This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

Post by hanqadh »


Ujeedo: Cambaarayn Xasuuqa ciidamada gumaysiga madaw ee Ethiopia kawadaan Ceel Dibir Jaaliyada Beesha Sade ee Finalnd: Waxay sida oogu xun u cam baaraynaysaa Xasuuqii ka dhacay Ceel Dibir xasuuqaas oo ay gaysteen ciidamada gumaysiga madaw ee Ethiopia. Falalkaaas waxuushnimada ah ee taliska dhiigyacabka ah ee ka qawlaysto Adis-Ababa kawadaan Somaliya gaar ahaan dhulka somaliyeed ee ay boobka ku haystaan ee Ogaadeenya waan cambaaraynaynaa.

Sidoo kale waxaan cabmaaraynaynaa tacatiyada ay gaysanayaan ciidamada gumaysiga madaw ee ethiopia sida gumaadka, Kufsiga,dhaca, barakicinta, iyo xasuuqa joogtada ah.



Ciidanka Gumaysiga madaw ee Ethiopia ee xasuuqa kawado Ceel dibir ee dhulka Ogaadeenya walina siiwado gumaadka iyo boobka hantidii shacabka ku noolaa Ceel dibir waan cambaraynaynaa.



Sidaa darteed Jaaliyada beesha Sade ee Finland waxay falkaas waxuushnimada ah ee uu sameeyay taliska macan gaga ah ee ka qawlaysta Adis-Ababa waxay u aragtaa fal bahalnimo ah oo waligiiba lagu yaqaanay taliska Adis-Ababa.



Jaaliyadu waxay u tacsiyadaynaysaa eheladii iyo somali oo dhan dadkii somaliyeed ee lagu xasuuqay Ceel dibir sidoo kale waxaan u ducaynaynaa kuwii ku dhaawacmay in ilaahay caafiyo AAMIIN.



Ugu dambayntii waxaan umada soomaaliyeed oogu baaqaynaa meel kastoo ay joogaan inay u midoobaan cadawga soo jireenka ah ee ila iyo Ahmed Guray xasuuqayay shacabka somaliyeed.



Somaliya Hanoolaato.


Gudoomiyaha Jaaliyada beesha Sade ee finalnd
Eng Idiris Hassan Farah
E-mail: Idirishf@hotmail.com

Nothing hurts the Xabashi more than the type of language used here, alot of the MR/Sade post-Ceel Dibir incident were seemingly appeasing the Ethiopians and blaming some clan conspiracy against them instead of focusing on the root of the problem...but they have hit the nail here.

First of all they got the name correct "Ogadenia" which will tick them off dhulka waa Ogadenia ma aha Ismamul Itoopiya laga kireystay, those who were refferring to it as K5 or Dhulka ismaamulka are under the spell of gumeysiga.
They mention inuu Gumeysi yahay, hadana uu qaska Somalida dhex yaale ay Itoopiya ka dambayso another magnificent point.

You dont wail and carry on, you condemn the Gumeysi and tell them there day is coming...unlike Ahlu sunnah Itopiyaan ka sugaynaa jawaab lol.

If we could have more concensus like this we would get somewhere. :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

Post by The_Emperior5 »

Merxaanku i ma jaaliyadu qabil bey qurbaha ku leeyihin i mean as jilib jilibyo
Galmeygaag
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 488
Joined: Tue Feb 16, 2010 6:42 pm
Location: 2 the Angleofdeath..Seefta-Sade is drawn, N by Allah the slaves of Amxaar will pay for their crimes.

Re: This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

Post by Galmeygaag »

this guy is a JOKE, war adigaa lagu kala wataa NOT beesha Sade who are united in their condemnation of the HIV Amxaar. war yaa allah yaqaan.

you so fokin dumb, return to you dhaanto fokin cayayaan. we know how to deal with Xabashi, dont need 4jeeble to recognize our pursuit in defending our land and people.


i just hope after all this is taken care off, Cagdheer in Caabudwaaq will be handed over to their masters, just like they are done in P/L. losts dogs need to be sent back to their owners.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

Post by hanqadh »

war doqonkan yaa meel fadhiisa yidhaahda, what are you going to defend? is ahlu sunnah or Barre goin to come to your aid.Hope all you want but Ethiopia can burn 200 sade to the ground and the situation will remain and no one will do sht.

I think your a girl? too much emotion.
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

Post by Queen_Arawello »

Hanqadh reerkan Mareexan la yidhaado wallahi waa gob..gobonimada waa lo dashaa..waa reerka daroodka ugu gobsan :up: :up:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

Post by CoolPoisons »

War Ethiopia waa la yaqaan inay yihin cadow Somaliyed but thats not the problem

Problemka waxa weeyey dhabadhilif u shaqeeya oo ka so jeeda qabiil gaar ah

Sababta Somali Galbed u xorobi weydey's cause of the jawaasis working for Ethiopia oo gumaad ku haya shacabka ku dhaqan meeshas

Teeda kale, Somali Galbed Somali idil ayaa degan oo dad gaar ah ma degaan
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

Post by hanqadh »

Dalka Ogadenia baa la dhahaa ogow.
CoolPoisons wrote:Problemka waxa weeyey dhabadhilif u shaqeeya oo ka so jeeda qabiil gaar ah
Waa kow, 17 liyuu Police oo Hawiye ah baa lagu dilay aaga Harar akteeda bari dhaweyd, niman Ciise oo Liyuu Police ah baa Dagaxbuur lagu dilay, Buhodle Geri iyo Idoor Liyuu Police baa ku duulay, away qabiilka gaarka u ah, etc.

Qabiilkaad leedahay waa u gaar waa kuwa u dhimanaya dhulka, ee la barakiciyay, ee degaanadoodi la wada gubay....waa shacbi geesi ah, dad daalay oo iskooda u noqda ragg u shaqeeya Gumeysina waa laga heli.Ogaden waa Qabiilka Hormuudka u ah Xornimada, Dabaqoodhi waligii wuu jiri oo Qomiyad kasta waa laga heli ragg calool u shaqeystyaal ah.Dabaqoodhigu waa niman Xabashi soo tababartay isku dabeecad'na ah, wax kastana waa laga fili ee hadii Marexan la dilo u dulqaado qabaail aana la xasuuqin Ogadenia kama jiro.

Qabiilka Darawiish ilaa Nasrullah ila WSLF ilaa ONLF dagaalamaya waa Geesi Geesi dhalay, Allow sii Barakee Ogaden. :mrgreen:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: This is how you reply, Welldone Beesha sade ee Finland.

Post by CoolPoisons »

^^ War kuwaas ya ka hadlayo

Aniga waxaan ka hadlaya kuwa xasuuqay shicibka deegaanka Celdhibir

Waana la yaqaana cide yihin
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”