Page 1 of 1

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Sat Jul 24, 2010 2:05 pm
by malakumod
Dubai,(Lasanod Online)- Waxaa Caawa 12kii Marka ahayd saacadda Geeska Africa Iyo Bariga Dhexe Kasoo degay Gegida Caalamiga ah ee Dubai International Airport..


Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo La Socday Diyaaradda Emirates Airways,Kadib Markii Uu kasoo Kicitimay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Garaadku Markii Uu Ka Soo Degay Garoonka Dubai ee Caalamiga Ah Waxaa Si Gaar Ah Ugu Soo Dhaweysay Shirkadda Soo Dhaweynta Ee Qaabisha Madaxda Loona Yaqaan Marhaba, waxayna Garaadka Ka soo Saareen Qaybta u Gaarka ah Madaxda, Halkaas oo ay ku sugayeen Dadweynaha SSC ee Ku Dhaqan Magaalada Dubia iyaga Oo Uu Horkacayey Guddoomiyaha Jaaliyadda Eng. Cali Xaaji Cige.

Jaaliyadda Dubia Ee Uu Horkcayey Eng. Cali Xaaji Cige Waxay u sii Galbiyeen Garaadka Hoygii uu ka degenaan Lahaa Magaalada Dubia inta uu ku sugan yahay,waxaana la filayaa maalmaha soo socda in uu Garaadku u qaban doono shir Jaaliyadda ka hor inta uusan u anbabixin Carriga Ingiriiska oo uu muddo ku nagaan doono.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Ay ku Sugayeen Garoonka Dubia Dadweyne Aad u farabadan kuwaas oo ka kooban Ganacsato, Aqoonyahano, Iyo Dhallinyaro Aad u fara badan, ayaa wuxuu noqonayaa Socdaalkiisani kii Labaad oo uu u qaado dhankaas iyo qurbaha, waxayna Jaaliyadda Imaaraakdu Noqotay Tii Ugu Soo Dhaweyn weynayd Marka Laga Hadlayo Qaabka Socdaalka iyagoo Xidhnaa Calanka Somalia Iyo Sawirada Garaadka.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, waxaa uu ka soo anbabaxay Bilowgii Bishan Magaalada Gaalkacayo Oo Uu ka Soo Bilaabay Safarkiisii, ka hor intii uusan Imaan Nairobi, waxaa uu muqdisho Kula Kulmay, Madax iyo Siyaasiyiin Somaliyeed, kuwaas oo garaadku uu kala hadlay sidii ay ugu guntan lahaayeen nabadaynta Somalia iyo horumarinta dalka oo idil.


Image
Image
Image
Image
Image
Image


sawirada shirkii xogwaran ee nairobi

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

the garaad beimng welcomed in nairobi airport

[imghttp://lh5.ggpht.com/_qxBfm5iKalQ/TD4OK5SLAeI/AAAAAAAABNA/Ksr_gsP0tBY/nai1.jpg][/img]
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Sat Jul 24, 2010 8:47 pm
by Babygirl-
Soo Dhawoow Garaad Soo Dhawoow. :clap: :clap: :heart: :rose:
Noloow Garaad Noloow.. :clap: :clap: :heart: :rose:
Naa Hogaami Garaad Na Hogaami :clap: :clap: :heart: :rose:

:som:

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Sat Jul 24, 2010 10:49 pm
by 1nemansquad
I want to see some progress, seriously I'm getting a little restless with so much talk and no action..

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Sun Jul 25, 2010 11:43 am
by udun
Great pictures from Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil and those who accompany with him.

1mansquad, action needs unity among us. If no unity, our actions are meaningless. We need the voice of the majority heard. The solution is to support NSUM.

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:24 pm
by Babygirl-
1man inaader these people were preparing for this for the last 30 years Wa SNM & SSDF oo Cadoow nagu aha Hadana Xaabashi uu Xuubsibtay Mamuulo sii Dhulbahante awoodisa laagu qeybiyo.

We just realized this and within 3 months we have made progress waan iska difaacnay election kusheegodi & when they tried ineey dhulkeena isku Balariyan. all that is Left is taking Laascanood, Adhicadeye, Yagori & Gumays seal our Borders from Both Mamuuls, Hold A Grand Meeting in Laascanood were all the Politicians (xalasha not Dabodhilifs) Garaads, Caaqils & Elders, Scholars, Sheikhs, & Businesmen & Officers meet to discuss the Future of Beesha.

Inshalaah we will make more Progress.. :up:

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Mon Jul 26, 2010 12:06 am
by malakumod
^^^ smart girl

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Mon Jul 26, 2010 2:40 pm
by RuralMan08
He looks like an honorable man mashallah, a man of great virtue and standing :up:

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Sun Aug 01, 2010 3:54 am
by malakumod
Waxaa xaflad lagu soo dhoweenayey Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil lagu qabtay hoteelka caalimiga ah ee Abudhabi Grand continental.
http://picasaweb.google.com/10228279765 ... 3304390354

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo La Kulmay Jaaliyadda SSC Ee Doha Qatar.(Daawo Sawiradda)

http://picasaweb.google.com/Jidbaale.co ... 4947549714

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Thu Aug 05, 2010 1:30 pm
by yunis09
Babygirl- wrote:1man inaader these people were preparing for this for the last 30 years Wa SNM & SSDF oo Cadoow nagu aha Hadana Xaabashi uu Xuubsibtay Mamuulo sii Dhulbahante awoodisa laagu qeybiyo.

We just realized this and within 3 months we have made progress waan iska difaacnay election kusheegodi & when they tried ineey dhulkeena isku Balariyan. all that is Left is taking Laascanood, Adhicadeye, Yagori & Gumays seal our Borders from Both Mamuuls, Hold A Grand Meeting in Laascanood were all the Politicians (xalasha not Dabodhilifs) Garaads, Caaqils & Elders, Scholars, Sheikhs, & Businesmen & Officers meet to discuss the Future of Beesha.

Inshalaah we will make more Progress.. :up:
iska waran habo...
i met garaad jaamac few times, he was into somaliland last time i saw him in london.

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Thu Aug 05, 2010 1:32 pm
by malakumod
garaad jaamac garaad ismaaciil is coming the london on either saturday or sunday. :som:

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Fri Aug 06, 2010 9:15 am
by udun
Waxay ila tahay in qoladaan isugu yeerta SSC farce hogaanka ay kaga dhegtay durbaan la garaaco, sawiro la iska qaado, iyo teleconference laga baryootamo. :lol: :lol:

Waar illeen waa yaabe qoladani sawiro inay iska qaadaan iyo inay dawarsadaan bay u xiisa qabeen. :lol: :lol:

Iska dawarsada oo durbaankiina garaacda oo sawiiro iska qaada meelahaana qaylo iyo buuq iyo durbaan la taagnaada. :lol: :lol:

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Fri Aug 06, 2010 2:08 pm
by malakumod
asagaa jajuus uu noqo dhimasho baa dhantaa,ina Binti-landow

Re: Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil in dubia & nairobi (pics)

Posted: Thu Aug 19, 2010 9:20 am
by JeyR
Garaad jama welcome... One of the young garaads, we need more like him to stand what we believe, unity, statehood, dignity and so on...