ciyaal ciyaal soo gal;a saaxiibayaal

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

ciyaal ciyaal soo gal;a saaxiibayaal

Post by hargaysaay »

baryahan waxaan ku yara qoslaa caruur meeshan ku jirta oo ka dhamaan waayey jiciir this jiciir that , inaar ninka xiligiisa markay gaadho wuu iska tegi, waxaana bedeli kara councelka reer hargeysa siilaanyo waa madexweynihii dalka markaa mayor bedelidis shuqul kuma leh ee niyada khayr u sheega, shirkii u dambeeyay ee u la yeeshay mayorka sadexda magaalo ee waaweyn hargeysa burco iyo boorama waxay ahayd uun sidii magaalooyinka loo horumarin lahaa.

siilaanyo anigu shaqsi ahaan waan ixtiraamaa waa madaxweyne si xora loo doortay laakiin caruur yar yaroo meeshan kujirta ayaa ku nacsiinaya.

ugu dambayn suaal to reer jaamac waall, ilaah baan idinku dhaarshee ma descrimination intan leeg baad dareensanaydeen waxa la mooda sidii siilanyo loo doortayba maxaabiis jeel in badan inta lagu hayey la soo daayey oo ku waashay xoriyadu waa sidan xoriyadu waa sidaas(siilaanyo waa sidan HJ waa sidaas)

min fadlikum ninkaa xadaariga ah ee ilbaxa ah ee right wing ku dayda,
xataa miskiinkii yaraa ee emperor kulmiye waad nacsiiseen
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: ciyaal ciyaal soo gal;a saaxiibayaal

Post by Mr_Alfaas »

hargaysaay wrote:baryahan waxaan ku yara qoslaa caruur meeshan ku jirta oo ka dhamaan waayey jiciir this jiciir that , inaar ninka xiligiisa markay gaadho wuu iska tegi, waxaana bedeli kara councelka reer hargeysa siilaanyo waa madexweynihii dalka markaa mayor bedelidis shuqul kuma leh ee niyada khayr u sheega, shirkii u dambeeyay ee u la yeeshay mayorka sadexda magaalo ee waaweyn hargeysa burco iyo boorama waxay ahayd uun sidii magaalooyinka loo horumarin lahaa.

siilaanyo anigu shaqsi ahaan waan ixtiraamaa waa madaxweyne si xora loo doortay laakiin caruur yar yaroo meeshan kujirta ayaa ku nacsiinaya.

ugu dambayn suaal to reer jaamac waall, ilaah baan idinku dhaarshee ma descrimination intan leeg baad dareensanaydeen waxa la mooda sidii siilanyo loo doortayba maxaabiis jeel in badan inta lagu hayey la soo daayey oo ku waashay xoriyadu waa sidan xoriyadu waa sidaas(siilaanyo waa sidan HJ waa sidaas)

min fadlikum ninkaa xadaariga ah ee ilbaxa ah ee right wing ku dayda,
xataa miskiinkii yaraa ee emperor kulmiye waad nacsiiseen
well said. :up: :up: inader.

waxa ay dad badan u haystaan in madaxweynuhu wax kasta badali karo. :down:

:sland: :up:
golaha degaanka
golaha baarlamanka

xukuumadu shaqo kuma laha. :mrgreen:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: ciyaal ciyaal soo gal;a saaxiibayaal

Post by kaliil »

Ma badowga jaahilka ah ee Liqaaye ayaad wax ka dhaadhicin karaysaan. Wuxuu u malaynayaa inuu Siilaanyo meesha sida gurigiisa u maamuli karayo oo ciduu doonana eryayo ciduu doonana daynayo.
Waxa jira waxyaabo madaxweynuhu shaqo ku lahayn oo faragelin karayn.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: ciyaal ciyaal soo gal;a saaxiibayaal

Post by Cali_Gaab »

Hargaysaay, horta adigu waxaad tahay dirta waqooyiga markaa afka isku qabbo camu.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: ciyaal ciyaal soo gal;a saaxiibayaal

Post by hargaysaay »

Cali_Gaab wrote:Hargaysaay, horta adigu waxaad tahay dirta waqooyiga markaa afka isku qabbo camu.
what I am and what I believe in are simply non of the handicap people bussiness :D sorry man but your name says it all
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”