Page 1 of 2

Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:02 am
by snuten2006

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:03 am
by The_Emperior5
looooooooooooooooool arab hadhwanaagnews is writing crap they dident had a single minister in rayaales cabinet had labba wasiir ba la siiyey wey ooyayaan :lol: But i dont think the news is true, hadhwanaag is making it bigger then it is

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:05 am
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:looooooooooooooooool arab hadhwanaagnews is writing crap they dident had a single minister in rayaales cabinet had labba wasiir ba la siiyey wey ooyayaan :lol: But i dont think the news is true, hadhwanaag is making it bigger then it is
wasiirka gaashaandhiga iyagaa lahaa kulmiyena si hagar laan bay u taageereen

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:07 am
by malakumod
protesters waving the somali flag in hargeysaa :lol: :lol:
iidoor waa funny people

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:08 am
by The_Emperior5
i dont understand these people why do they need a minister to represent them meeeyey ki mr alfaas i also hear xafada isha borame mudaharad ba ka dhacay ayubki dident get one wasiir :lol: and now they are angry
any way wasiirku muxu u tarra horta dadkan anigu waan is weydiya

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:09 am
by The_Emperior5
malakumod wrote:protesters waving the somali flag in hargeysaa :lol: :lol:
iidoor waa funny people

Mudaharaad lagaga soo horjeedo Magaacaabista Xukuumada Cusub oo ka dhacay Xaaafada Isha Boorama Hargeysa
posted by: Webmaster

Hargeysa (TogaHerer)
Mudaharaad lagaga soo horjeedo Xukuumada Cusub ee uu ku dhawaaqay maalintii Shalay M/weynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud ayaa ka dhacay xaafada Isha Boorama ee Magaalada Hargeysa .

Dadka mudaharaadayay ayaa sheegay in ay ka cabanaayeen Wasiirada uu magacaabay M/weynuhu oo aan waxba lagaga darin lana siin xaqii ay lahaayeen Beesha Sayla Barri (Ayuub Sheekh Isxaaq) dadka mudaharaadayay ayaa u badanaa Dumar iyo Caruur u badan dhalinyaro waxayna wadada ku gubeen Taayiro waxayna ku dhawaaqayeen ereyo ay kaga soo horjeedaan Xukuumada uu soo dhisay M/weynuhu.

Ciidamada Booliska ayaa isku dayay in badan in ay xakameeyeen kala dareeriyaana Mudaharadayaasha se aakhir ku guuleystay in ay kala kaxeeyaan tiro ka mid ah mudaharadayashiina xabsiga ayay u taxaabeen..

Mudaharaadkan ayaa noqonaya radi ficligii u horeeysay ee laga bixiyey Xukuumada cusub.

Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa


this is the real news its arab and ayub
arab got 2 ministers and ayun none

hadhwanaagnews wey ku dar darayan

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:15 am
by snuten2006
Same demonstration as hadhwanaagnews reported or another?

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:21 am
by Rightwing
Ayuub calankii buluuga ahaa ruxaya?? f-king IIDOORs

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:23 am
by The_Emperior5
Rightwing wrote:Ayuub calankii buluuga ahaa ruxaya?? f-king IIDOORs
war waxasii wa been man hadhwanaag is just taking the piss

non of the other websites is mentioning that
togaherer waheen qarrannews

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:25 am
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:
Rightwing wrote:Ayuub calankii buluuga ahaa ruxaya?? f-king IIDOORs
war waxasii wa been man hadhwanaag is just taking the piss

non of the other websites is mentioning that
togaherer waheen qarrannews
war abti waa dhab i just called home waa dhab xabado aya ka socda xaafadihi ayubka iyo arabkaba...

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:26 am
by Mr_Alfaas
Rightwing wrote:Ayuub calankii buluuga ahaa ruxaya?? f-king IIDOORs
oday calanka waa been calanki somaliland ayey ruxayeen ..

ayuubku wa smalilanders dhab ah. :lol:

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:26 am
by The_Emperior5
haaa its true ayuubki is not happy

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:26 am
by malakumod
hadhwanaag reports 3 people were arrested.
that means at least 10% of ayuub is jail tonight inta kalena silaanyo qaad ha qaado and everything will be sorted. :lol: :lol: :lol:

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:29 am
by Mr_Alfaas
The_Emperior5 wrote:i dont understand these people why do they need a minister to represent them meeeyey ki mr alfaas i also hear xafada isha borame mudaharad ba ka dhacay ayubki dident get one wasiir :lol: and now they are angry
any way wasiirku muxu u tarra horta dadkan anigu waan is weydiya
haa abti mudaharaad ayaa ka dhacay...ayuubki ba mudaharaadaya.



mudaharadku cid waliba way sameyn karta .lakin wa inaanu ka soo horjeedin Somaliland midnimadeeda iyo muqadisnimadeda

Re: Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada cusub

Posted: Thu Jul 29, 2010 7:30 am
by Mr_Alfaas
malakumod wrote:hadhwanaag reports 3 people were arrested.
that means at least 10% of ayuub is jail tonight inta kalena silaanyo qaad ha qaado and everything will be sorted. :lol: :lol: :lol:
hargeysoo dhan baa ruxantay adiguna 3 bad leedahay.... :down: :down: :down: