President of S/land silanyo invited to the igad summit
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
President of S/land silanyo invited to the igad summit
Weftigii Meeqaam ahaan ugu Sarreeyey Midowga Yurub oo la Filayo inay Dhawaan Booqasho ku Yimaaddaan Somaliland
Xogyaha arrimaha dibedda KULMIYE iyo wasiir-ku-xigeenka Qorshaynta oo Nairobi kaga qaybgalay shir ay qabanqaabiyeey Midawga Yurub iyo IGAD
Nairobi (Jam)- Wefti Culus oo noqonaya kii meeqaam ahaan ugu sareeyey Midowga Yurub, ayaa la filayaa in ay dhawaan booqasho rasmi ah ku yimaaddaan Somaliland.
Sida lagu sheegay qoraal uu xoghayaha arrimaha dibedda KULMIYE Dr. Maxamed Cumar Cabdillaahi xalay u soo diray Jamhuuriya, isaga oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu kaga qaybgalay shir ay si wada jir ah u qabanqaabiyeen Midawga Yurub iyo Urur-goboleedka IGAD, waxa dhawaan iman doona Somaliland madax ka socota ururka ay ku bahoobeen dalalka reer Yurub ee EU-da, kuwaasi oo noqon doona weftigigii ugu sareeyey dhinaca Midawga Yurub ee Somaliland yimaad.
Qoraalka uu Dr. Maxamed Cumar Cabdillaahi soo saaray waxa uu kaga xogwaray shir ay isaga iyo wasiir-ku-xigeenka Qorshaynta Somaliland Md. Axmed Xaashi Cabdi kaga qaybgaleen magaalada Nairobi, kulamo uu la yeeshay wasiiro ka tirsan dawlada Kenya iyo go’aan laga gaadhay fulinta mashruuca dhismaha wadada isku xidha Berbera iyo Tog-wajaale ee loo yaqaano ‘Berbera Corridor’. Qoraalkaa oo faahfaahsana waxa uu u qornaa sidan;
“Wefti aan hoggaminayo oo uu ka mid yahay Axmed Xaashi, wasiir-ku-xigeenka qorshaynta iyo Iskaashiga Caalmiga ah ee ee maamulka Rayaale, ayaa bishan 10 keedii u dhoofaynay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ka dib markii maamulka cusub ee madaxwayne Axmed Siilaanyo uu helay casuumad rasmi ah oo uu kaga qaybgalayo shirwayne ay qaban qaabiyeen urur-goboledka IGAD iyo ururka Midowga Yurub.
Shirkan oo ay ka qaybagaleen wsiirro iyo masuuliyiin ka socday lix waddan oo ka tirsan bariga iyo Geeska Afrika oo kala ah Itoobya, Kenya, Jabuuti Yuganda, Sudan iyo Eritriya, waxana lagaga hadalay arrimo la xidhiidha mashaariicda horumarinta ee Gobolka Geeska Afrika oo uu ka mid yahaya mashruuca dhismaha waddada isku xidha Berbera iyo Togwajaale ee loo yaqaan "Berbera Corridor."
Weftiga Somaliland waxay shirwaynhaasi ka warrameen faa’iidada dariiqaasi u yeelan doono isku xidhka dalka Somaliland iyo waddamada Geeska Afrika iyo waxtarka dhaqaale ee uu ku soo kordhin doona mandaqadda Geeska Afrika, waxayna shirka ku boorriyeen in la dardargaliyo hawlgalka mashruucan, iyadoo shirkaasi lagu caddeeyay in mashruucaas Midowga Yurub u arko mid muhim ah, laguna talo jiro fulintiisa dhawaan, sidaa awgeed waxa la go'aansaday in 28 bishan July lagu ansixin doona fulinta mashruucaas magaalo madaxda dalka Bilguim ee qaarada Yurub.
Intaan joognay magaalada Nairobi, waxaan la kulmay, shirka ka sokow, safiirka dalka Sweden ee fadhiya Kenya, wasiirka tamarta iyo wsiirka waddooyinka ee Kenya, safaarada Maraykank iyo madaxda Midawga Yurub ee bariga Afrika oo dhammaantood kala hadlay guusha ay shacabka reer Somaliland ka soo hooyeen doorashadii madaxtooyada ee 26 June 2010 dalka ka dhacday, baahida qaran ee Somaliland u baahan tahay inay iskaashiga horumarineed la yeelato bulshada caalamka iyo iskaashiga ilaalinta xasiloonida mandaqadda.
Waa markii ugu horaysay oo ay madax ka socota Somaliland ka qayb galaan shirarka urur-goboleedka IGAD, waxaana la filayaa in madaxda ka socota Midawga Yurub ay dhawaan booqosho ku iman doonaan Somaliland oo iyadoo noqon doonta waftigii ugu sarreeyay ee ka socda Midawga Yurub ee dalka yimaada.”
Jamhuuriya Online

- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
pathetic..dabodhilif..

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
dabo dhilif i dont understand , maxaad ka waddaabdisamad3 wrote:pathetic..dabodhilif..![]()
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
wa iska af somali..laakin adigu somali ma tihid marka waa wax aadan fahmi karin..The_Emperior5 wrote:dabo dhilif i dont understand , maxaad ka waddaabdisamad3 wrote:pathetic..dabodhilif..![]()

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
No i posted new concerning about a summit the leader of somaliland was invited to , u then said, dabo dhiilif what do u mean by that , thats my question, where did i claim that i am not somali?,
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
riyaale waad ku odhan kartaa dabadhilif waayo weynu aragnay laakiin siilanyo weli siyaasadiisa lama arag ee yaan durtaba la eedaynabdisamad3 wrote:pathetic..dabodhilif..![]()
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
no offense to you sxb..laakin history in the last 20 years have shown all the somali regionial clan and even TFG leaders serve the ethiopian agenda..I can assure you one thing sxb..no Somali will become a leader have any power with out ethiopia's blessing..hargaysaay wrote:riyaale waad ku odhan kartaa dabadhilif waayo weynu aragnay laakiin siilanyo weli siyaasadiisa lama arag ee yaan durtaba la eedaynabdisamad3 wrote:pathetic..dabodhilif..![]()
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
well I remember you one time told me you was from a different country and had a different culture and you even said there could difference in language as well..The_Emperior5 wrote:No i posted new concerning about a summit the leader of somaliland was invited to , u then said, dabo dhiilif what do u mean by that , thats my question, where did i claim that i am not somali?,
marka waxaan moday inadanba ereyga adaan fahmin...

anyway igad waxa dhistay ethiopian iyagana hada mamusha..what ever comes out of igad serve their agenda..so if your invited that can only mean one thing..and that is they need to use your people to achieve something..that something is unknown for now..but we will see in the future what that is.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
abdisamad3 wrote:well I remember you one time told me you was from a different country and had a different culture and you even said there could difference in language as well..The_Emperior5 wrote:No i posted new concerning about a summit the leader of somaliland was invited to , u then said, dabo dhiilif what do u mean by that , thats my question, where did i claim that i am not somali?,
marka waxaan moday inadanba ereyga adaan fahmin...![]()
anyway igad waxa dhistay ethiopian iyagana hada mamusha..what ever comes out of igad serve their agenda..so if your invited that can only mean one thing..and that is they need to use your people to achieve something..that something is unknown for now..but we will see in the future what that is.
you are confusing ethnicity with nationality my friend i am a somali from somaliland , there are somalis that are from djibouti there are somalis that are from Ethiopia , there are somalis from kenya and there are somalis from somalia
sxb anigu ethiopia buufis kama qabbo, danta somaliland comes first for us , we dont care if ethiopia gains from that or not or that kenya gains from that or not or that djibouti gains from that or not anagu ethiopia uma noolin sxb
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
iam not the confused one here..marna waxad leedahay somali ma ihi marna ma waa tahay..bal hada meel laguu raaco kaalay sheeg..The_Emperior5 wrote:abdisamad3 wrote:well I remember you one time told me you was from a different country and had a different culture and you even said there could difference in language as well..The_Emperior5 wrote:No i posted new concerning about a summit the leader of somaliland was invited to , u then said, dabo dhiilif what do u mean by that , thats my question, where did i claim that i am not somali?,
marka waxaan moday inadanba ereyga adaan fahmin...![]()
anyway igad waxa dhistay ethiopian iyagana hada mamusha..what ever comes out of igad serve their agenda..so if your invited that can only mean one thing..and that is they need to use your people to achieve something..that something is unknown for now..but we will see in the future what that is.
you are confusing ethnicity with nationality my friend i am a somali from somaliland ,

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
adigu dalka ayaad isku qaldaysa iyo luqada ama ethnic groupka nationality iyo luqada iyo dhalashad qawmiyad kala saar
Anigu jamhuuriyada somaliland baan ka yimi, Adigu na dalka somaliyaad ka timi
Anigu jamhuuriyada somaliland baan ka yimi, Adigu na dalka somaliyaad ka timi
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
The_Emperior5 wrote:adigu dalka ayaad isku qaldaysa iyo luqada ama ethnic groupka nationality iyo luqada iyo dhalashad qawmiyad kala saar
Anigu jamhuuriyada somaliland baan ka yimi, Adigu na dalka somaliyaad ka timi

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
hee whats so funny qofka somaliga eeh jabuuti ku dhashay wuxu haysta dhalashada jabuuti wuxuna ka so jeeda qawmiyada somali wuxuna ku hadla luqada somali, mahana qof somaliya ka yimid maha na qof somaliland ka yimi
qofka carabka eeh ka yimid dalka Yemen ahna qof siida dhalashada yemen, maha qof ka so jeeda sacuudi carabiya , laakin wa carab wa isku luqad iyo isku diin
qofka carabka eeh ka yimid dalka Yemen ahna qof siida dhalashada yemen, maha qof ka so jeeda sacuudi carabiya , laakin wa carab wa isku luqad iyo isku diin
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: President of S/land silanyo invited to the igad summit
your comparation and example's are helarious..
an

an
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 728 Views
-
Last post by zidane88
-
- 7 Replies
- 737 Views
-
Last post by Gabre
-
- 12 Replies
- 670 Views
-
Last post by luis1
-
- 3 Replies
- 903 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 1 Replies
- 256 Views
-
Last post by original dervish
-
- 12 Replies
- 1644 Views
-
Last post by Prlnce
-
- 2 Replies
- 1447 Views
-
Last post by RIIGHAYE
-
- 4 Replies
- 813 Views
-
Last post by Nubis
-
- 27 Replies
- 1576 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 3 Replies
- 569 Views
-
Last post by BigBreak