
muuse biixi
Moderator: Moderators
muuse biixi
what happenn to him? why was he discarded like that 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: muuse biixi
malakumod wrote:what happenn to him? why was he discarded like that
he was never intrested in a minister post he did hold minister post under cigaal interior minister , Ina bixi is preparing for the Big thing

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: muuse biixi
big thing like mayornimo of xarshinThe_Emperior5 wrote:malakumod wrote:what happenn to him? why was he discarded like that
he was never intrested in a minister post he did hold minister post under cigaal interior minister , Ina bixi is preparing for the Big thing

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: muuse biixi
No hargesay the Next president of
and he will put your likes in jail

and he will put your likes in jail

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: muuse biixi
The_Emperior5 wrote:No hargesay the Next president of![]()
and he will put your likes in jail
walee madaxweyne haduu noqdo ka ugu horeeya ee rasaasta ku ridayaa waa aniga
laakiin haduu mayor of xarshin ku eekaado odayga waa la amaan gelin

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: muuse biixi
hargaysaay wrote:The_Emperior5 wrote:No hargesay the Next president of![]()
and he will put your likes in jail
walee madaxweyne haduu noqdo ka ugu horeeya ee rasaasta ku ridayaa waa aniga
laakiin haduu mayor of xarshin ku eekaado odayga waa la amaan gelin
Waayoo raasasta halkeed ka ridii ma xammar ileen adigu xammar baad joogtaye


Ina bixi is your nightmare

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: muuse biixi
The_Emperior5 wrote:hargaysaay wrote:The_Emperior5 wrote:No hargesay the Next president of![]()
and he will put your likes in jail
walee madaxweyne haduu noqdo ka ugu horeeya ee rasaasta ku ridayaa waa aniga
laakiin haduu mayor of xarshin ku eekaado odayga waa la amaan gelin
Waayoo raasasta halkeed ka ridii ma xammar ileen adigu xammar baad joogtaye![]()
![]()
Ina bixi is your nightmare
WAA ISKA QABYAALADIISTE DAWAKHSAN OO MINOR ISKA AH MUXUU NIGHTMARE IGU RIDI, YARKU WAA MISKIIN RUNTII
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: muuse biixi
dee hargeisa bu joga la dagalaaan he is the chairman of xisbiga kulmiye
Muuse bixi isaga hargeisa iska leh, cidi kama dabbo hadasho

Muuse bixi isaga hargeisa iska leh, cidi kama dabbo hadasho
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: muuse biixi
The_Emperior5 wrote:dee hargeisa bu joga la dagalaaan he is the chairman of xisbiga kulmiye![]()
Muuse bixi isaga hargeisa iska leh, cidi kama dabbo hadasho
HAA WAA RUNTAA GOLJANO ISAGAA ISKA LEH CIDI KAMA DABA HADASHO.
LAAKIIN GOLJANO IYO HARGEYSA WAY KALA DUWANYIHIIN SOO MAAHA SULDAAN
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: muuse biixi
Muuse bix is the one who chased away Jamac maxammad qalib out of hargeisa , and today jamac maxammad qalib is running around some where in koonfuria iyo kenya iyo Jabuuti
Muse bixii king of hargeisa wa kee ninka is dhaqaajiya


Muse bixii king of hargeisa wa kee ninka is dhaqaajiya



- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: muuse biixi
hadaad habeenkii waxaa ku seexatid aday kuu taalaa aboowe fahamtu,ina biixi waa iska askari lagu shaqaysto marka lagu shaqaystana layska tuuro , siilaanyo ayaa ku tusaalle ah.
ee intuu dawakhaada iska daayo tuuladii xarshin aqal yar oo buula ha ka dhisto aduunyada wareerkeedana ha ka gabado.
as for jaamac dee magaalada hargeysa yaa iska leh,ninki lahaa baad la hadlaysaa
ee intuu dawakhaada iska daayo tuuladii xarshin aqal yar oo buula ha ka dhisto aduunyada wareerkeedana ha ka gabado.
as for jaamac dee magaalada hargeysa yaa iska leh,ninki lahaa baad la hadlaysaa
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: muuse biixi
hargaysaay wrote:hadaad habeenkii waxaa ku seexatid aday kuu taalaa aboowe fahamtu,ina biixi waa iska askari lagu shaqaysto marka lagu shaqaystana layska tuuro , siilaanyo ayaa ku tusaalle ah.
ee intuu dawakhaada iska daayo tuuladii xarshin aqal yar oo buula ha ka dhisto aduunyada wareerkeedana ha ka gabado.
as for jaamac dee magaalada hargeysa yaa iska leh,ninki lahaa baad la hadlaysaa
Ina biixi wa ninki hargeysa galay thats one
wa ninki wasiirka arimaha gudaha ahaan jiray somaliland Dawladi suberiyada Cirka geeyey
meleeshiyadi hargeisa ka siifeyey markad six months ku maqnayd awara iyo camp abokor ayaan ku so celiyey
xarshin wa dhul reer samatar ah hargeisa na wa sidaaso kalle lama kala jecla sxb , The chairman of the kulmiye party is now Ina bixi he will be your next president ina bixi dident want a simple minister post waxa uma socdo the big picture bu raba

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: muuse biixi
maleeshiyo ku lahaa waar 200 oo inan oo airportka cashuur ka qaadanayey baad samarootaad maanta caayeyso oromo arab ciise muuse ayup toljecle habar jeclo, dabada uu kaga jiray ee haduu muuse biixi ragatinimo leeyahay sidii caydiid buu jufadiisa intuu kaxaysto ciduu iska celinayo iska celin lahaa.
suaal bal waxaad iiga jawaabtaa suldaan maxaad gadabuursi oo aad aduunka u necebtahay maalintaa u soo raacday
suaal bal waxaad iiga jawaabtaa suldaan maxaad gadabuursi oo aad aduunka u necebtahay maalintaa u soo raacday
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: muuse biixi
hargaysaay wrote:maleeshiyo ku lahaa waar 200 oo inan oo airportka cashuur ka qaadanayey baad samarootaad maanta caayeyso oromo arab ciise muuse ayup toljecle habar jeclo, dabada uu kaga jiray ee haduu muuse biixi ragatinimo leeyahay sidii caydiid buu jufadiisa intuu kaxaysto ciduu iska celinayo iska celin lahaa.
suaal bal waxaad iiga jawaabtaa suldaan maxaad gadabuursi oo aad aduunka u necebtahay maalintaa u soo raacday
sxb magaalada hargeisa waxa ka saaray sacadmuse , qudhunbuursi ciidi kaga ma jirin Arabkuna qarrankay so raaceen arabku ciidagalle wax kaley ka jarayeen that was about it ciise muse was in berbera fighting habarjeclo maxahargeysa keenay later na waxa ku soo hilliyey Axmed mire that was about is isagu ciidan hy ah watta ,, Waliba airportki aad ku dagalamayse wax aad ku dagalamaysey xita ma ogid maxaad ku dagalameye ma airportk aniga leh, airportki ad adigu lahayd wax alo bixiye Kii ku garacayey Maxammad xaji ibrahin cigaal, Yaa wasiir looga dhigay ki ugu maryo aloolsana Ina warancade

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 3270 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 1390 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 8 Replies
- 1519 Views
-
Last post by Waqooyism
-
- 1 Replies
- 387 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 592 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 60 Replies
- 9965 Views
-
Last post by kaliil
-
- 5 Replies
- 1076 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 6 Replies
- 786 Views
-
Last post by original dervish
-
- 16 Replies
- 2539 Views
-
Last post by ImamAhmed
-
- 1 Replies
- 755 Views
-
Last post by ZubeirAwal