Waa Filim Qeyb qeyb ah oo laga sameeyay shirkii London, waa Qudbado aad u qurux badan oo si toosa uga hadlaya Aragtida Halganka Ogadeniya iyo Siyaasada JWXO ee ku aadan gumeysiga Ethiopia iyo Somaliya.
Part3:

Qudbadii Gudoomiyaha A.C.Cisman.Waa Shir looga hadlayo Xaalada Geeska Afrika khaasatan Ogaden. Waxa ka hadlay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya JWXO Admiral Maxamed Cumar Cismaan