


Dr Cabdi Shire: ''Waxaan wax ku soo bartay canshuurta dalka,si aan u gudo ayaan u qoray buug (Wareysi)
Magaalada Nairobi ee caasimadda u ah Kenya waxaa lagu soo bandhigay buug uu qoray Dr Cabdi Shire Warsame oo loo bixiyey Hoggaaminta Wanaagsan, si faahfaahsanna u qeexayo hababka ay u kala baxdo hoggaaminta.
Bandhigga kadib ayaa Maxamed Xaashi Tawakal uu la kulmay qoraha buugga Dr Cabdi Shire wuxuuna weydiiyey in uu faahfaahiyo waxa ku kalifay in uu qoro buug iyo mudadii ay ku qaadatay qoritaankiisa.





http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... e&sid=4627