Entering dh/mareb means death,admits shababwebsite

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Entering dh/mareb means death,admits shababwebsite

Post by AhlulbaytSoldier »

Maleeshiyaadka Qabuura Galeenka oo dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareb iyo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin oo Weli ku sugan Kuurka magaalada.
Thursday, 15 July 2010 15:12 administrator Xilli dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogan ay saacadihii lasoo dhaafay ka jireen gobolka G/gaduud bartamaha dalka Soomaaliya ayey magaalada Dhuusamareeb dib ugu soo laabteen maleeshiyaadkii horay u joogay.


Wararka nagasoo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaadkii Qabuura Galeenka Mushrkiinta ahaa ee xalay faarujiyey magaalada ay galabta dib ugu laabteen magaalada.


Goob jooge ku sugan Dhuusamareeb ayaa sheegay in magaalada ay dhanka Guriceel kasoo galeen Maleeshiyo ku hubaysan 8 Gaadiidka dagaalka ah islamarkaana ay fariisin ka dhigteen xarunta gobalka iyo Saldhigga Booliska.

Maleeshiyaadkan oo muddo 24-saacadood ah ka maqnaa magaalada ayaan la ogayn waxa ka dambeeya dib usoo laabashadooda, ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaan ku deg degin in ay galaan magaalada oo mudda saacada ah ahayd bayllo aan cidna maamulin.

Degmada C/waaq ee gobalka G/gaduud ayaa weli go'doon ka ah magaalada Dhuusamareen waxaana wadada labada magaalo isku xirta ku sugan guutooyin katirsan Shabaabul Mujaahidiin.

Xoogaga islaamiyiinta ah ayaa u muuqda in aysan ku deg degayn deegaan qabsi ilaa iyo inta ay ka cuuryaaminayaan awoodda Mushrikiinta oo ku wiiqantay weeraro kedis ah iyo beelo Muhiim u ahaa Isbahaysigooda oo ka baxay shirkiga yaal Guriceel iyo Dhuusamareb.
Last Updated on Thursday, 15 July 2010 15:57



May Allah give us sufi islamic state :up:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”