Page 1 of 1

Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:16 pm
by KingWaslawi
Image

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:17 pm
by KingWaslawi
:sland: :sland: :sland: :sland: :up: :up: :up: :up:

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:25 pm
by KingWaslawi
Forever sidaasay ahaan doontaa.

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:26 pm
by KingWaslawi
Northwind wrote:Forever sidaasay ahaan doontaa.
Xaggaad kasoo xigatay warkan niyaw???

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:27 pm
by yunis09
Northwind wrote:Image
Being surrounded by ethiopia is not good look. May Allah protect us and give our people the strength and courage to prevent this turning into reality. Ameen

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:28 pm
by KingWaslawi
Northwind wrote:
Northwind wrote:Forever sidaasay ahaan doontaa.
Xaggaad kasoo xigatay warkan niyaw???
UN-ta ayaan kasoo xayuubiyay waa ilo lagu kalsoonyahay.

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:30 pm
by ToughGong
Waar Northwind fuck those Ethiopia bastards ninyaho.ma dhul Somali leedahay ayaad ayar iska
siini
Btw ma cudurkii Emperor ayaad qaadey soodigan isla hadlaya :lol: :lol: :lol:

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:31 pm
by yunis09
Northwind wrote:
Northwind wrote:Forever sidaasay ahaan doontaa.
Xaggaad kasoo xigatay warkan niyaw???
This dude has gone nuts replying to himself
Inadeer get some sleep inshallah sland waan la dulidoonaaye

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:35 pm
by KingWaslawi
UN-ta ayaan kasoo xayuubiyay waa ilo lagu kalsoonyahay.
UN-ta shaqo ma iiga haysaa anna niyaw waynagii sxb ka ahayne?

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:40 pm
by yunis09
seemeyer wrote:Waar Northwind fuck those Ethiopia bastards ninyaho.ma dhul Somali leedahay ayaad ayar iska
siini
Btw ma cudurkii Emperor ayaad qaadey soodigan isla hadlaya :lol: :lol: :lol:
War seemeyere ninkan isku mashquulay caawi inadeer inugu waan daalan ahay i'm gonna get some Kip

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:41 pm
by KingWaslawi
Northwind wrote:
UN-ta ayaan kasoo xayuubiyay waa ilo lagu kalsoonyahay.
UN-ta shaqo ma iiga haysaa anna niyaw waynagii sxb ka ahayne?
Inaar ila shaqaysan kari maysid, oo anaa hubee orod keeryaanahaagaa iska riixo.

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:42 pm
by ToughGong
^
Yeah take care inadeer,aniga u miyir celin inaadeerkeen Northwind eh. iska seexo.

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 8:48 pm
by KingWaslawi
Northwind wrote:
Northwind wrote:
UN-ta ayaan kasoo xayuubiyay waa ilo lagu kalsoonyahay.
UN-ta shaqo ma iiga haysaa anna niyaw waynagii sxb ka ahayne?
Inaar ila shaqaysan kari maysid, oo anaa hubee orod keeryaanahaagaa iska riixo.
Aar bal tan eega! Oo iminka ma adigii baa sheekadaa la yimi. hadda inagu waynu is naqaanaa.

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 10:45 pm
by paidmonk
Damn, at least wait till Friday to start chewing. :|

Re: Map of Somalia 2010 - 2015

Posted: Sun Jul 25, 2010 11:21 pm
by gurey25
There was no UN presense in 92-95 in somaliland, even though they demanded to be let in...
If the UN with more than 30,000 troops did not go into somaliland why would some fufus do so now?