5. Wasiirka arimaha dibada Yuusuf Xuseen Ibraahim ( yuusuf Dheeg )this man is ciidagale(yoonis) he is former chief of somalias air forces


6. Wasiirka Arimaha gudaha Sheekh Cabduqaadir Cali Cumar
7. Wasiirka gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cusman ( mardaadi )
8. Wasiirka Amniga Qaranka Axmed Cabdisalaan Xaaji
9. Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah Mustaf Sheeq Cali Dhuxulow
10. Wasiirka maaliyada Xuseen Cabdi Xalane
11. Wasaarada Haweenka iyo arimaha qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh
12. Wasaarada Xanaanada xoolaha Cabdicasiis Xasan Maxamed ( lafta gareen)
13. Wasaarada dastuurka iyo Arimaha fadaralka Madoobe Nuunow Maxamed
14. Wasaarada Beeraha Maxamed Ibraahin Xaabsade
15. Wasaarada hantida qaranka iyo qalabaynta Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan
16. Wasaarada hidaha iyo tacliinta sare Cali Jaamac Jengeli
17. Wasaarada dhaqan celinta iyo arimaha bulshada Maxamed Cumar Dalxa
18. Wasaarada gargaarka adamiga Dr Maxamuud Cabdi Ibraahin
19. Wasaarada warfaafinta cabdiraxman Cumar osman yariisow
20. Wasaarada cilmi barista iyo tikniloogiyada Maxamed Cali Xagaa
21. Wasaarada macdanta iyo biyaha Cabdi xasan cawaale Qeybdiid
22. Wasaarada dibu dhiska Xuseen Ceelaabe Faahiye
23. Wasaarada dalxiiska iyo duurjoogta Cabdulaahi Yuusuf Cigaal
24. Wasaarada shaqada iyo shaqaalaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
25. Wasaarada Caafimaadka Maxamuud Jirde Xuseen
26. Wasaarada Tamarta iyo shiidaalka Cabraxmaan jaamac
27. Wasaarada boostada iyo isgaarsiinta Cabdirisaaq Cusman Jurile
28. Wasarada jaaliyada dibada Cabdulaahi Axmed cabdulle Azhari
29. Wasaarada ganacsiga Cabdulaahi Maxamed cabdi ( cirro)
30. Wasaarada howlaha guud iyo guriyeynta Yuusuf Geele Ugaas
31. Wasaarada warshadaha Cabdalle Boss Axmed
32. Wasaarada Bee’adda iyo dhirta Burci Maxamed Xamsa
33. Wasaarada isportiga iyo dhalinyarada Khadiija Maxamed Diiriye
34. Wasaarada horumarinta reer miyiga Maxamed Cali Yuusuf
35. Wasaarada waxbarashada iyo barbaarinta Cabdi Nuur Macalin Maxamuud
36. Wasaarada awqaafta iyo arimaha diinta Sheekh Nuur Cali Adan
37. Wasaarada dib u heshiisiinta Xuseen Warasame Samater
38. Wasaarada lacagta Cabdulaahi Maxamed Cali (san-baloolshe)
39. Wasaarada hub ka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar Cali Rooble
Liiskaan wasiirada cusub ayaa waxaa ka maqan wasiirkii warfaafinta Daahir Geele, wasiirkii cadaalada Janaqow iyo wasiiradii iscasilay dhamaantood .
Afhayeenka Xafiiska Raiisal wasaraha DFKMG, Walaayo, ayaa sheegay in Ra’isal wasaaraha xukuumada FKMG markii uu eegay Qodobka 46aad, 48aad iyo 52aad ee Axdiga FKMG ah ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya, markuu Wadatashi la yeeshay Qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda FKMG ah, markuu u kuurgalay Xaaladda Amni iyo mid Siyaasadeed ee uu dalku ku sugan yahay, markuu tixgeliyay Masuuliyada xukuumada ka saran fulinta Heshiiskii ay Dowladdu la gashay Culumaa’udiinka Ahlu Suna Waljamaaca, ayaa wuxuu Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay Isku-shaandheyn uu ku sameeyay Xubnaha xukuumada KMG ah, taasoo uu Madaxweynuhu aqbalay, wuxuuna Madaxweynuhu ka soo saaray Isku-shaandheymta Xeer Madaxweyne oo tirsigiisu yahay 01 04 , kuna taariikhaysan 30-kii June 2010-ka.