waxaan halkan salaanyo hambalyo uga dirayaa madaxweyneha beesha somaliland ee degan geelbeedka waqootiga soomaaliya.

waxaan rajaynayaa inuu madaxweyne silaanyo uu nabad iyo horumar uu ka dhalayo gobalada geelbeedka waqooyika soomaaliya iyo inuu ka shaqeeyo nabadgelyada umada soomaaliyeed. siilaanyo waa nin qabyalada iyo jabhadnimo iyo dagaal ku caan baxay lakiin waxaan ilahay uga baryayaay inuu ilahay soo hadeeyo oo uu xumaantii uu hore ugalay uu wanaag ku badalow.

waxaan kale oo an silaanyo kula talin lahaa in uu cidamo beelka ka soo jeeda degaanka beesha somaliland in uu kala baxo gobolada SSC si aan dagaal sokeeye usan u dhicin.
goodluck to mr silaanyo
