Page 1 of 1

Horseed School Oo Shalay Laga Furay Magaalada Hargeysa

Posted: Wed Jul 14, 2010 8:33 am
by Siciid85
Hargeysa(Oodweynenews)- Waxaa maalintii shalay magaalada hargaysa khaasatan xaafadda new hargaysa laga furay school lamagac baxay Horseed school , Iskuulkani wuxuu ahaa mid ayaa mihii udanbaysay xayaysiintiisu kasocotay magaalada hargaysa.

Manaasibada furitaanka xafladan ayaa ahayd mid aad loo soo agaasimay, waxaana ka soo qaybgalay Wasiiro , Aqoonyahano , Maamulka saree Wasaarada Waxbarashada Somaliland , Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Sulaadiin iyo dadwaynakaloo badan.

Image

Goobta laguqabtay munaasibadan furitaanka school kan cusub ayaa ahayd Iskuulka dhexdiisa, waxaana halkaa hadalo kasoo jeediyay , Miaamulkii Iskuulka, Wasiiradii iyaguna kaqaybgalay munaasibadan ayaa dhamaantood ku dheeraaday sida wax barashadu faa iido maguuraan ah ugu leedahay xadaaradaha bulshada hore umartay.

Maamulka iskuulkan ayaa soo ban dhigay qaab casri ah oo ay wax barashadooda ugudbin doonaa, iyagoo sheegay in ay in badan ku holowlanaayeen in wax barashada noocan oo kale ah ay keenaan somaliland.

Image

Image

Image


Image



Horseed School
Hargeysa/Somaliland

Re: Horseed School Oo Shalay Laga Furay Magaalada Hargeysa

Posted: Wed Jul 14, 2010 8:34 am
by Siciid85
Image


Image



Image




Image

Re: Horseed School Oo Shalay Laga Furay Magaalada Hargeysa

Posted: Thu Jul 15, 2010 1:39 pm
by Somalistan
NH. :up:

Re: Horseed School Oo Shalay Laga Furay Magaalada Hargeysa

Posted: Thu Jul 15, 2010 1:39 pm
by Khalid Ali
Great development

Re: Horseed School Oo Shalay Laga Furay Magaalada Hargeysa

Posted: Thu Jul 15, 2010 1:47 pm
by kaliil
Nice. New Hargeysa waa degmada aad wax looga dhiso hadda.

Re: Horseed School Oo Shalay Laga Furay Magaalada Hargeysa

Posted: Fri Jul 16, 2010 1:13 pm
by hargaysaay
suldaanka isxaaqa si qayral caadiya u shaqeynaya, waa nin odaya walee