Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa maanta markii ugu horeysay sheegay in uu hambalyaynayo dawlada cusub ee uu soo dhisay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Waxa kale oo uu boqorku sheegay in qaabka uu madaxweynuhu u soo dhisay dawladiisa cusubi aanu ahayn mid isaga farxad gelinaya, isla markaana uu ka naxayo balse buu yidhi waa la eegi doonaa waxa ay dadku u qabtaan.
Boqor Buurmadoow waxa kale oo uu ka dhawaajiyay in jabhada SSC aanay ahayn wax sii jiri kara isla markaana aanay ku midaysanayn dadka u dhashay deegaamada ay ka soo jeedaan.
Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu maanta si gaar ah ugu waramayay shabakada calaamiga ah ee Hadhwanaagnews, waxaanu ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay sidan
“horta waxa dhalatay dawlad ay Somaliland oo dhami u sacabisay oo rabitaankooda ku timid, aad iyo aad baan ugu hambalyaynayaa, waana markii ugu horaysay ee aan hambalyeeyo dawlada, laakiin qaabka dawlada loo dhisay qaab aan ku farxayana maaha, qaab aan ka naxayona”
Dhinaca kale mar uu Boqor Buurmadoow ka hadlayay dareenkiisa ku aadan jabhada hubaysan ee SSC ayaa sheegay in aanay ahayn mid sii jiri karta, maadama buu yidhi aanay lahayn ujeedooyin cadcad oo ay ku dagaalgasho “Jabhadaas waxa aan filayaa in aanu dagaalkeedu ahayn mid sii jiraya, waayo waxa aanay lahayn mabaadii’ cadcad oo ay ku dagaal gasho, mana aha waxa ay umadi ku tashatay ee waa wax ay laba nin iyo rag kooban, waxaanan anigu u arkaa in ay yihiin wax warbaahinta iyo Media-ha lagu qurxiyo, arinku sida wax looga sheegayana ma aha, arrintaasina maaha mid ka suuroowda garaadada iyo wax garadka beesha Dhulbahante”
Mar aanu waydiinay bal dhinaciisa in ay u muuqato in Madaxweyne Siilaanyo uu soo dhisay dawlad tayo leh ayaa waxa uu yidhi “Anigu odhan maayo dawlad tayo leh ayuu soo dhisay, mana noqonayo qofka ugu horeeya ee wax ka sheega, hadii ay wax qaban karaana waa la eegi doonaa”

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
Buurmadow
Udubtaadii iskaga noqo ku dheh. Hambalyo cidina ugama baahna
Udubtaadii iskaga noqo ku dheh. Hambalyo cidina ugama baahna
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
^^ Waxaad Ku Hadlaysid Day, Hadda waan ogahay inaad Sooryaysay Marki aad Tagtay Hargeisa, weliba waxa la ii sheegay inaad Gurigiisa laguugu Qado Kariyay 

Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
I never understood Boqor Buur-Madow and his politics does anybody know why is not happy with the new government by the way..
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
War sxb Your not alone, this Guy Cidi Fahmi Mayso....This kingkong knows where to place his IsbaaroSiciid85 wrote:I never understood Boqor Buur-Madow and his politics does anybody know why is not happy with the new government by the way..

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
LiQaaye_TDH wrote:^^ Waxaad Ku Hadlaysid Day, Hadda waan ogahay inaad Sooryaysay Marki aad Tagtay Hargeisa, weliba waxa la ii sheegay inaad Gurigiisa laguugu Qado Kariyay
Maalin ayaan universal ka dawaaday isagoo faanaya. Maalintaas ayaa iigu dhawayd.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
LiQaaye_TDH wrote:^^ Waxaad Ku Hadlaysid Day, Hadda waan ogahay inaad Sooryaysay Marki aad Tagtay Hargeisa, weliba waxa la ii sheegay inaad Gurigiisa laguugu Qado Kariyay

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
Goljano Lion
I have more respect for ina-dhoola yare, the former foreign minister than dhalfo-madow. Those who stick to their principles. I hate those who makes swing maalinkasta oo aan lahayn meel loogu soo hagaago.
I have more respect for ina-dhoola yare, the former foreign minister than dhalfo-madow. Those who stick to their principles. I hate those who makes swing maalinkasta oo aan lahayn meel loogu soo hagaago.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
is Boqor-madow a member of Gurtida?Rightwing wrote:Goljano Lion
I have more respect for ina-dhoola yare, the former foreign minister than dhalfo-madow. Those who stick to their principles. I hate those who makes swing maalinkasta oo aan lahayn meel loogu soo hagaago.
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Boqor-Buur-Madow Not Happy about the New Goverment
As far I am concerned Wax xila ah uma hayo somaliland.Goljano Lion wrote:is Boqor-madow a member of Gurtida?Rightwing wrote:Goljano Lion
I have more respect for ina-dhoola yare, the former foreign minister than dhalfo-madow. Those who stick to their principles. I hate those who makes swing maalinkasta oo aan lahayn meel loogu soo hagaago.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 781 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 284 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 491 Views
-
Last post by ProudFather
-
- 37 Replies
- 2173 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 3 Replies
- 2280 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 452 Views
-
Last post by Boqor Buur Madoow
-
- 8 Replies
- 613 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 29 Replies
- 3283 Views
-
Last post by SYSS