Big Xaflad held for memorisers of Qur'an in Borama

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Big Xaflad held for memorisers of Qur'an in Borama

Post by RuralMan08 »

Madrasah Dar Ibn Kasir in Borama:

Borama-(Lug)-Madarasadaan oo ka mid ah madarasadaha ugu caansan ee ku yaala magaalada Borama iyo gabi ahaanba Gobolada Awdal/Salal, ee xaga xifdiga quraanka Kariimka ah, ayaa waxaa munaasabad noocanoo kale ah, sanad walba lagu qabtaa xarunteeda Borama. Madarasadan waxaa aasaasay Dhalinyaro naftood hurayaal ah, oo u kaba gashaday sidii ay u kor yeeli lahaayeen, qawlka ilaahay, waxaana maamula xiligaan Sheekh Maxamed Faarax Raage, waqtigaa la bilaabay ayaa waxaa lagu bilaabay arday tiro yar. Kadib heerar kala duwan oo ay soo martay madarasadani, ayaa imika waxaa madarasadan wax ka barta, arday kor udhaafaysa 350 arday , kuwaas oo iskugu jira rag iyo dumar una badan da’yar.

Hadaba munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Barxada wayn ee Iskuulka Sheekh Cali Jawhar, halkaasoo Shahaadooyin lagu guddoon siiyay 6 Wiil iyo 1 Gabadh oo dhameystay Xifdinka Quraanka kariimka.

Image
Image
Image
Image
Image
Image
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Big Xaflad held for memorisers of Qur'an in Borama

Post by xoogSADE14 »

Mansha'Allah :up:
User avatar
King-of-Awdal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6111
Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
Location: The Future.

Re: Big Xaflad held for memorisers of Qur'an in Borama

Post by King-of-Awdal »

Mashallah but for Some Odd Reason and i have no Idea but other than Burco, Borame would be the next stop Al Shabab if ever they would start in North would begin at. I say this because having been there once for 3 days the place is just to Religious for Somali Standard's. :|
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Big Xaflad held for memorisers of Qur'an in Borama

Post by RuralMan08 »

King-of-Awdal wrote:Mashallah but for Some Odd Reason and i have no Idea but other than Burco, Borame would be the next stop Al Shabab if ever they would start in North would begin at. I say this because having been there once for 3 days the place is just to Religious for Somali Standard's. :|
Not only just that, Borama is building new mosques everyday mashallah like this new one called Al Nuur masjid:

Posted in July 20th, 2010
Borama-(Lug)-Masjid loogu magacadaray Al-Nuur ayaa laga furay xaafada shacabka ee magaalada Boorama halkaasi oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin kala duwan, Culimaa’udiin, waxgarad, Duqayda xaafada shacabka, qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Boorama. Masjidkani ayaa soo maray marxalado kala duwan marxaladahaasi oo ka mid ahaayeen in marka mid ah u ahaa xabsi lagu xidho dadka hase ahaatee ugu danbaytii lagu dhigo masjid kamida masaajida magaalada ee xaafada shacabka munaasibada furitaanka oo ka qabsoontay isla gudaha masjidka ayaa ugu horaytii waxaa ka hadlay gudoomiyaha. Waxaa minaasibada firitaanka lagu furay aayadaha qur’aanka ah halkaasi oo markii danbana laga jeediyay wacyi kala duwan oo ka hadlayay xasanaadka iyo wanaaga uu leeyahay qiimaha dhismaha masjidku iyo abaalmarinta lagu helidoono maalinta qiyaame waxaana ka hadlay culimo kala duwan oo ay kamid ahaayeen gudoomiyaha ururka wanaagfarista iyo xumaanreebida ee gobolka Awdal Diiriye Daahir waxaanu umahadnaqay dadwaynihii kala duwanaa ee ka qaybqaatay dhismaha masjidka gaar ahaan xaafada reer Awliyo oo ah kawa bilaabay kana galay maal,muruq iyo wakhtiba oo uu nagala joogay Eng Carab Xirsi Xujaale ahaana ka gacanta wayn kagaysaty dhismaha masjidka qoys ahaana ahaana ka soojeeda qoyska reer Awliyo waxaanay lacagta ay kubixiyeen dhismaha masjidka ugu tala galeen amaba ay ku bixiyeen iyaga oo la raba hooyadood.

Image
Image
Image
Image
[imghttp://lughaya.com/wp-content/uploads/2010/07/img_0191.JPG][/img]
Image
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Big Xaflad held for memorisers of Qur'an in Borama

Post by RuralMan08 »

At least Borama is religious cant say the same about Djibouti. Djibouti makes Borama look like Makka or Medina :lol:

Thats why summer time Reer Awdal complain all the time that Reer Djibouti are corrupting the city :lol:
User avatar
Ganjaweed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1695
Joined: Wed Jul 09, 2008 2:20 pm
Location: Beyna As-saaqeyn Ummak

Re: Big Xaflad held for memorisers of Qur'an in Borama

Post by Ganjaweed »

You're quite a jovial people, aren't you. You seem to celebrate something every week.
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Big Xaflad held for memorisers of Qur'an in Borama

Post by xoogSADE14 »

Ganjaweed wrote:You're quite a jovial people, aren't you. You seem to celebrate something every week.
You don't find young Somali kids learning our beautiful religion to be worthy of a celebration?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”