Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaanyo"?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaanyo"?

Post by Bohol iyo karaman »

Hargeysa, July 14, 2010 (Haatuf) -Reerka uu kaa soo jeedo Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland ayaa isu haysan jirey in ay yasaan ama hoos uu dhigaan Beelaha Kale ee Isaaq ayaa manta hubsaday in ay yihii beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh isixaaq markii siwayn loogu codeeyeey musharaxii kaa soo jeedey beeshas.

Beeshan oo ah beel aan horee uu faami jiriin amaa soo dhex geli jiriin meelahaa ragu ku kaftamaayo ayaa manta waxa lagu dhex arkaa meelahaa ragu isugu yimaadaan iyago isku deyaayaa in ay ragaa laa qaybsadaan topic yadaa marka laga hadlaayo . nasiib xumo lagamaa yaabo in ay si hawl yar ula qabsadaan mawduucaa markaas golahaa yaalaa wayo labo arimood baa isu galay
1. Golahaa Ragu isugu yimaado oo ay ku cusub yihiin
2. Waxa kasta oo lagaa hadlaayo waxay ku soo darayaan siilaanyo, wayo siilaanyo waxay uu haystaan ilaah yar.

Isku soo wada duub oo arintaan ayada ahii waxay culaas wayn ku haysaa siilaanyo oo aad uu dhibsanaayaa kool koolintaa ay kool koolinayaan reerkiisu, wayo ma ahaa madaxwayne beeleed ee waa madaxwayne dal ay degaan ama ku dhaqan yihiin beelo badani.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5296
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by KingWaslawi »

Bohol iyo karaman wrote:Hargeysa, July 14, 2010 (Haatuf) -Reerka uu kaa soo jeedo Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland ayaa isu haysan jirey in ay yasaan ama hoos uu dhigaan Beelaha Kale ee Isaaq ayaa manta hubsaday in ay yihii beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh isixaaq markii siwayn loogu codeeyeey musharaxii kaa soo jeedey beeshas.

Beeshan oo ah beel aan horee uu faami jiriin amaa soo dhex geli jiriin meelahaa ragu ku kaftamaayo ayaa manta waxa lagu dhex arkaa meelahaa ragu isugu yimaadaan iyago isku deyaayaa in ay ragaa laa qaybsadaan topic yadaa marka laga hadlaayo . nasiib xumo lagamaa yaabo in ay si hawl yar ula qabsadaan mawduucaa markaas golahaa yaalaa wayo labo arimood baa isu galay
1. Golahaa Ragu isugu yimaado oo ay ku cusub yihiin
2. Waxa kasta oo lagaa hadlaayo waxay ku soo darayaan siilaanyo, wayo siilaanyo waxay uu haystaan ilaah yar.

Isku soo wada duub oo arintaan ayada ahii waxay culaas wayn ku haysaa siilaanyo oo aad uu dhibsanaayaa kool koolintaa ay kool koolinayaan reerkiisu, wayo ma ahaa madaxwayne beeleed ee waa madaxwayne dal ay degaan ama ku dhaqan yihiin beelo badani.
Source?

Halkaa lagu arkay wargeys Soomaaliga cayn-kan ah qora!? Niyaw haddaad is tidhaahdo been sheeg. Been run u eg baa la sheegaa.
Marka hore soo barro sida proper Soomaali loo qorro.
Bohol iyo Karaman Soomaaligii waad saaratay! Cuqdadda HJ ma waxay kaa gaadhay inaad wargeys dhan ka been abuurato! Oo waliba Soomaali curyaana soo qorto.
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by kaliil »

kan Bohol iyo karaman la yidhaahdo waa nacas sida Liqaaye cuqdadi hayso.Waxay ku kala duwanyihiin, Liqaaye Habar Yoonis oo dhan ayuu cuqdad ka qaaday oo ka sasaa, Bohol iyo karamana Siilaanyo iyo kulmiye ayuu cuqdad ka qaaday.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by The_Emperior5 »

looooooooooool bohol beenta nagada haatuf never wrote such thing
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by Rightwing »

Jeebkiisuu kala soo baxay sheekadan. Kan waa in Bancade lagu celiyaa geel inuu raaco mooye faa'ido kale maleh
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by LiQaaye_TDH »

This is Normal sow HY Maaha, wey wada Bukaan, Waxey Gaadhen inay New Papers Been ka Sameeyan :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Kaliiil Anigo waxaan ogahay, Inaad Ka Darantahay Bohol wallahi, Ka Cuqdad Badantahay, Waxaad Tahay Kii Odhan Carr ha Silaanyo Ha Qabsado Dagaal ayaan Ridayna Hadaan Nahay H-Joonis :lol: Hadaad Miyirsatay Markay Runti Gaadhay Lagu tusayna Inaad Tahay one single Qamandi :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by kaliil »

Liqaaye labadeena ka cuqdad u dhimanaya ee 100 topic maalin walba HY u furta waa la ogyahay. Xiitaa ma hadli taqaanid oo hadalkaan shalay ku lahaa ayaad hadda aniga igu leedahay :lol: . Anigaa waad buktaa shalay ku lahaa markaasaad i copygareynaysaa oo waxaan ku lahaa igu leedahay. Caqli malihid, afsomali ma taqaanid, beenaale cuqdadi haysana waad tahay.Hadday Habar Yoonis ku ciishay oo khaati ka taagantahay waa la iska celiyaaye internetka lagama calaacalo. Badhnaagoodkaagaasoo kale HY ilkahay ka daadiyaan oo adna waad ogtahay. Siilaanyo ilaa iyo hadda waxaanu sugaynaa xukuumaduu soo sameeyo noocay noqon, haddii wax macquul ah oo la aqbali karayn noola yimaadana waanu ka diidi. Habar Yoonis la`aanteedna wax meesha ka shaqayn doonaa ma jiraan. Dawlada share fiican baanu ka rabnaa Haddii kale sidii berigii hore ayaanu intaanu magaalo walba dagaal ka ridi.Ilaa hadda Siilaanyo waraysiyaduu bixinaayo si fiican ayuu u hadlayaa oo wuxuu sheegayaa inuu dadka cadaalad ku dhaqi oo samayn doono dawlad loo dhanyahay. Siilaanyo waxa la doortay markii Daahir Riyaale la nacay oo gobol walba waa looga codeeyey markaa waa ok.Handicap ayaad tahaye meesha dhareerka iyo niicda kala tag
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by Siciid85 »

Cayda Joojiiya Akhyarta.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by Goljano Lion »

Bohol iyo karaman wrote:Hargeysa, July 14, 2010 (Haatuf) -Reerka uu kaa soo jeedo Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland ayaa isu haysan jirey in ay yasaan ama hoos uu dhigaan Beelaha Kale ee Isaaq ayaa manta hubsaday in ay yihii beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh isixaaq markii siwayn loogu codeeyeey musharaxii kaa soo jeedey beeshas.

Beeshan oo ah beel aan horee uu faami jiriin amaa soo dhex geli jiriin meelahaa ragu ku kaftamaayo ayaa manta waxa lagu dhex arkaa meelahaa ragu isugu yimaadaan iyago isku deyaayaa in ay ragaa laa qaybsadaan topic yadaa marka laga hadlaayo . nasiib xumo lagamaa yaabo in ay si hawl yar ula qabsadaan mawduucaa markaas golahaa yaalaa wayo labo arimood baa isu galay
1. Golahaa Ragu isugu yimaado oo ay ku cusub yihiin
2. Waxa kasta oo lagaa hadlaayo waxay ku soo darayaan siilaanyo, wayo siilaanyo waxay uu haystaan ilaah yar.

Isku soo wada duub oo arintaan ayada ahii waxay culaas wayn ku haysaa siilaanyo oo aad uu dhibsanaayaa kool koolintaa ay kool koolinayaan reerkiisu, wayo ma ahaa madaxwayne beeleed ee waa madaxwayne dal ay degaan ama ku dhaqan yihiin beelo badani.
:lol: :lol: :lol: :lol: but Haatuf never wrote such nonesense
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by Siciid85 »

WTFFFFF Silaanyo wuxuu haystaa ILaah Yar :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by udun »

Bohol iyo karaman wrote:Hargeysa, July 14, 2010 (Haatuf) -Reerka uu kaa soo jeedo Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland ayaa isu haysan jirey in ay yasaan ama hoos uu dhigaan Beelaha Kale ee Isaaq ayaa manta hubsaday in ay yihii beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh isixaaq markii siwayn loogu codeeyeey musharaxii kaa soo jeedey beeshas.

Beeshan oo ah beel aan horee uu faami jiriin amaa soo dhex geli jiriin meelahaa ragu ku kaftamaayo ayaa manta waxa lagu dhex arkaa meelahaa ragu isugu yimaadaan iyago isku deyaayaa in ay ragaa laa qaybsadaan topic yadaa marka laga hadlaayo . nasiib xumo lagamaa yaabo in ay si hawl yar ula qabsadaan mawduucaa markaas golahaa yaalaa wayo labo arimood baa isu galay
1. Golahaa Ragu isugu yimaado oo ay ku cusub yihiin
2. Waxa kasta oo lagaa hadlaayo waxay ku soo darayaan siilaanyo, wayo siilaanyo waxay uu haystaan ilaah yar.

Isku soo wada duub oo arintaan ayada ahii waxay culaas wayn ku haysaa siilaanyo oo aad uu dhibsanaayaa kool koolintaa ay kool koolinayaan reerkiisu, wayo ma ahaa madaxwayne beeleed ee waa madaxwayne dal ay degaan ama ku dhaqan yihiin beelo badani.
Waar kii yaraa ee aan dhalay ee Badhax Udun (aka Bohol iyo Karaman) hadda ma HJ caydeeduu ka dhamaan waayey. Waar yaa u sheega haddii aan HJ jirin inuu sidii awoowayaashii fardahayga saalada ka guri lahaa. Badhaxoow hadii aad HJ deyn weydo sidii geel rimay ah oo awr baarqab ahi ku qooqan yahay baa laguu aabaahiyi.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Haatuf muxu ka qoray beesha Madaxwaynaha Cusub "siilaany

Post by ToughGong »

kaliil wrote:kan Bohol iyo karaman la yidhaahdo waa nacas sida Liqaaye cuqdadi hayso.Waxay ku kala duwanyihiin, Liqaaye Habar Yoonis oo dhan ayuu cuqdad ka qaaday oo ka sasaa, Bohol iyo karamana Siilaanyo iyo kulmiye ayuu cuqdad ka qaaday.
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”