Page 1 of 1
My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 11:30 am
by Rightwing
So far I have disciplined Bohol, Liqaaye and Cali-gaab.
Mr Emperior5, let me tell you what disturbs me about you is the foul language that you use freely. Make sure inaad sidii suldaan u hadasho, hadii kale impeachment ayaa lagugu samaynayaa.
The_Emperior5 wrote:fukin qudhunbuursi, qoorta laga jarray qoortada qudhuntay
LE JUSTICIER
RW
Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 11:48 am
by The_Emperior5
Maalintay qudhunbuursigu muwaadinin dhab ah noqdaan ayaan deynaya

suldaanku disapline uma baahna wa disaplaysanyahay

Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 11:53 am
by Rightwing
The_Emperior5 wrote:Maalintay qudhunbuursigu muwaadinin dhab ah noqdaan ayaan deynaya

suldaanku disapline uma baahna wa disaplaysanyahay

Generalization looma baahna, adigoon caytamin ayaad hadana rockets ridi kartaa.
Miyaad aragtay topig danbe oo HY this HY that? edeb ayaan u yeelay wanankii yar-yaraa ee ingriiska ku naaxay.
Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 11:58 am
by ToughGong
Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 12:03 pm
by Rightwing
impeachment ma ku samaynaa?
Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 12:05 pm
by The_Emperior5
^^ war ma aniga ma riyaalaad ii mooday oo ina layaal ah

Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 12:14 pm
by ToughGong
Rightwing wrote:
impeachment ma ku samaynaa?

Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 12:14 pm
by kaliil
Rightwing wrote:
Miyaad aragtay topig danbe oo HY this HY that? edeb ayaan u yeelay wanankii yar-yaraa ee ingriiska ku naaxay.
Wanka ingiriiska ku naaxay ee cuqdada u dhimanayaa waa Liqaaye. Cali_gaab marmar uu kaftamo ama reerkiisa difaaco mooyee sida ka buka uma calaacalo.
Ka nacaska ah e Liqaaye isagoo HJ ceebaynaya ayuu u malaynayaa inuu Habar Jeclo wax u tarayo.Markaad wax u sheegataye is tidhi u caqli celinaya wakaa ku caynaya ee kaa xishoonayn.
Kan oo kale mid wax loo sheego maaha
Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 12:15 pm
by The_Emperior5
warya rightwing khalid ali maxaad ka rabta gacanyarahayga , warka uun bu ii keena mar mar , daya yarku wa wiil fiican eh

Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 12:17 pm
by kaliil
Re: My next victim to discipline is Emperior5 aka Khalid
Posted: Tue Jul 13, 2010 7:40 pm
by Cali_Gaab
Righwing waa oday biiqay walee. Musaasadiisa yaa siiya tolow
