Page 1 of 1

Silanyo first day in office Video

Posted: Wed Jul 28, 2010 4:23 pm
by The_Emperior5
[youtube]hlO-MY-d2l0&feature=player_embedded[/youtube]

[youtube]peis1nCFnSw&feature=player_embedded[/youtube]

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Mon Aug 02, 2010 5:24 pm
by Cali_Gaab
:lol: :lol: :lol:@ the first video.

Did you see how quickly the Foreign minister jumped out the car, war halku ku degdegaya kaasi.

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Mon Aug 02, 2010 5:28 pm
by The_Emperior5
Cali_Gaab wrote::lol: :lol: :lol:@ the first video.

Did you see how quickly the Foreign minister jumped out the car, war halku ku degdegaya kaasi.
dee Wasiir ba laga dhigaya buu maqlay it was like his first day work ama lugu yidhi wa lugu qaatay :lol:

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Mon Aug 02, 2010 5:33 pm
by Cali_Gaab
Warqada uu akhrinayo na in the background of the second video na toloow waa maxay? Maybe it's some keypoints he wanted to use in that debate with 'proffesor' Samatar.

"walee hadaan sentence kan sheegi lahaa gebigiisa ba al jazeera ayaan ku aasi lahaa"

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Mon Aug 02, 2010 5:37 pm
by The_Emperior5
Cali_Gaab wrote:Warqada uu akhrinayo na in the background of the second video na toloow waa maxay? Maybe it's some keypoints he wanted to use in that debate with 'proffesor' Samatar.

"walee hadaan sentence kan sheegi lahaa gebigiisa ba al jazeera ayaan ku aasi lahaa"
LOOOOOOOOOOOOOOOL key points to debate samatar , war ka samatar wa iska naa naab wuxu iska dhiga expert on somali affairs , xabbad ma oga kaasi , hadal ba del delay :lol:

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Mon Aug 02, 2010 5:40 pm
by Cali_Gaab
:lol: :lol: :lol: :lol: , Samatar waxaan ku jeclaaday waxa weeye mar alaa la weydiiyo sida dawladda Somalia uu haagagi laheyd jawaabtiisa waxa weye:

"Hargeisa ha laga dhigo caasimada Somalia" :lol: :lol: :lol: :lol:
Noolashiisa waa ba intaas oo qudha :lol:

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Tue Aug 03, 2010 8:22 pm
by Siciid85
Wali protocolkii ayaa naga khaldan; Tii Rayaale xataa noocan ayey ahayd. Meeshu waxaad umalaysaa maqaayad cunto laga cunayo. xoogaa Presska waxaa laga rabay in ay aamusaan oo ay dhinac iskugu baydhaan halka ay imika ka dul taag taagan yihiin madaxwaynaha.

maanta waxaan arkayey Ciiro gudoomiyaha baarlamanka oo Silaanyo garabka iska haysta. Bal ka sheekee.. :mrgreen:

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Tue Aug 03, 2010 8:23 pm
by Siciid85
The_Emperior5 wrote:
Cali_Gaab wrote:Warqada uu akhrinayo na in the background of the second video na toloow waa maxay? Maybe it's some keypoints he wanted to use in that debate with 'proffesor' Samatar.

"walee hadaan sentence kan sheegi lahaa gebigiisa ba al jazeera ayaan ku aasi lahaa"
LOOOOOOOOOOOOOOOL key points to debate samatar , war ka samatar wa iska naa naab wuxu iska dhiga expert on somali affairs , xabbad ma oga kaasi , hadal ba del delay :lol:
Anyone who disagrees w/you is naa naab. Ninyow when are you going to grow out of your diapers and start respecting opposing views. :down:

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Tue Aug 03, 2010 8:32 pm
by The_Emperior5
samatar is just being silly every one knows that

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Tue Aug 03, 2010 8:33 pm
by Siciid85
Aar maxay leeday. Naa naga fadhiiso. Hows that for my qudhac dheer accent. :mrgreen:

Re: Silanyo first day in office Video

Posted: Tue Aug 03, 2010 8:36 pm
by The_Emperior5
hadhow uun baad sidaadi oo dhan waxan ku dhahay iyo iyo hebbel wa qasaaro
:down: :lol: