga oo ah ninkii sameeyay webkan qiimaha wayn hadan awoodo lacagtas waan bixin lahaa lakin waa wax ka baxsan awoodayda
Saxibayaal webkan waxan sameeyay 2008, runtii waxaa iga baxay wakhti fara badan xitaa waxa dhici jirtay sidaan u fadhiyo habeenki oo dhan inuu waaga igu baryo aniga oo markasta islahaa hawsha aad bulshada somaliyeed u hayso aduun iyo aakhiro waxbay kaa taraysaa, waxan kusoo raray webka muxaadarooyin badan oo ay jeedinayaa culumada ugu caansan soomliya Muxadaroyinkas oo culayskoda gaaraya 10-20 MB ayaa igu qaatay inaan soo galiyo midibii habeenkasta oo ilaa 3 saac lasugayo si uu u upload gareeyo
Asxaabta aniga kaliya juhdi igama galin webka waxaa jira dhalinyaro farabadan oo soo galiyay webka video iyo maqaalo fara badan, waxa kalo jira kuwa iyaga sameeyay Qolol ay ku kulmaan bulshada markaan isku baahan sida Qolka Reer Sweden oo kale Qolalka ugu yar aya waxa xubno ka ah in ka badan 100 xubnood kuwa 500 ay xubno ka yiihiin xitaa waa jiraan
Ugu danbayntii Walaalahayga somaliyeed waxaan idin ka codsan lahaa inaad ka qayb qaadataan sidii uu webka noogu sii socon lahaa, qofkastana wuxu bixin karaa inta uu tabartiisu noqoto, xitaa haduu awoodo $1 wax wayn ayay noo taraysaa
Dadka jooga Dibada waxay kaga qayb qaadan karaan iyaga oo ku soo dira Dahabshiil Boaso waxay awoodan
waxaadna ku soo qori kartaa Faafahintaa
Magaca loo dirayo: Omar Mohamud Omar
oo jooga: Bosaso, Somalia
Tel: 00252-90-717697
Faafahinta Somalinet Contribution
Dadka jooga gudaha Puntland waxay Sahal ahaan ku soo diri karaan Adeega Sahal ee golis Numberkan 717697
Waxan idin ka rajeenaya inaad ka qaybqaadaan doontan sidii loo soo celin lahaa webka qaaliga ah
Mahadsanidiin
Cumar Hantiile
Bosaso, Somalia
Cumarhantiile@hotmail.com
00252-90-717697

- Jamac_Yare
- SomaliNet Super
- Posts: 6098
- Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
- Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli
Re: Is this a scam or Genuine
call the number and find out
-
- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: Is this a scam or Genuine
Apparently there are two Different SomaliNets..
Qormadani waxay tixraacaysaa bartan:
http://somalinet.ning.com
Not this well known SomaliNet.
Qormadani waxay tixraacaysaa bartan:
http://somalinet.ning.com
Not this well known SomaliNet.
-
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: Is this a scam or Genuine
My worry is how did he know that I am a Somalinet member? and where did he get my e-mail ??:(
- shaamboo
- SomaliNet Super
- Posts: 5409
- Joined: Sat Feb 23, 2008 7:03 pm
- Location: Ardu allaahi maxaa karabtaa lokeshankeeyga
Re: Is this a scam or Genuine
pudding wrote:My worry is how did he know that I am a Somalinet member? and where did he get my e-mail ??:(
Your jelly butt cheeks are all over the place

-
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: Is this a scam or Genuine
No I have never heard a website called http://somalinet.ning.com.masugge wrote:Apparently there are two Different SomaliNets..
Qormadani waxay tixraacaysaa bartan:
http://somalinet.ning.com
Not this well known SomaliNet.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super
- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Is this a scam or Genuine
LoL
The creator of this site was Osman Abdirahman, Originally Canadian and i think later moved to the USA.
Sounds like a Nigerian scam.
The creator of this site was Osman Abdirahman, Originally Canadian and i think later moved to the USA.
Sounds like a Nigerian scam.
-
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: Is this a scam or Genuine
shaamboo wrote:pudding wrote:My worry is how did he know that I am a Somalinet member? and where did he get my e-mail ??:(
Your jelly butt cheeks are all over the place

Duqa iga Qalee Nooh Please
Waa iga daba Qaadataye seecamal sxboow?
- Jamac_Yare
- SomaliNet Super
- Posts: 6098
- Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
- Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli
Re: Is this a scam or Genuine
i gave them your email 

-
- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: Is this a scam or Genuine
Same here. The only one that I have known for quite sometime now is SomaliNet.compudding wrote:No I have never heard a website called http://somalinet.ning.com.masugge wrote:Apparently there are two Different SomaliNets..
Qormadani waxay tixraacaysaa bartan:
http://somalinet.ning.com
Not this well known SomaliNet.
-
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: Is this a scam or Genuine
I heard of that story before:- selling of e-mail Ids to big companies and that each E-mail Id will cost for about $2Jamac_Yare wrote:i gave them your email
- Jamac_Yare
- SomaliNet Super
- Posts: 6098
- Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
- Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli
Re: Is this a scam or Genuine
how can i do thatpudding wrote:I heard of that story before:- selling of e-mail Ids to big companies and that each E-mail Id will cost for about $2Jamac_Yare wrote:i gave them your email

i need money
-
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: Is this a scam or Genuine
Try UNYK
Ha Ha ha ha

Ha Ha ha ha
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: Is this a scam or Genuine
Lol
I didn't know Jareerten in Boosaso were busy taking a leaf from the book of their Nigerian cousins now that piracy business is not so good.
Exit burcad badeed, enter burcad internet!
I didn't know Jareerten in Boosaso were busy taking a leaf from the book of their Nigerian cousins now that piracy business is not so good.
Exit burcad badeed, enter burcad internet!
-
- Posts: 205
- Joined: Mon Jun 14, 2010 5:57 pm
- Location: Pacifism Somalia's Next Solution
- Contact:
Re: Is this a scam or Genuine
kkkk "Nigerian cousins"Air Canada wrote:Lol
I didn't know Jareerten in Boosaso were busy taking a leaf from the book of their Nigerian cousins now that piracy business is not so good.
Exit burcad badeed, enter burcad internet!
People are ahead these days!!!!
they will set you a trap in order to get as little as $1 Dollar from your pocket!!!

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 98 Views
-
Last post by Murax
-
- 18 Replies
- 1826 Views
-
Last post by KlashneFolk
-
- 23 Replies
- 2002 Views
-
Last post by localboy
-
- 35 Replies
- 2134 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 507 Views
-
Last post by caburiye1
-
- 6 Replies
- 768 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 51 Replies
- 4020 Views
-
Last post by Ay iisho
-
- 0 Replies
- 330 Views
-
Last post by Thuganomics