Ogaden Youth Network San Diego Presents.....

Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Ogaden Youth Network San Diego Presents.....

Post by Queen_Arawello »

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka inay dhalinta OYN waaxda San Diego iyo Jaaliyadda Soomaalida Ogadenia ee San Diego oo iskaashaday ay idiin soo wadaan ruwaayad cusub oo la magac baxday “Xaqii Shacabkaa Dilaacay”.

Ruwaayadan oo ah mid in badan laga soo shaqaynayey ayaa la soo bandhigi doonaa haddii Alle idmo 18ka July 2010.

Waxaa marti ku ah ruwaayadan fanaanin fara badan oo caan ka ah Waqooyiga Maraykanak sida Canab indha-deeq, Fartuun Cumar iyo Ilkacase (Barmuda Boyz).


:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

Image





:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Ogaden Youth Network San Diego Presents.....

Post by Queen_Arawello »

Image
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Ogaden Youth Network San Diego Presents.....

Post by Khalid Ali »

looks like a nice party ,, san diego has a huge ogaden community , wa inan mar taga meeshaas.
User avatar
DANGIRL
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12793
Joined: Wed Dec 03, 2003 7:00 pm
Location: .....

Re: Ogaden Youth Network San Diego Presents.....

Post by DANGIRL »

That canab woman puts me to sleep. :down:
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Ogaden Youth Network San Diego Presents.....

Post by Queen_Arawello »

DANGIRL wrote:That canab woman puts me to sleep. :down:
lol Canab waa halgamad weyn..she is showstopper :up:




:up: :up: :up:
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: Ogaden Youth Network San Diego Presents.....

Post by Queen_Arawello »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”