Puntland students in sudan pics

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Puntland students in sudan pics

Post by Khalid Ali »

Ururka Ardayda Puntland Malaysia oo Dooratay Hogaan Cusub (Sawiro)

Ururka ardayda reer pl ee dalka malaysia ay ku dhigteen plaza hall munaasabad doorasho si weyna loo soo agaasimay iyado ay ka so qayb galeen dhamaan qaybaha bulshada reer kl si ay uga markhaati kacaan sida ay doorashadu udhacayso.

Ugu horayntiii waxa xaflada lagu furay aayadaha quraanka kariimka ka ah oo uu akhriyey axmed shiikh cabdi.ka dib waxaa laguda galay barnaamijkii xaflada iyado uu micraphone ka xiriiriyahu ku so dhaweeyay dr ismacil oo ka mid ah aqoonyahanka soomaliyeed ee malaysia wuxuuna ka hadlay dr ahmiyadu ay waxbarashadu uleedahay aadamiga isago sheegay inay aad u yartahay doorashadan caynkan oo kale oo arday vote gareeyo si habaysan oo buuq yari ah ku dhacdo wa wax aad loogu farxo allena looga mahadceliyo dhalinta rer puntland u ah yididiilo iyo horukac wanaagsan oo in lagu daydo mudan ayu ku so koobay hadalkiisi dr ku.

Waxaa isna meesha ka hadlay gudd. gudiga commisionka axmed cisman isago sheegay inay ka guddi ahaan ka koobanyihiin 10 xubnood una ballan qaadeen ardayda inay u qabtaan doorasho xor ah oo ay codkooda ku dhiibtaan taas ayaa naga go an waana fulinaynaa insha allah indhihiina ayaa idiin macallin siday wax udhacaan ayu ku daray hadalkiisi.

Waxa mic lagu so dhaweeyey ex gudoomiye maxamed c.samad shalaqbeen wuxuuna yiri ( waxaa farxad ii ah inaan maanta goob joog ka noqdo doorashadii ardayda oo si habsami leh u socota waxaana mahad gaar ah iska leh alle ka sokow gudiga doorashada oo waqtigoodi u huray inay so diyaariyaan doorasho cadaalad ah oo ay ardaydu ku qancaaan,aniga iyo ragaygii kolay wax badan maanan qaban balse waxaa guul ah maanta inaan halkan so gaarsiino ardayda oo iyago isku duuban ka shaqeeyaan midnimadooda waxaana idinku baaqayaa qofkii la doorto inaad la shaqaysaan si aynu uga so baxno hawlaha ina horyaala ana waxaan balan qaadayaa inaan si walaltinimo leh garbaha u qabto gudoomiyihii la doorto caawa).

Waxaa iyadana u hadashay dhanka gabdhaha sis xamda waxayna sheegtay inay qayb lixaad leh ka qaateen dumar ahaan isku keenida ardada iyo midnimadooda waxaana ka codsan hogaanka cusub inay miiska dhigaan xubnihii dumarka ay xaqa uyeesheen anagana waxaan ballanqaadaynaa inaan si kasta ula shaqayno dhalinyarta wixiii xagayaga ah waa naga diyaar ayay tiri xamda.

Intaas kadib waxaa laguda galay codbixintii doorashada ,waxaana isu dharaxay gudoonka ardayda labo musharrax oo kala ah maxamed cali geeldoox iyo maxamed faarax dalmar.

Waxaan wax ka waydiiyay sidey doorashadu u dhacayso xooghaya dudiga doorashada maxamed aadan haameey waxaana hadaladiisi kamid ahaa ( walal waad ujeeda sidey wax usocdaan waxaana codaynaya 34 arday oo ka kala yimid 15 jaamacadood oo ku yaal malaysia waxaana so xulay gudoomiyaasha jaamacadaha ka guddi ahaana kormeer baanu ka haynay si ay u noqdaan waxaanu dhabarka uridanay mid sugan ardaydana arkaan wax hufan oo dhaxal gal ah oo barito lagu dayan karo taas baa naga go an waana meel marinaynaa,ardayda walba box kaas buu ku vote garayn dadkuna way u wada jeedaan ninkii ay ardaydaas u doortaan ayaa noqonaya qofka sharciga ah ).

Hadaba daqiiqado gudahood tirinta codadka ka dib ayay ku dhawaaqeen gudiga doorashada siday codadku u kala baxeen waxayna sheegeen in ay wada codeeyeen 34kii xubnood halka 9 cod uu helay musharrax maxamed cali geeldoox ,musharrax maxamed faarax dalmar uu helay 25 cod, waxaana halkaas ka cad inu ku guulaystay doorashada gudoomiye maxamed faarax dalmar.

Waxaa loo yeeray musharrixii laga guulaytay si uu oraahdiisa u dhiibto wuxuuna yiri (aad baan ugu faraxsanahay sida cadaalada ah oo ay doorashadu u dhacday waana u mahadcelin gudiga doorashada iyo asxaabtayda intii ii codaysay iyo intaan ii codayn,waana ku qanacsanahay codbixinta, waxaana qabaa inaan guulaystay maadaama ay doorashadii lagu guulaystay ,anigu ma harin xilliga aan nasiibka uyeesho ayaan sugayaa waana u hambalyayn walalkii ku guulaystay xilkan ilaahay ha la garab galo waana in aynu si wadaji ah ula shaqayno si aynu u gaarno horumarka aynu tiigsanayno).

Waxaa isna so istaagay gudoomiyaha la doortay waxaana hadaladiisi ka mid ah (ilaah baa mahad leh doorashadii si hufan bay ku dhacday ardaydii codeeyey oo dhan wan u mahadcelin iyo gudiga doorashada, waxaan nasiib uyeeshay caawa inaan qabto xilkiii ururka ardayda runtii masuuliyad weyn baa i saaran waxaana ka codsan dhalinta rer puntland inay si wadajir iila shaqeeyaan si ay hawluhu u fududaan waxaana idinku baaqayaa midnimo inaad ka shaqaysaan wada socoshadiina si aynu guul u gaarno ,aniga waxaa ii qorshaysan waxyaalo badan oo wax tar uleh ardayda waxaana dhawaan so magacaabayaa xukuumad tayo leh kana so bixi karta hawlaha loo idmay insha allahu ururkan wu si shaqayn ururada kalena xiriir weyn baanu la samayn dalkii iyo wadamada qurbaha oo ay ardayda reer puntland ina ka joogta).

Isku so wada xoori waxaa la so gaaray guntii iyo gabagabadii munaasabada waxayna ku so idlaatay jawi aad u sareeya iyado laga dareemayay dhalinta farxad iyo raynrayn iyago ku faraxsan siday ay ardadu u qabsadeen doorasho aan horay loo arag taasoo ka muuqatay hufnaan iyo cadaalad. wuxuuna xiriiiriyaha xaflada mudane isbaandhays iclaamiyey in ay dhici doonto 7 july xaflad kale oo aad u balaaran taas oo ah xilwareejin iyo so dhawayn gudoomiyaha cusub wuxuuna sheegay in ay noqon doonto mid damaashaad oo ay ka so qayb gali doonaan dhamaan dadka ku hadla af hooyo.

Waxaa Noo Soo Gudbiyey
Aniso Puntland
plazza Hall Kl Malaysia

Image

Image

Image


Image


Image


Image

Image [/QB][/QUOTE]
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Puntland students in sudan pics

Post by sheekh-Farax-zero »

and where are the pics of sorry_Land students?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland students in sudan pics

Post by The_Emperior5 »

Sheekh farax why so hostile sxb
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Puntland students in sudan pics

Post by sheekh-Farax-zero »

there is no hostility sxb, iam just making fun of your waQooyi Galbeeed provence. :mrgreen:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Puntland students in sudan pics

Post by abdalla11 »

lol i think none of you read the article, the students in Malaysia not Sudan :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Puntland students in sudan pics

Post by Keyse_0208 »

abdalla11 wrote:lol i think none of you read the article, the students in Malaysia not Sudan
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :up:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Puntland students in sudan pics

Post by sheekh-Farax-zero »

who needs to read a lot af crap and pics of somali Balkanisation flags :arrow: .
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Puntland students in sudan pics

Post by Khalid Ali »

sheekh-Farax-zero wrote:who needs to read a lot af crap and pics of somali Balkanisation flags :arrow: .
are you against puntland flag u have to welcome your new flag :mrgreen:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Puntland students in sudan pics

Post by Cumar-Labasuul »

Shiikh Faarax Ziirow, the blue flag is like toilet paper with the amount of people still sh1tting on it.
Salute your new flag sir: Image Image
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Puntland students in sudan pics

Post by sheekh-Farax-zero »

khalid ali wrote:
sheekh-Farax-zero wrote:who needs to read a lot af crap and pics of somali Balkanisation flags :arrow: .
are you against puntland flag u have to welcome your new flag :mrgreen:
focck that flag and where it comes from,, you know my flag ,, just look at my avatar.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Puntland students in sudan pics

Post by Khalid Ali »

^^ that flag doesent exist any more alshabaab made it xaraan to wave that flag :lol:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Puntland students in sudan pics

Post by sheekh-Farax-zero »

khalid ali wrote:^^ that flag doesent exist any more alshabaab made it xaraan to wave that flag :lol:

if alshabaam made it xaraam so is your clan :sland: flag 2 :mrgreen:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Puntland students in sudan pics

Post by abdalla11 »

sheekh-Farax-zero wrote:
khalid ali wrote:
sheekh-Farax-zero wrote:who needs to read a lot af crap and pics of somali Balkanisation flags :arrow: .
are you against puntland flag u have to welcome your new flag :mrgreen:
focck that flag and where it comes from,, you know my flag ,, just look at my avatar.
Waryaa calanka haa naga caynin :evil:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Puntland students in sudan pics

Post by Khalid Ali »

sheekh-Farax-zero wrote:
khalid ali wrote:^^ that flag doesent exist any more alshabaab made it xaraan to wave that flag :lol:

if alshabaam made it xaraam so is your clan :sland: flag 2 :mrgreen:

Well my nation flag aniga ilaashada , al irhaabi uma so dhawaan karo laakin xammar al irhaabi ba haysta oo xaraan ka dhigay :som: :D
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Puntland students in sudan pics

Post by sheekh-Farax-zero »

khalid ali wrote:Well my nation flag aniga ilaashada , al irhaabi uma so dhawaan karo laakin xammar al irhaabi ba haysta oo xaraan ka dhigay :som: :D
Ugaandeseku ha tago,, markaa buu calaacal iyo way na xasuuqeen bilaban, ayagoo xitaa dhuusamareeb soo dhafin :lol:

mise Xabashi baad sii diyaarsan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”