Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhanka C
Moderator: Moderators
Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhanka C
Dhaawaca Qaar Ka Tirsana Ciidamada Qaranka Somaliland ee Ku Dhaawacmay Dagaaladii ka Dhacay Widh-Widh oo Goor Dhaweyd Soo Gaadhay Magaalada Burco
Burco(Oodweynenews)- Waxaa Goor dhaweyd soo gaadhay magaalada Burco dhaawaca 2askari oo ka tirsan ciidamada qaranka jamhuuriayada somaliland ee ku soo dhaawacmay dagaaladii xalay ilaa saaka ka dhacay Widhwidh.
waxa kale iyana jira warar hor dhaca oo sheegaya in haatan ay iyana soo gaadheen Magaalada Burco in ku dhaw 8maxbuus oo ka tirsan maleeshiyada la magacbaxaday SSC ee iayaga uu dagaalku ku dhexmaray ciidanka qaranka jamhuuriayada Somaliland Degaanka widh-widh oo ka tirsan Gobolkaasi Sool.
Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhanka Ciidamada qaranka Jamhuuriatada Somaliland uu kaga dhintay mid ka mid cidaamadaasi halka laba kalena ay ku dhaawacmeen waxaan ilaa hatan la sheegayaa in Deegaamadaasi ay Nabdoonyihiin oo dhinacyadii ku dagaalamay ay kal fadhiyaan Fadhiisimadoodii hore halka gacan ku haynta magaalada Widh-Widhna ay haatan gacanta ugu jirto ciidamada qaranka Somaliland oo iyagu nabadgalyda haatan si weyn u adkaynaya.
Dhanka Jabhada La magacbaxday SSC ayaa iyada wax wara aan laga helayn dhanka isgaadhsiinta oo adg awgeed balse ila xogogaala oo goobaha ay ka taliyaan Kooxda SSC ayaa u sheegay shabakadan wararka ee Oodweyne inay ku suganyihiin Fadhiisamadoodii hore.
Geesta kale waxaa iyana maanta laga Dareemayay Deegaamadaasi ay dagaalado ka dhaceen sansaan colaadeed Taas oo lagu arkaayay in dad badani ay isla maantaba ka qaxeen Goobaha y isku horfadhiyeen dhinacyadii dagaalamay kuwaasi oo ka cabsi qaba in mar kale dagaal ka dhex qarxo.
Maxamed Cawad Maxamed
Oodweyne News/Burco Office

- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
http://horseedmedia.net/2010/07/16/kays ... ka-hadlay/
Maqal waraysiga Keyse Cabdi Yusuf
“…Ururka dib u dhac baahsan ayaa ku yimi oo ah dhinacyada siyaasada,dhaqaalaha,maamulka oo noqday fadhiid sidaa daraadeed waxaan go’aansanay in aan noqono garab gooni u taagan oo ka madaxbanaan hogaanka midnimada iyo badbaadada SSC Saleebaan Ciise Axmed xagla toosiye…”,ayuu yiri.
Maqal waraysiga Keyse Cabdi Yusuf
“…Ururka dib u dhac baahsan ayaa ku yimi oo ah dhinacyada siyaasada,dhaqaalaha,maamulka oo noqday fadhiid sidaa daraadeed waxaan go’aansanay in aan noqono garab gooni u taagan oo ka madaxbanaan hogaanka midnimada iyo badbaadada SSC Saleebaan Ciise Axmed xagla toosiye…”,ayuu yiri.
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
Cirwaaq wrote:http://horseedmedia.net/2010/07/16/kays ... ka-hadlay/
Maqal waraysiga Keyse Cabdi Yusuf
“…Ururka dib u dhac baahsan ayaa ku yimi oo ah dhinacyada siyaasada,dhaqaalaha,maamulka oo noqday fadhiid sidaa daraadeed waxaan go’aansanay in aan noqono garab gooni u taagan oo ka madaxbanaan hogaanka midnimada iyo badbaadada SSC Saleebaan Ciise Axmed xagla toosiye…”,ayuu yiri.
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
I will agree only on a single point with UDUN. This SSc group have done all of this simply for attention and now it is getting out of their control and they do not have the intelligence to stop the momentum of the movement.
More local have abandoned their homes and as the conflict sweeps across sool it will likely wipe out entire settlements for every.
Elections are finished and they are left with a bitter taste in their mouth. There is a point of no return in any decision or action and this group has passed that point. Were they to now withdraw they will never have the chance to rally the people ever again.
Somali Suicide Cemetery
RIP
[youtube]iGKI9-evhZM&feature=related[/youtube]
More local have abandoned their homes and as the conflict sweeps across sool it will likely wipe out entire settlements for every.
Elections are finished and they are left with a bitter taste in their mouth. There is a point of no return in any decision or action and this group has passed that point. Were they to now withdraw they will never have the chance to rally the people ever again.
Somali Suicide Cemetery
[youtube]iGKI9-evhZM&feature=related[/youtube]
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
Cirwaaq,Cirwaaq wrote:I will agree only on a single point with UDUN. This SSc group have done all of this simply for attention and now it is getting out of their control and they do not have the intelligence to stop the momentum of the movement.
More local have abandoned their homes and as the conflict sweeps across sool it will likely wipe out entire settlements for every.
Elections are finished and they are left with a bitter taste in their mouth. There is a point of no return in any decision or action and this group has passed that point. Were they to now withdraw they will never have the chance to rally the people ever again.
Somali Suicide CemeteryRIP
Stop the Habaar. You are very evil in wishing that "More local have abandoned their homes and as the conflict sweeps across sool it will likely wipe out entire settlements for every." Your hope that the conflict will wipe out entire settlments in just cursing and wishful thinking. We have been through worse conflicts than these and we are only dealing with minor skirmishes and we are still here so stop this habaar you are throwing around.
Elections are finished? The last SL election did not take place in our territories and we don't really care how leads the SL entity.
Thank you tough for showing your true colours and where your loyalties lie. I am glad you are proving my point that you are no way Koonfurian but SLander in a Koonfuria coat. "They say you can run but you can't hide and you have just proven my point".
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
Are you going to deny me my birth right?
Perhabs you like most typical Somali suicide cemetery residents were born in hargeisa. I wasn't and you are ore of a somaliland then i will ever be... SSC is part of somaliland right? Well koonfur is not part of somaliland.
Simple logic to be honest, you are a somaliland in denail. I am just a non-lander that is positive towards the achievement of your people in the north. Even if you fight today, you are still intertwinned northerners and like a typical "Walaalo people" that you all are you will always love each other more then then you love a koonfurian.
You and your borther against any koonfurian
The younger brother is just having a tantrum moment and it iwll subside soon insha'allah and i will retract that which you see as habaar.
Nabad iyo Caano geel
udun once a lander always a lander you will never wash it off... just accept the inevitable

One a Somali always a Somali. We all brothers and sisters who belong to the Somali Republic including SLers. Let us keep it that way and hope for the best.

- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
udun niyaw anigu wax dhulbahante ah inan hargeysa aanu sxb ahayn oo hooyadii isxaaq ahayd baan aqaanaa oo reer hargeysa ah wuxuu ahaa jilib la yidhaa CALI geri wuxuu ii sheegay in cali gali yahay jilibka ugu balaadhan dhulbahante wuxuuna ii sheegay in waa hore ay 1000 nin iska kala dileen khilaaf ka bilaabmay barkad awgeed, waxa kaloo uu ii sheegay in jilib la yidhaa hagar aadan uu yahay ka idunku dagaalyahansan, markaa ma runtiibaa waxyaalahaasi
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
Cali Geri uguma badna laakiin waa ka mid ah reeraha ugu badan. Reer Hagar dee taariikhda Soomaalida haddaad baadho, badh iyagaa leh. Reero kale oo badanina waa jiraan. Maashallaah, reerku waa wada LAANDHEEREhargaysaay wrote:udun niyaw anigu wax dhulbahante ah inan hargeysa aanu sxb ahayn oo hooyadii isxaaq ahayd baan aqaanaa oo reer hargeysa ah wuxuu ahaa jilib la yidhaa CALI geri wuxuu ii sheegay in cali gali yahay jilibka ugu balaadhan dhulbahante wuxuuna ii sheegay in waa hore ay 1000 nin iska kala dileen khilaaf ka bilaabmay barkad awgeed, waxa kaloo uu ii sheegay in jilib la yidhaa hagar aadan uu yahay ka idunku dagaalyahansan, markaa ma runtiibaa waxyaalahaasi
Waxaan ku weydiiyey laakiin halkaan maxaad usoo taageeri weydey?
Waxaan rabay inaan idhaahdo ninkaas Hargaaysaay la yidhaahdo oo Isaaq ah baa fikradaas ila qaba iyo waliba rag kale oo aan aqaano.One a Somali always a Somali. We all brothers and sisters who belong to the Somali Republic including SLers. Let us keep it that way and hope for the best.
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
WAR ILEEN KAN HARGAYSAAY WUXUU DHULBAHANTE U CAAYO, ILEEN WAA NIN AAN WAX AQOON AH U LAHAYN, WUXUU KU LEEYAHAY HAL NIN OO DHULBAHANTE AH BAAN AQAANAA, RUNTII QOFKU HADUU RABO INUU DAD LA KAFTAMO AMA UU LA DOODO WAA INUU DADKA YAQAANAA. WAXAAN OGAHAY ISAAQA DHULBAHANTE YAQAANAA WAXBAY XEERIYAAN OO INTOODA BADAN MA CAYTAMAAN, LAKIIN QOLYIHIINAA SHISHE DEE DAKA HADAYDAAN AQOON WAX LAGAMA SHEEGO.hargaysaay wrote:udun niyaw anigu wax dhulbahante ah inan hargeysa aanu sxb ahayn oo hooyadii isxaaq ahayd baan aqaanaa oo reer hargeysa ah wuxuu ahaa jilib la yidhaa CALI geri wuxuu ii sheegay in cali gali yahay jilibka ugu balaadhan dhulbahante wuxuuna ii sheegay in waa hore ay 1000 nin iska kala dileen khilaaf ka bilaabmay barkad awgeed, waxa kaloo uu ii sheegay in jilib la yidhaa hagar aadan uu yahay ka idunku dagaalyahansan, markaa ma runtiibaa waxyaalahaasi
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
abti anigu dhulbahante waxaan idhaa dagaalku idinka iyo anagaba idiinma fiicna ee qoryaha dhiga that is all.
waana runtaa dhulbahante aad um aqaan nin ciidagale oo reer hargeysa ah baan ahay markaa reer bariga ma aqaan
laakiin anagu ogaadeenka ayaan naqaan , idinkana HJ ayaad is taqaanaan, ee idinkuna isaaqa ha jamcinina, anagu hadaan ogaadeen isleyno ama is qabano hadaan idhaa daarood baan isleynay sow dhib maaha idinkina hadaad HJ isqabataan ha odhanina isaaq baan is qabanay,
waana runtaa dhulbahante aad um aqaan nin ciidagale oo reer hargeysa ah baan ahay markaa reer bariga ma aqaan
laakiin anagu ogaadeenka ayaan naqaan , idinkana HJ ayaad is taqaanaan, ee idinkuna isaaqa ha jamcinina, anagu hadaan ogaadeen isleyno ama is qabano hadaan idhaa daarood baan isleynay sow dhib maaha idinkina hadaad HJ isqabataan ha odhanina isaaq baan is qabanay,
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
hargaysaay wrote:abti anigu dhulbahante waxaan idhaa dagaalku idinka iyo anagaba idiinma fiicna ee qoryaha dhiga that is all.
waana runtaa dhulbahante aad um aqaan nin ciidagale oo reer hargeysa ah baan ahay markaa reer bariga ma aqaan
laakiin anagu ogaadeenka ayaan naqaan , idinkana HJ ayaad is taqaanaan, ee idinkuna isaaqa ha jamcinina, anagu hadaan ogaadeen isleyno ama is qabano hadaan idhaa daarood baan isleynay sow dhib maaha idinkina hadaad HJ isqabataan ha odhanina isaaq baan is qabanay,
hargaysaay waxaad tahay Ciidagale?? horta walaahay my best friend is Ciidagale, very nice guy, unlike you I have friend for most isaaqs, that is why I can challenge any isaaq here.
Mida kale waxaad tidhi Dhulbahante Habar jeclo uun bay is yaqaanaan ee maxaad u tidhaahdaan isaaq baanu islaynaa, Runtii dhulbahante habar jeclo oo qudha isma layaan, iyaga kaliyana ma wada degaan. Dhulabahante hadii aad taariikhda eegto waxay islaayaaan Habar yonis iyo Habar jeclo. labadoodabana xuduud bay wadaagaan. labadooduna waxay ka mid yihiin qabiilada isaaq ugu waawayn. Habar yonis waxay dhinaca nugaal iska laayaaan dhulbahantaha reer nugaaleed, dhinaca hawadkana waxay is dilaan oo ilaa waqti badan is dilayeen qabiilka la yidhaa Reer hagar, sababtaasaa keentay in dhulbahante yidhaaho isaaq baanu is laynaa. Markaa Mr Hargaysaay qoraalo aad halkan ku qortay baan arkay oo aad u caaya beesha dhulbahante, wayna cadahay inaadan aqoon u lahayn reerkaas markaa kaftanku waxuu ku fiican yahay inaad taqaano dadka aad wax ka sheegayso. bal hada wixii laga bilaabo dee is ilaali hadii kale dee my ciidagale friend baan kaa dacwayn doonaa..
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
horta thanks for the information niyaw sxb anigu hargeysa bariba ugama bxin alaylehe mar aan 1999 burco tagay mooyee markaa taariikhdaa bariga iyo qabiiladoodaba inaan wax ka sheegaa waa khalad ee xaal qaado oday
Re: Dagaaladan ka dhacay Widh-widh ayaa la sheegayaa in dhan
War ninyhow hargaysaay horta xaalkii aad bixisay waan kaa aqbaly, qofka dadnimadiisa waxaa lagu qiyaasaa marka uu khalad galo ee uu garowsado. waxaan u malaynayaa nin wanaagsan baad tahay laakiin caadifad baa jirta, taasoo inagoo dhan inagu wada jirta, markaa dee kaftanka yaan la joojin laakiin waa in uu ixtiraam jiro.. aad baad u mahadsantahay...hargaysaay wrote:horta thanks for the information niyaw sxb anigu hargeysa bariba ugama bxin alaylehe mar aan 1999 burco tagay mooyee markaa taariikhdaa bariga iyo qabiiladoodaba inaan wax ka sheegaa waa khalad ee xaal qaado oday
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 110 Replies
- 8539 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 470 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 921 Views
-
Last post by Cartan Boss
-
- 7 Replies
- 986 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 16 Replies
- 2013 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 25 Replies
- 5248 Views
-
Last post by Fale
-
- 2 Replies
- 645 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 63 Replies
- 5265 Views
-
Last post by original dervish
-
- 11 Replies
- 2049 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 458 Views
-
Last post by FBISOMALIA