Page 1 of 1
Sheikh Hassan Mohamud Takar Oo Ka Hadlay Fatwadii Sh Cumar F
Posted: Mon Jul 26, 2010 9:01 am
by abdisamad3
Sheikh Xasan Takar wuxuu bilaabay jaamacadda Madiina ee ku taala waddanka
Sucuudiga 1985 wuxuuna ka qalin jabiyey jaamacadda
Madiina Kulliyadda Cilimiga Xadiithka 1989. Sheikh
Hassan wuxuu noo sheegay qaar ka mid ah culumadii Soomaliyeed ee Jaamacadda kaga
horraysay, caanna ka ah Soomaliya. Waxaa ka mid ah culumadaas: Sheikh C/Qaadir
Nuur Faarah,Sheikh Yusuf Aadam Sheikh C/Laahi Cali Xaashi, Sheikh Jaamac
C/Salaan Warsame,Sheikh Mohamed Sheikh Osman, iyo Culuma kale.
Sidoo kale shiikhu wuxuu noo sheegay in uu jaamacadda kaga horreeyey Sheikh
Maxamed Cabdi Umal iyo Sheikh Maxamuud Shibile oo uu sheegay in ay isku Kulliyad
ka baxee
you can listen to him here.
http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=6326
Re: Sheikh Hassan Mohamud Takar Oo Ka Hadlay Fatwadii Sh Cum
Posted: Mon Jul 26, 2010 9:07 am
by AhlulbaytSoldier
alshabaabul murtaddiin believes now that cumar faaruq hafidullah is apostate
Minneapolis (SPR): Idaacada Somali Public Radio ayaa waxay maanta ku booqatey xafiiska Sheekha reer Minneapolis ee Sh. C/raxmaan Abu-Turaab, isagoo halkaasi ku qabtey muxaadaro oo uu kaga hadlayey hadalkii Sh. Cumar Faaruuq oo dhawaan uu sheegey in ciidamada Amisom iyo joogi taankooda ay banaantahay. Sheekh C/raxmaan Abu Turaab ayaa si qoto dheer uga Hadley sababta ay u banaantahay in ciidamada shisheeye ee gaalada ah ay dowlada federaalka kaashan karto.
http://spr.fm/index.php?option=com_k2&v ... Itemid=121
Re: Sheikh Hassan Mohamud Takar Oo Ka Hadlay Fatwadii Sh Cum
Posted: Mon Jul 26, 2010 9:10 am
by abdisamad3
no one called him an apostate..sheik xassan ma ahan al shabaab waa sheekh eey sheekh cumar faruuq isku jamacad ka soo baxeen.