Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Ugu Da’da Weyn Jabuuti Ee MRD

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Ugu Da’da Weyn Jabuuti Ee MRD

Post by Siciid85 »

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Ugu Da’da Weyn Jabuuti Ee MRD Oo Hambalyeeyey Madaxweynaha Somaliland Loo Doortay

Hargeysa (Oodweynenews)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ugu da’da weyn dalka Jabuuti ee Le Mouvement pour le Renouveau démocratique et le Développement (MRD) Daahir Axmed Faarax [DAF], ayaa si weyn u hambalyeey madaxweynaha cusub ee Somaliland loo doortay Md. Axmed Maxamed Siilaanyo.

Sidan-na waxa uu ku sheegay qoraal dhambaal ah oo uu ka soo saaray caasimda dalka Bilgium ee Brussels, kaas oo uu si mug leh ugaga hadlay lhambalyada uu dirayo, isaga oo ku bilaabay sidan “Aniga o ah Daahir Axmed Faarax kuna hadlaya magaceyga gaar ka ah iyo ka xusbiga ee ugu da’weyn axsaabta macaaradka Jabuuti lana odhan jirey PRD ayaa u soo jeedinaya hambalyo kashka iyo laabta ka soo go’day madaxweyene Axmed Maxamed Maxamuud oo ku guuleystey doorashadii madaxtooyada ee dalka Soomaali Laand ka dhacdey 26 bishii June 2010 iyo waliba xusbiga Kulmiye ee u madaxa ka yahay.

Waxa kale o aan hambalyeynayaa dhamaan shacbiga reer Soomaali Laand oo muujiyey nabad jacayl, waayeelnimo ee biseyl siyaasadeed, taas o suuragalisey doorasho nabdoon oo dimuqraadi ah.

Runtii, cashar dimuqraadi ayey reer Somaliland u dhigeen mandaqada, siiba Jabuuti o u madaxweene Geele ku tumanayo dimuqraadiyada isago raba inu talada sii joogo illaa u qabri galayo.

Mar labaad hambalyo. Waxna mandaqadu ha ku qaadato dhacdadan dimuqraadi ee weyn.”

Oodweynenews.com/Hargeysa Office
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Ugu Da’da Weyn Jabuuti Ee

Post by The_Emperior5 »

Thats very good , The Silanyo administration should support ismacil cumar geles opposition with seylici as vp all can happen
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Ugu Da’da Weyn Jabuuti Ee

Post by abdikarim86 »

djibouti throws its opposition into jail

maybe a few days back they were having a rally.. one of these opposition groups

basically have your see islaamo being taken to jail? :down:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Ugu Da’da Weyn Jabuuti Ee

Post by djibsomali »

The title is mileading and show the poor journalism and knowledge about djibouti politic.

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ugu da'ada weyne=> MRD

The first the party MRD has only been created recently and have never participated in any election.
MRD is the splitter group of PRD (created back in 1992)

MRD has only been created when the leader (mohamed djama elabeh) of PRD died.

The leader of MRD DAF is the youngest opposition in djibouti.


very bad journalism !!!!!!
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Ugu Da’da Weyn Jabuuti Ee

Post by Siciid85 »

The_Emperior5 wrote:Thats very good , The Silanyo administration should support ismacil cumar geles opposition with seylici as vp all can happen


Indeed.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”