Sh.Axmed testing SHABAB.Maamulka xarakada Alshabaab ee deegaanka Dhoobley ayaa goordhawayd ka warbixiyay iska horimaad saaka gudaha deegaankaasi ku dhex maray maleyshiyaad soo weeraray deegaankaasi iyo ciidamada maamulka xarakada Alshabaab ee deegaankaasi Dhoobley.
Sheekh Max’ed Xaaji Axmed gudoomiyaha deegaanka Dhoobley oo saxaafadda la hadlayay ayaa sheegay in ciidamo katirsan kuwa ONLF ay saaka soo weerareen deegaankaasi dhoobley, kuwaa oo uu sheegay in looga awood roonaaday weerarkii ay kusoo qaadeen deegaankaasi.
Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray in 2 askari ay ka dileen ciidamadii saaka weerarka soo qaaday isagoona xusay in ay kusii daba jiraan intii baxsatay waa siduu hadalka u dhigaye.
Hadalkan kasoo baxay maamulka xarakada Alshabaab ee deegaanka Dhoobley ayaa kusoo beegmaya xilli ay saaka deegaankaasi dhoobley soo weerareen ciidamo kuwaa oo dadka ku dhaqan deegaanka Dhoobley ay sheegeen in ay katirsanyihiin xoogaga taabacsan Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo isagu hore shaaca uga qaaday in uu sii wadi doono dagaallada uu kula Jiro xarakada Alshabaab.
--
Xasan Nuur, Hiiraan Online
hnur@hiiraan.com
Kismaayo, Soomaaliya
Skirmishes in Dhoobley.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Skirmishes in Dhoobley.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Skirmishes in Dhoobley.
Nicely done. Hes baiting them to attack Kenyan territory because plan A is as good as dead.
- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Skirmishes in Dhoobley.
This was for practical training for the Ciidama Deganka 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1878 Views
-
Last post by Xiis1928
-
- 0 Replies
- 334 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 17 Replies
- 2263 Views
-
Last post by Bandit
-
- 2 Replies
- 373 Views
-
Last post by RIIGHAYE
-
- 2 Replies
- 374 Views
-
Last post by Halmogg
-
- 7 Replies
- 1260 Views
-
Last post by juelz
-
- 0 Replies
- 274 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 361 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 0 Replies
- 226 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 9 Replies
- 782 Views
-
Last post by Murax