Page 1 of 1

Salaan

Posted: Tue Jul 13, 2010 3:41 am
by ina aadan
Ilmaderayaalaoy maxaad haysaan

kii faroole ahaane ma meshibuu idiin fadhiyaa

Re: Salaan

Posted: Tue Jul 13, 2010 8:59 am
by abdalla11
Salaan sare ina aadan

Faroole waa siyaasi aamusan and the administration is stable, dhib majiro

Re: Salaan

Posted: Thu Jul 15, 2010 5:49 am
by ina aadan
Inaar mesh ma adigoo kaliya jooga

reer Puntlaan kii kale xagay ka dheceen may wada safreen

Re: Salaan

Posted: Thu Jul 15, 2010 8:57 am
by abdalla11
lol maybe they all went to the mother land, sanadkaan waa sanadguuradii 12aad ee Puntland, feesto aan caadi ahayn baa la dhigi doona baan maqlay, Ina yey is in the guestlist