Page 1 of 3
Watch David Cameron speechs on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 3:34 pm
by Rightwing
Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:11 pm
by Rightwing
Video kale oo brussels ahna waan soo wadaa
Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:14 pm
by malakumod
Rightwing wrote:Video kale oo brussels ahna waan soo wadaa
ictiraafkiina ka soo dar bal

Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:17 pm
by Rightwing
malakumod wrote:Rightwing wrote:Video kale oo brussels ahna waan soo wadaa
ictiraafkiina ka soo dar bal

Ictiraaf hada ma ah waxaanu ka welwelsanahay. Hada waxaa muhiim ah stabilty iyo Sumcad wanaag. Insha allah dawlada la soo dhisi doono laguma soo dari doono qaadwalayaal yurub ka tegay oo koofiyad bacle keenay.
Rw
Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:24 pm
by Dhaga Bacayl
Rightwing wrote:malakumod wrote:Rightwing wrote:Video kale oo brussels ahna waan soo wadaa
ictiraafkiina ka soo dar bal

Ictiraaf hada ma ah waxaanu ka welwelsanahay. Hada waxaa muhiim ah stabilty iyo Sumcad wanaag. Insha allah dawlada la soo dhisi doono laguma soo dari doono qaadwalayaal yurub ka tegay oo koofiyad bacle keenay.
Rw
What are you trying trying to say RW.
I know 2 qaad wale in In Rayaale’s government.

Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:27 pm
by Khalid Ali
rayaale goverment is history 3 weeks left

Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:27 pm
by Rightwing
Dhego
Waxaan maqlay wixii salaadiin iyo koofiyad bacle jiray Hargeisa ayay isugu tageen si' nin waliba ninkuu wato jago ugu helo.
Rayaale salaadiinta ayuu ka shaqayn kari waayey. iyagaana corruptionka bilaaba. waxaan filayaa in Muse biixi iyo Silaanyo ku adkaystaan mowqifkoodii ahaa dawlad yar oo tayo leh.
Rw
Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:30 pm
by Rightwing
Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:32 pm
by Khalid Ali
"Somaliland is a rare African success story that deserves to be recognised as such by the international community.
"As for the issue of Somaliland's official recognition as a sovereign independent state, it's time the EU gave serious consideration as to how best to support this relatively prosperous and progressive corner of Africa.
Do u have a video also?
Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:39 pm
by Rightwing
khalid ali wrote:"Somaliland is a rare African success story that deserves to be recognised as such by the international community.
"As for the issue of Somaliland's official recognition as a sovereign independent state, it's time the EU gave serious consideration as to how best to support this relatively prosperous and progressive corner of Africa.
Do u have a video also?
caawa ayaan soo gelin doonaa waayo nightshift ayaan ku jiraa caawa

Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:44 pm
by Dhaga Bacayl
Rightwing wrote:Dhego
Waxaan maqlay wixii salaadiin iyo koofiyad bacle jiray Hargeisa ayay isugu tageen si' nin waliba ninkuu wato jago ugu helo.
Rayaale salaadiinta ayuu ka shaqayn kari waayey. iyagaana corruptionka bilaaba. waxaan filayaa in Muse biixi iyo Silaanyo ku adkaystaan mowqifkoodii ahaa dawlad yar oo tayo leh.
Rw
Waa runtaa walaahi inaadeer. Oday cumaamad sita iyo suldaan beenaale ahbaa meelwalab corruption ka iyo qudhanka ka bilaaba.
Waxaa dadkeeniiiska dhex qaldan MADAX dhaqameed reerka matala dhaqanka iyohidahana ku dhaqa Sida magta , hablaha la kala guursanayo etc. IYO siyaasadii demuquraadiaga ahayd eek u salysneed maxaad taqaan. Show me your resume.
Bal waynu eegi meeshu Silaanyo wax mariyo. Kolay wasiiro sidaa u sii yar ma filanaayo anigu.
Re: watch david cameron speech on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:49 pm
by Rightwing
Dhaga Bacayl wrote:Rightwing wrote:Dhego
Waxaan maqlay wixii salaadiin iyo koofiyad bacle jiray Hargeisa ayay isugu tageen si' nin waliba ninkuu wato jago ugu helo.
Rayaale salaadiinta ayuu ka shaqayn kari waayey. iyagaana corruptionka bilaaba. waxaan filayaa in Muse biixi iyo Silaanyo ku adkaystaan mowqifkoodii ahaa dawlad yar oo tayo leh.
Rw
Waa runtaa walaahi inaadeer. Oday cumaamad sita iyo suldaan beenaale ahbaa meelwalab corruption ka iyo qudhanka ka bilaaba.
Waxaa dadkeeniiiska dhex qaldan MADAX dhaqameed reerka matala dhaqanka iyohidahana ku dhaqa Sida magta , hablaha la kala guursanayo etc. IYO siyaasadii demuquraadiaga ahayd eek u salysneed maxaad taqaan. Show me your resume.
Bal waynu eegi meeshu Silaanyo wax mariyo. Kolay wasiiro sidaa u sii yar ma filanaayo anigu.
Waagii Madaxweyne Rayaale madaxweynaha noqday wuxuu doonayey dawlad kooban oo tayo leh. Wiig ka dib ayuu BBC ka hadlay oo yidhii waxaa laygu qasbay inaan create-gareeyo wasaaro aan jirin si'aan u qanciyo salaadiinta, markaa waxaan abuuray 30 wasaaroadood
Mujahid silanyo iyo Mujaahid Muse bixi waynu eegi iyaga iyo salaadiinta kooda reeya

Re: Watch David Cameron speechs on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 4:58 pm
by Khalid Ali
wasaarada digaaga iyo dibo dijinta xoolaha
iyo wasaarada hawlaha guud , wtf is hawlaha guud

Re: Watch David Cameron speechs on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 5:16 pm
by Dhaga Bacayl
khalid ali wrote:wasaarada digaaga iyo dibo dijinta xoolaha
iyo wasaarada hawlaha guud , wtf is hawlaha guud

Actually both of those miniseries are legitimate.
We need to rebuild the basic infrastructure of the country so we do need Hawalaha Guud.
There is a lot of money being paid through the international agencies regarding resettlements. Since we were qaxooti who need to resettle back to our homes..Yes such ministry is a paramount AT THE MOMENT.
Here where it gets weird you have
Wasaarada beeraha
Wasaarda xanaanda xoolaha
Wasaarada reer miyiga
Al of that could have been conciliated into one THE agriculture Ministry.
Yu have two wasiir for Justice and Diinta aiyo aw qaafta. What is the difference?
Wasiirka ganacsiga, wasiirka maaliyada, wasiirka warshadaha….another WTF moment
Wasiirka warfaafinta iyo wasiirka hidaha iyo dhaqanka…..there is only one media outlet (idaacada iyo TV ga qaranka) do you need wasaarad for that? Tel me how the Fannaiin (hidaha iyo dhaqan) are separated from warfaafinta?
The last WTF wasiir in Somaliland, Sportiga….
Re: Watch David Cameron speechs on somaliland election
Posted: Thu Jul 08, 2010 5:21 pm
by HooBariiska