Atom is a local but has old connections with a number of Islamist networks worldwide," said Bile Mohamoud, a security official in Puntland's economic capital Bosasso.
Atom, from the Warsangeli clan, was born in Galgala around 1966 and has led his local militia since at least 2006. The UN group monitoring the arms embargo describes him as an arms trafficker and key supplier of weapons to the Shebab.
"
We believe he wants to turn this place, the most impenetrable mountains in Somalia, into an Al Qaeda hide-out," Mohamoud said.
Waxaan rumaysnahay in uu doonayo in uu ka dhigto buurahan( Buuraha Warsangeli) meel ay ku dhuntaan AlQaeda sidaa waxa yiri sarkaalka ku hadlaya afka faroole isaga oo la hadlaya Joornaalada Aduunka ugu akhriska badan mid ka mid ah
Atom waa Nin Warsangeli ah,wuxuuna ku dhashay Galgala i sanadkii 1966,wuxuuna haystay ciidan ilaa sanadkii 2006 ,sidaa waxa yiri sarkaal ka mid ah Beesha duulaanka ku ah Galgala isaga oo la hadlaayey Agence France Presse o iyaga iyo gobolada waqooyi wada casumeen
Isaga oo ka hadlaayey Galgala si ay Aduunka uga gadaan, uguna helaan xoogaa shilimo ah hase ahaatee ayna dan ka lahayn dadka Reer galgala iyo degaankooda wuxuu yiri "It's like Tora Bora in Afghanistan," he said, in reference to the cave complex where Osama bin Laden and top Taliban leaders were believed to be hiding in the country's eastern mountains when US forces attacked in 2001.
Waxay la mid tahay Tora Boro ( Galgala) Afgaanistaan ,oo ah godkii uu ku jiray Osaama iyo Madaxdii Daalibaan markii Maraykanku duqaynayey Afgaanistaan sanadkii 2001.
Abdi Saleban, a Somaliland security official based in Erigavo, the largest town in the area, also acknowledged that Atom was gaining strength but insisted that his forces were ready to face him.
Ninkan Cabdi saleeban waa nin Isaaq ah oo ka mid ah saraakiisha dhinaca waqooyi oo ay ku heshiiyeen faroole in ay si wada jir ah aduunka uga gadaan in Sanaag la mid athay Afgaanistaantii 2001,taas oo laga soo weeraray Marykanka,Magaalada New York
Labada Website oo ku kala hadla Afka Cismaan Maxamuud(Horseed Media) iyo kan kale oo ku hadla afka CiiseMmaxamuud (Garoowe Online) oo haba yaraatee horay u ahayn heshiis ayaa hada waxay ku ku heshiiyeen ololaha ah in Beel ka mid ah Puntland tahay argagixiso
Allsanaag.com
Somaliland iyo Puntland oo diiday seegashadii Maakhir
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 317 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 11 Replies
- 1044 Views
-
Last post by Samatr
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by afisoone
-
- 9 Replies
- 697 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 1314 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 15 Replies
- 2015 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 14 Replies
- 1062 Views
-
Last post by Wareer
-
- 0 Replies
- 410 Views
-
Last post by watchmenow
-
- 12 Replies
- 873 Views
-
Last post by neocon_2007