Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
Garoowe:"Dawladaha Deriska ah ha ogaadeen in Dagaalkan aanu u simanahay"Madaxweynaha D/Puntland.
26. juli 2010
APL
FIKRAD iyo FALANQAYN KA DHIIBO WARKAAN, KU QOR FORM-KA DHAMAADKA WARKAAN YAAL
Garoowe:(Allpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo warbaahinta hadal siiyey Maanta ayaa sheegey in Dagaalka kasocda Jiida Dagaalka ee Buuraleyda karin uu yahay mid lagu carqaladaynayo Nabada & degenaanshaha Puntland.
"Kooxda Soo qaaday Dagaalkan waxay sheegteen inay katirsanyihiin Kooxda Alshabaab,waxaana Alshabaab ay Col layihiin Cidkasta oo nabad kusoo toosta,waxaana ay diidanyihiin Degenaanta & xasiloonada Puntland oo marti gelisay Kumanaan Qoys oo barakacayaal ah"Ayuu Yiri Madaxweyne Faroole,waxaana uu markale Hoosta ka xariiqay in ay jiraan Ajaanib dagaalkii maanta kujirtay oo ay Hoog & jab gaarsiiyeen.
Madaxweyne Faroole sidoo kale wuxuu Codsi baaq ku laranyahay u diray Dawladaha Puntland deriska la ah oo uusan kala reebin,kuwaas oo uu sheegey in looga baahanyahay inaysan indhaha ka qarsan dagaalka ay Puntland imika lagashay Kooxda Alshabaab oo uu sheegey in hadii ay Puntland dagaalkan ku jabto ay iyagana ku xigi doonaan.
"Dawladaha Deriska nala ah waxaanu u sheegaynaa inay Ogaadaan in dagaalkan aanu u simanahay oo uu Saamayn ku yeelan doono,Hadii ay isku dayaan inay iska indha tiraana way ogaadaan waxa kayimaada oo waxay imika u jeedaan sida ay Ugandha u gaartay Dhibaatooyinka kooxdan"Ayuu yiri Madaxweyne Faroole oo Sheegey in Ugandha oo aad uga fog Soomaaliya ay Alshabaab gaareen
A maamul which claims to be powerful enought to defeat the irhabis should not cry out like this!!

- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
The Somalilanders are going to be in the middle a Celebration for the rest of JULY2010 so don't expect any help there.Madaxweyne Faroole sidoo kale wuxuu Codsi baaq ku laranyahay u diray Dawladaha Puntland deriska la ah oo uusan kala reebin,kuwaas oo uu sheegey in looga baahanyahay inaysan indhaha ka qarsan dagaalka ay Puntland imika lagashay Kooxda Alshabaab oo uu sheegey in hadii ay Puntland dagaalkan ku jabto ay iyagana ku xigi doonaan.
Perhabs they should be allowed to taste the pleasure of an Al-shabab occupation. For years they have been cheering at the action of the Al-shabab in souther somalia.
How does it feeeeeeeeeeeeeeel?
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
Cirwaaq wrote:The Somalilanders are going to be in the middle a Celebration for the rest of JULY2010 so don't expect any help there.Madaxweyne Faroole sidoo kale wuxuu Codsi baaq ku laranyahay u diray Dawladaha Puntland deriska la ah oo uusan kala reebin,kuwaas oo uu sheegey in looga baahanyahay inaysan indhaha ka qarsan dagaalka ay Puntland imika lagashay Kooxda Alshabaab oo uu sheegey in hadii ay Puntland dagaalkan ku jabto ay iyagana ku xigi doonaan.
Perhabs they should be allowed to taste the pleasure of an Al-shabab occupation. For years they have been cheering at the action of the Al-shabab in souther somalia.
How does it feeeeeeeeeeeeeeel?
I agree cirwaaq. punanis come to muqdisho to stabb sharif in the back by giving alshabaab weapons and everything hindering this govt from functioning well. inside their hearts they support shabaab dominition over south & central somalia.
so let them taste the same
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
Look at you NACAS, alshaabab are 99% somali, what's the occupation you are talking about,Cirwaaq wrote:
Perhabs they should be allowed to taste the pleasure of an Al-shabab occupation. For years they have been cheering at the action of the Al-shabab in souther somalia.
How does it feeeeeeeeeeeeeeel?
is baidoa , kismayo or the rest of the south occupate by Habashi or foreigners?
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
Classic Tactic back fire!
All Shabab will have free amnesty to move peacefully from south through to Galkacayo without obstacles.
All Shabab will have free amnesty to move peacefully from south through to Galkacayo without obstacles.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
sheekh-Farax-zero wrote:Look at you NACAS, alshaabab are 99% somali, what's the occupation you are talking about,Cirwaaq wrote:
Perhabs they should be allowed to taste the pleasure of an Al-shabab occupation. For years they have been cheering at the action of the Al-shabab in souther somalia.
How does it feeeeeeeeeeeeeeel?
is baidoa , kismayo or the rest of the south occupate by Habashi or foreigners?
alshabaab is an foreign group lead by foreigners arab,pakistani criminals occupying ardul somal. the somalis are oppressed culturally and religiously by shababul khawarij.
-
Air Canada
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
Dawladaha Deriska ah ha ogaadeen in Dagaalkan aanu u simanahay"
waxaana uu markale Hoosta ka xariiqay in ay jiraan Ajaanib dagaalkii maanta kujirtay
Madaxweyne Faroole sidoo kale wuxuu Codsi baaq ku laranyahay u diray Dawladaha Puntland deriska la ah oo uusan kala reebin,kuwaas oo uu sheegey in looga baahanyahay inaysan indhaha ka qarsan dagaalka ay Puntland imika lagashay Kooxda Alshabaab oo uu sheegey in hadii ay Puntland dagaalkan ku jabto ay iyagana ku xigi doonaan.
Even if a group of ants attack Jareertenia they will scream for help. Dhabayacada gabdho cilaan u saaran yahay miyaa?
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
Samburu-kingHutuKing01 wrote:
alshabaab is an foreign group lead by foreigners arab,pakistani criminals occupying ardul somal. the somalis are oppressed culturally and religiously by shababul khawarij.
you are cameleon, before you were alshabab supporter, you changed your color when A/Ysuf quite Xamar.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Is murtad Faroole losing war? Calling for help?
sheekh-Farax-zero wrote:Samburu-kingHutuKing01 wrote:
alshabaab is an foreign group lead by foreigners arab,pakistani criminals occupying ardul somal. the somalis are oppressed culturally and religiously by shababul khawarij.
you are cameleon, before you were alshabab supporter, you changed your color when A/Ysuf quite Xamar.
if ina yeey didnt invite amxaaro and had accepted shariah there would be no reason to fight against him.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 703 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 2 Replies
- 389 Views
-
Last post by Shirib
-
- 0 Replies
- 378 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 280 Views
-
Last post by hanad_mn
-
- 16 Replies
- 1103 Views
-
Last post by new-york24
-
- 49 Replies
- 3937 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 11 Replies
- 1196 Views
-
Last post by Monk-of-Mogadishu
-
- 2 Replies
- 507 Views
-
Last post by Costa__
-
- 67 Replies
- 6394 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 6 Replies
- 76 Views
-
Last post by salafi_student