The wasakhgalis on the somaliland elections

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

The wasakhgalis on the somaliland elections

Post by Khalid Ali »

Danbiile dagaal "Siilaanyo" oo Beeshiisu caleemo saartay :lol:





Danbiile dagaal gudoomiyihii hore ee Jabhada SNM Axmed Siilaanyo oo howl fiican u qabtay jabhadaas Beeshiisu lahayd Xiligii uu madaxda ka ahaa, ayaa maantana waxa loo doortay in uu soo xero geliyo Degaanda Harti oo la rabo in xoog loo isticmaalo,ka dibna Beeshiisu noqon doonto Dowlad



Danbiilahan oo danbiyo badan ka gaystay Gobolada waqooyi ee Soomaaliya oo ayna Beeshiisu degin Xiligii uu Gudoomiyaha ka ahaa Jabhada SNM, ayaa kuwooda ugu caansani danbiyadani oo qoranina ay ahaayeen xasuuqii Xudun,Xingalool,Magaalo cad,Xasuuqii banka Wajaale,xasuuqii Reer Boos Samatar Caamir oo inta guri hortiisa miino loo dhigay dhaawiciina la gubay ,dhacdadan oo ka dhacaday gobolka Awdal.



Siilaanyo oo ah nin qabiilayste kana mid ahaa gudigii loo xilsaaray in Shacabka Hawiye ee degan Gobolada waqooyi ay ka qayb geli karaan doorashada ,waxay go'aan lagu gaaray in ayna ka qayb geli karin sababtoo ah dhulka uma ayna dhalan,hase hatee xiligii Cabdulaahi Yuusuf Madaxda ka ahaa Dawladii KMG isaga oo raba in Muqdisho gubato iskana hor keeno Beelaha Hawiye iyo Daarood wuxuu yiri March30 2007.



"Siyaad Bare saleelo ayuu noqonayaa,wali dunida aynu joogno maanta lama arag nin yiraahda kaalaya Shacabka(Hawiyaha ayuu ka waday) kaalaya ila laaya,laakiin Cabdulaahi Yuusuf wuxuu wadaa raad qabiil(Daarood) isagaana qoomamayn".



Maanta Gaalkacayo, Boosaso,Jawhar iyo Qurbahaba labadii Beelood oo la rabay in laysku diro garabka iyaga oo isku haya ayeey u dabaal degayaan sanadguuradii 50aad oo ay midoobeen walaalahan is jeceli



Hadaba waa maxay qoomamada uu Siilaanyo saadaalinayey?



Qoomamadan uu Siilaayo sheegayey waa sidii uu isaga hor keeni lahaa Beelaha walaalaha ah oo is dhalay nabadan ku wada noolaa sanado badan wada deganaa Degaanada Gobolka Mudug si colaadoodu ugu fududayso maangaabnimadiisa ku salaysan kala Go'a.



Ugu danbayntii Beeshii dagaalka kula jirtay faqashta waxay doorteen xaq jirkoodii horay ugu cadeeyey foolxumada danbiyada dagaal uu ugu sameeyey Beelaha aan la haybta ahayn ,hadana wuxuu u balan qaaday iyadoo boqolaal ka tegay qurbahana u ololeenayeen in hadii la doorto uu fulin doono mid la mid ah waxqabadkiisii Sideetamaadkii oo ahaa dilka dhaca kufsiga xasuuga boobka dumarka iyo caruurta xoolaha la joogta oola dilo ,hase ahaatee xiligan kuma ekaan doono Sool iyo Sanaag laakiin qorshaha la wataa maanta waa sidii Gaalkacayo iyo Boosaaso loo carqaladayn lahaa iyada oo la isticmaalayo wax kasta oo si sahlaya damacan waalan oo ku salaysan nacaybka isirka beelaha kale ,iyada oo xitaa hub looga dalbaday Israel dagaalkii Hawdna ay isku dhinac ka wada dagaalamayeen Itoobiya.



Allsanaag.com
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The wasakhgalis on the somaliland elections

Post by SahanGalbeed »

Maxaad inoogu keenaysa waxan ?
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: The wasakhgalis on the somaliland elections

Post by oldenglish »

I just posted this.

Blood bath in Erigavo will began soon :|
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: The wasakhgalis on the somaliland elections

Post by Xamari_76 »

You are a shoe polisher in erigavo. :up:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: The wasakhgalis on the somaliland elections

Post by oldenglish »

Xamari_76 wrote:You are a shoe polisher in erigavo. :up:

Im not Dir :idea:


Emperior wont say much in the coming days. Somaliland is a SNM enclave and controls shit.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”