Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Post by Ahmed-Gurey »

Damiir xumadiinaa, Nin adoon ah baa gabadhiina dhunkadey oo haduu rabo habeenkaas u kaxeystey gurgiisa, markaasaad 10 beri ka sheekeysaneysaan.

Isaga ka har. Damiir isu yeela oo dhoocil yar oo ceeb weyn maanta dhan haka sheekeysanina.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Post by udun »

Ahmed Gurey,

Walaalkay, ceebay tacaal, gabdhaheena hoosteeda yaynaan sheeg sheegin.

Taladaadu waa sax xoogaa gabdhaheena in hoostooda la sheeg sheego waa laga fiican yahay.

PS: Somali Abbo (aka Jareer) waa qabiil Soomaalida ka mid ah markaa iyaga laftigoodu ixtiraam bay mudan yihiin. Coomon nameka madowga gaalada ah waa "Bide".
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Post by Goljano Lion »

Ahmed-Gurey wrote:Damiir xumadiinaa, Nin adoon ah baa gabadhiina dhunkadey oo haduu rabo habeenkaas u kaxeystey gurgiisa, markaasaad 10 beri ka sheekeysaneysaan.

Isaga ka har. Damiir isu yeela oo dhoocil yar oo ceeb weyn maanta dhan haka sheekeysanina.
:lol: :lol: Look at yourself before judging others :lol: you couldnt let it go
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Post by malakumod »

Ahmed-Gurey wrote:Damiir xumadiinaa, Nin adoon ah baa gabadhiina dhunkadey oo haduu rabo habeenkaas u kaxeystey gurgiisa, markaasaad 10 beri ka sheekeysaneysaan.

Isaga ka har. Damiir isu yeela oo dhoocil yar oo ceeb weyn maanta dhan haka sheekeysanina.
:up: :up:
walahay i was disgusted when i saw that video and i didnt even read any of the following comments.
waxasina ma aha wax laga sheegeeyo, waa ceeb soomaaliyeed. waxa ay ku toseysaa heerka ay maanta soomaali mareyso iyo hoog iyo halaaga ku dhacay. wali isma oodhan waxaa aad argeysaa gabadha soomaali ah oo gashaanti ah baa inta uu bide xun far ugu yeedho buu hadana ka qashaafayaa. hadaba soomaaliyeey ceebtiinu halkaa bey mareysaa and the sad thing is idinguna madadaalo iyo qoslo baad ka dhigateen. maanta soomaali shanta qaradoodba wey ku bah dilantahay, hablaheedana aduunka dafaheeda ba lagaga bayacmushtaraa from us, yemen ilaa southern sudan out of all places. marka maanta nin soomaali ah oo in yar oo caqli iyo damiirdoona leh ma uu hadleen, hadal uma eega.
Ahmed-Gurey
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 862
Joined: Tue Jan 23, 2007 9:08 pm
Location: RED SEA

Re: Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Post by Ahmed-Gurey »

Uduney, ina'adeerey haka damqan hadalkeyga. Maahan mid gabdhaha soomaliyeed lagu aflagaadeenayo ee waxaa leeyahey isaga hara sheekada dhoocishan iyo bahalkeeda.

Lama yaabo ilmaha halkaan ku korey maxaa yeeley waxay har iyo habeen arkaan wax annaga noo ah ceeb. Marka ceebtii baa caado u noqotey.

Solution is to fix our homeland and restore our dignity.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Post by udun »

Ahmed Gurey,

Inaadeer nin baan ahay, marka sidaa ula soco. Qofkii ugu horeeyey ee diidey baan ahaa oo weliba idhi kuwa MODska ka saara forumka. Weli waxaan aaminsan ahay in laga saaro forumka oo any kusii jirin dadkuna ay commentska ka daastaan.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Post by qoraxeey »

malakumod wrote: :up: :up:
walahay i was disgusted when i saw that video and i didnt even read any of the following comments.
waxasina ma aha wax laga sheegeeyo, waa ceeb soomaaliyeed. waxa ay ku toseysaa heerka ay maanta soomaali mareyso iyo hoog iyo halaaga ku dhacay. wali isma oodhan waxaa aad argeysaa gabadha soomaali ah oo gashaanti ah baa inta uu bide xun far ugu yeedho buu hadana ka qashaafayaa. hadaba soomaaliyeey ceebtiinu halkaa bey mareysaa and the sad thing is idinguna madadaalo iyo qoslo baad ka dhigateen. maanta soomaali shanta qaradoodba wey ku bah dilantahay, hablaheedana aduunka dafaheeda ba lagaga bayacmushtaraa from us, yemen ilaa southern sudan out of all places. marka maanta nin soomaali ah oo in yar oo caqli iyo damiirdoona leh ma uu hadleen, hadal uma eega.

hahaha :lol:

what video ??

are you guys still talking about that *Darke* dude kissing that girl :lol:

LOOOOOOOL shaqo la'aan.com
great-legend
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 330
Joined: Wed Aug 08, 2007 6:06 am
Location: geel baan ku ilaalinayaa Near the white house

Re: Jareer Canadian iyo gabar Somali isaga hara Please

Post by great-legend »

waa maxay waxaad ka hadleeysaaan Bal noosheega hadaad vedio ka haysaan meeshan ad sheegaysaan iyo waxa aad ku haysataan dadakn
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”