GULUFKU (SNM) WAA HALKII GEYIGA SOMALI LAND BAA LEH
Hadaba waxaan leeyahay kooxdan yar ee leh waxbaanu xoraynaynaa ee Ssc lamagac baxday “Ninkii dhici jiray dhibku malehee Dhawaan baradkaw ha dheeliman” Somaliland midhaa waxaad ahaydeen intiina badani qolooyinkii aan qaan gaadhka ahayne waagii ay Somaliland kula jirtay dagaalka taliskii dhiigya cabka ahaa ee siyaaad bare waxaa loo soo maray dhib badan oo aanan halkan idiinku soo koobi Karin, saaxiibayaal wiilal cad cad oo idinka karti iyo aqoonba badnaa baa wadankan usoo shahiiday, qaarbaa hada aan lugo iyo gacmo toona lahayn, qaarbaa aaboyaashood iyo walaalohoodba meel lagu wada dilay iyagoo wadankan aad manta nabada ku daaqaysaan sidii ay nabad iyo barwaaqo uga dhigi lahaayeen doonaya, waxaan leeyahay inta nabadu joogtaa ninba labo nin leegyahay ha moodina in SNM ay baaba’day SNM waxay dhashay republic Of Somaliland , waxaaa joogta laydiinka warami maayee SNM tii oo weliba dawlad ah awel jabhad bay ahayde oo weliba aad u nasatay, waxaa jooga oo hada iyana koray oo qaan gaadhay kuwii aabo yaashood iyo ehelkoodii lagu dilay halgankii , waxaan leeyahay “GULUFKU (SNM) WAA HALKII GEYIGANA SOMALILAND BAA LEH”
Hadaba waxaan baaq u dirayaa waxgaradka,Aqoon yahanka,Culima awdiinka iYo dhalinyarada ay kasoo jeedaaan maleeshiyada yar waxaan leeyahay Colaad Wiilbaa Kaaga Dhinta ee Wiil kuuguma Dhasho yaan degaankaas ku dhaqan nabada loo horseedin colaad, Somaliland na waa la yaqaanaa xuduudeheeda iyo waxay tahay iyo hada halka ay marayso nin ragihina waa ogyahay nacasna loo shegi mayo.
Four skinnies with Ak47 in the middle of nowhere,
S.S.C WAXAAN LEEYAHAY ....
Moderator: Moderators
Re: S.S.C WAXAAN LEEYAHAY ....
Nin ragihina waa ogyahay NACASNA LOO SHEEGI MAAYO



Re: S.S.C WAXAAN LEEYAHAY ....
Miyaad noo faanaysaan mise waa goolaaftan?
Re: S.S.C WAXAAN LEEYAHAY ....
OH MAN, WAR SSC 4 MONTHS BAY DHISANTAHAYE WAA MAXAY CALAACLAKAN IYO JAHWREERKAN IDINKU DHACAY?? WAR YAA IS GAADHAYBA, MAANAGAA WALI XABADBA RIDNAY, WALAAHAY WAXAAN KA BAQAYAA INAAD MARHAYA KA CARARTAAN, WAR SOWDINKI LAHAA S/LAND BAA NALA YIDHAAHAA, WAA MAXAY CALAACALKAN IYO ILMADU, WAR BA'A... CEEBAY TACAAL...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1879 Views
-
Last post by balwarama
-
- 3 Replies
- 306 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 3 Replies
- 1776 Views
-
Last post by adanboy
-
- 9 Replies
- 539 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 74 Replies
- 7207 Views
-
Last post by kaliil
-
- 1 Replies
- 1043 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 4 Replies
- 609 Views
-
Last post by great-legend
-
- 13 Replies
- 751 Views
-
Last post by Libah86
-
- 28 Replies
- 4137 Views
-
Last post by BigBreak