Somaliland Supreme Court Announces the Final Result

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Somaliland Supreme Court Announces the Final Result

Post by LiQaaye_TDH »

Gudoomiyaha Maxkamada Sare needs to Be changed ASAP His a Somaliweyn Believer :som:

Maxkamada Sare ee distooriga ah ee Somaliland ayaa maanta soo saartay Natiijada rasmiga ah ee Doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka dhacday 26-kii bishii June ee la soo dhaafay. Waxaanay Maxkamadu meel-marisay Go’aankii Komishanka doorashooyinka qaranku ay soo saareen 1-dii bishan July.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare, oo laba jeer ku khaldamay magaca Soomaaliya oo sharaxaad ka bixinaya natiijada doorashada iyo Qodobada uu u cuskanayo wuxuu yidhi “Maxkamada Sare ee distooriga ah ee Somaliland markay aragtay in sadexda xisbi qaran ee Somaliland UDUB, KULMIYE iyo UCID mid waliba uu helay doorashadii madaxtooyada ee dalka ka dhacday sidan Xisbiga KULMIYE oo helay 266,906 oo u dhiganta 49.59%, Xisbiga UDUB oo helay 178,881 oo u dhiganta 33.28%, xisbiga UCID oo helay 92,450 oo u dhiganta 17.23%. markay Maxkamada Sare hubisay xisaab ahaan dhammaan qoraalada raad raaca asalka ah ee xafiisyada doorashooyinka gobolada iyo Natiijada ku meel gaadhka ah ee ay ku dhawaaqeen Guddida Doorashooyinka qaranku 1/07/2010 markii ay maxkamaddu xaqiijisay inaanu jirin wax dacwad ama cabasho ah oo ku saabsan dooorashada madaxtooyada aanay soo gaadhin tobankii maalmood ee ka dambeeyay dhawaaqii natiijadii ku meel gaadhka ahayd.”

“Markii ay u cadaatay Maxkamada hawl galada Guddida doorashooyinka qaranku qaaday dhamaan ay waafaqsan yihiin qodobada distoorka Somaliland oo kala ah 80,81, 82 iyo 83 iyo Qodobada xeerka No:17/2000 ee xeerka aasaaska Axsaabta qaranka eek ala ah Qodobka 1-aad fiqrada 5-aad iyo Qodobka 2-aad, Qodobka 7-aad fiqrada 2-aad, Qodobka 7-aad fiqrada koowaad iyo fiqrada 2-aad. Sidaasi darteed Maxkamadu waxay soo saartay qaraarkan waxay ansixiysay Natiijada ku meel gaadhka ah ee Guddida doorashooyinka qaranka,”Ayuu yidhi Md. Maxamed Ismaaciil Xirsi (Oomane).

Guddoomiyaha Maxkamada Sare wuxuu ku dhawaaqay inay sharci tahay in xisbiga KULMIYE ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay 26-kii Bishii June ee la soo dhaafay, isla markaana Murashaxiintiisu ku guulaysteen xilalka kala ah Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, waxaanu yidhi “Waxa jagada madaxweynaha Somaliland ku guulaystay Musharaxa koowaad ee Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud Aadan uu ku guulaystay Madaxweynaha Somaliland, Murashaxa labaad Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Shire uu isna ku guulauystay Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland.mudada xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka cusub waa shan sano oo ka bilaabanta maalinta xilka loo dhaariyo.Madasha dhaarta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenka cusub waxay noqonaysaa Xarunta madaxtooyada Somaliland oo ay goob joog ka yihiin Madaxda Goleyaasha xeer dejinta. Mudada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore waxa xilkoodu ku afjarmayaa maalinta la dhaariyo Madaxweynaha iyo ku xigeenka cusub.”
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Somaliland Supreme Court Announces the Final Result

Post by hargaysaay »

LiQaaye_TDH wrote:Gudoomiyaha Maxkamada Sare needs to Be changed ASAP His a Somaliweyn Believer :som:

:D :D :D :D :D :D :D :D :D
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Somaliland Supreme Court Announces the Final Result

Post by udun »

Oo meeyey marka ninkii "Bohol iyo Karamaan" ahaa? Waar ninkaasaanu u baahanahay inuu noo tarjumo waxay natiijadani ka tarjumayso? :lol: :lol:

Waxaan ku qoslay markuu ka hadlayey Qori Lugud. :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland Supreme Court Announces the Final Result

Post by LiQaaye_TDH »

Bohol Waa Nacaska Somalinet ugu weyn ee waxba ha ka maqlin sxb.... Reer Xin iyo Xaasid adkeysta dhe, sheeko waa 360 Degrees! 8-)
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Somaliland Supreme Court Announces the Final Result

Post by Siciid85 »

Mr Xirsi Omaane is a good guy. :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32743
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland Supreme Court Announces the Final Result

Post by Khalid Ali »

all udub members have that remmeber kii ololaha eeh laha dimuqradiuga somaliya looooooooolz

where is yawle,, he said ina omaane will not accept the results :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland Supreme Court Announces the Final Result

Post by LiQaaye_TDH »

khalid ali wrote:all udub members have that remmeber kii ololaha eeh laha dimuqradiuga somaliya looooooooolz

where is yawle,, he said ina omaane will not accept the results :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Ina Oomane Is getting sacked SXB :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”