The road tot he madaxtooyada is open again

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

The road tot he madaxtooyada is open again

Post by The_Emperior5 »

Waddada Madaxtooyada Ee Xukuumaddii Hore Xidhay Oo Dawlada Cusubi Xalay Xayiraadii Xalay Ka Qaaday
July 29th, 2010 Comments Off

Waddada madaxtooyada hor marta ee xukuumadii hore ee madaxweyne Daahir Rayaale ka mamnuucday inay isticmaalaan habeenkii wixii ka danbeeya 6:00-da maqribnimo gaadiidka, ayaa habeenkii xalay ay xayiraadii ka qaaday xukuumada cusub ee madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, islamarkaana loo ogolaaday inay isticmaalaan gaadiidku.

Waddada madaxtooyada hor marta ayaa xukuumada hore xidhay sanadkii 2008-kii bishii October 29 keedii ka dib markii weeraradii qaraxyada ahaa ee caasiamada Hargeysa ay ka fuliyeen argagixisada ka dagaalanta Somalia, ayaa laga xidhay in dadka iyo gaadiidkuba ay isticmaalaan, balse muddo ka dib ayaa maalintii oo qudha loo faxasay gaadiidku inay maraan wadadaasi halka dadka lugta ahna muddooyinkii danbe habeenkii mari jireen.

Mararka qaar ayaa oo ciidamada amaanka loo soo sheego arrimo shaki leh oo ka dhan ah amaanka ayaa ugu horaynba talaabada ay qaadaan waxay ahayd, in waddada madaxtooyada hor marta duhurka cad-ba ay xidhaan, islamarkaana xataa dadka lugaynaya laga mamnuuco inay maraan.

Waddadan madaxtooyada marta aya ah waddada halbowlaha caasimada, taasoo xidhiidhisa suuqa iyo shacabka magaalada oo ay u badan yihiin hay’adaha dawlada oiyo kuwa caalamiga ahba, islamarkaana ay isticmaalaan gaadiid farabadan iyo dadka lugaynayaba, taasoo cadibaad ku ahayd dadka iyo gaadiidkaba oo ay ka soo wareegi jireen wareeg dheer, cadibaadna ku ahayd dadka waaweyn ama xanuunsanaya.

Malmaha qaar ayaa waxa dhici jirtay in ciidanka bilayska loo soo sheego gaadhi looga shakiyay qaraxyo oo ciidamadu islamarkaaba xukuumadu amar ku siin jirtay in waddada xayiraad laga saaro dadka lugaynaya iyo gaadiidka maalintii maraya.

Furitaanka waddadan xalay ay fasaxday xukuumada cusub ee madaxweynaha shalay xilka loo dhaariyey, inay isticmaalaan gaadiidku ayaa dadweynaha ku nool Hargeysa si weyn u soo dhaweeyeen, taasoo ay u arkeen inay ka hor qaaday xukuumada cusub caqabad weyn oo ummada ka hor taagnayd isticmaalka wadada ee habeenkii.

Talaabdan ay xukuumada cusubi durba wadadii ummada habeenkii ka xidhnayd ayaa dareenka dadweynaha siu weyn usoo jiidatay.

Haatuf
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Dhaga Bacayl »

Madaxtooyana maaha meeshiyu walaahi isagaa Hargeisa Club u guuraa dhaanta. I hat ethat place and the history of that house. :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by The_Emperior5 »

wa run we need to build a proper madaxtooyo , i hope silanyo does that
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Rightwing »

Waxaan moodayey in Kulmiye museum rabaan inay meeshaas ka dhigaan, iyaguna Madaxtooyo fresh ah dhisayaan. Ma waxbaa iska bedalay?
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Dhaga Bacayl »

Horta meehsa horteeda lo'da caga wayne maxaa laga siiyaa. Walaahi maalintoo oodhan meel kale ma hadhsato aan horteeda ahayn. :lol:

Rihtwind,

I only heard that from you couz.

I think the old state house could work out but the area is to crowded now so I don't know if that will be fit for palace. I would move to the miiska saraakisha hargeisa ee shacabka ku yaala. Everything else is in place and all they need to build is the house to live in and conference rooms. Bilicna way leedahay waanay wayn tahay ilaa xad militery head querter kuna wu ku dhow yahay with no NORMAL community residences in its roroundings.
Last edited by Dhaga Bacayl on Thu Jul 29, 2010 11:59 am, edited 1 time in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Rightwing »

Dhaga Bacayl wrote:Horta meehsa horteeda lo'da caga wayne maxaa laga siiyaa. Walaahi maalintoo oodhan meel kale ma hadhsato aan horteeda ahayn. :lol:

April markaan ku jiray imperial hotel lo'daa uma fiirsan, laakiinse habeenkii wado dheer ayaan ka soo wareegi jiray marka tii caadiga ahayd la xidho.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Dhaga Bacayl »

Rightwing wrote:

I think I saw some new picture the othger day with dhawr saco chill garaynaya daytka hortiisaa :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Rightwing »

Dhego
miiska saraakisha waa good idea. Waan arakay waa meel waasac ah. Waxay u baahantahay in waxooga loo ekaysiiyo Presidential Place's.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Dhaga Bacayl »

Rightwing wrote:Dhego
miiska saraakisha waa good idea. Waan arakay waa meel waasac ah. Waxay u baahantahay in waxooga loo ekaysiiyo Presidential Place's.

Just the face lift. Xitaa laamiyaa gala meesha in and out. It has recreation centers including tennis courts. Xaga dambena dooxaa ka xiga to provide nice view back ground. There is no foot traffic at night. He can reach the airport in 10 minutes without disturbing the public roads. The Shacab area will flourish again. All the paved roads there have their foundation in palace. All they need is coating….it will cost less money and less time to develop there so why not there?

The current presidential palace can be used as guest house for foreign delegates. It has everything you need to entertain noble guests.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by KingWaslawi »

New presidential palace ayaa dhisayaa laakiin iminka ayuunbaa la bilaabay ilaa dhowr bilood ama sanad ayaa la wadayaa.
Waa mel magaaalada ka baxsan baa laga dhisayaaa Abaarso dhinaca waqooyiga ka xigta.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Dhaga Bacayl »

Northwind wrote:New presidential palace ayaa dhisayaa laakiin iminka ayuunbaa la bilaabay ilaa dhowr bilood ama sanad ayaa la wadayaa.
Waa mel magaaalada ka baxsan baa laga dhisayaaa Abaarso dhinaca waqooyiga ka xigta.

That ain't no f-king good adea. madaxtooyo outside of the city limit will be vulnerable for attacks. Did Rayaale suggest such location?
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by KingWaslawi »

Dhaga Bacayl wrote:
Northwind wrote:New presidential palace ayaa dhisayaa laakiin iminka ayuunbaa la bilaabay ilaa dhowr bilood ama sanad ayaa la wadayaa.
Waa mel magaaalada ka baxsan baa laga dhisayaaa Abaarso dhinaca waqooyiga ka xigta.

That ain't no f-king good adea. madaxtooyo outside of the city limit will be vulnerable for attacks. Did Rayaale suggest such location?

Walahi walaal ma hubbo inay Abaarso u dhawdahay oo anaa maleeyay laakiin waxaan maqlay meel gudaha magaaladda ka baxsan ayaa laga dhisaya, waxaana saxeexay madaxweynaha cusub. kolay meel sidaa uga baxsan maaha laakiin xaafadaha koona yaasha meelahaa weeye.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by Dhaga Bacayl »

Northwind wrote:
Dhaga Bacayl wrote:
Northwind wrote:New presidential palace ayaa dhisayaa laakiin iminka ayuunbaa la bilaabay ilaa dhowr bilood ama sanad ayaa la wadayaa.
Waa mel magaaalada ka baxsan baa laga dhisayaaa Abaarso dhinaca waqooyiga ka xigta.

That ain't no f-king good adea. madaxtooyo outside of the city limit will be vulnerable for attacks. Did Rayaale suggest such location?

Walahi walaal ma hubbo inay Abaarso u dhawdahay oo anaa maleeyay laakiin waxaan maqlay meel gudaha magaaladda ka baxsan ayaa laga dhisaya, waxaana saxeexay madaxweynaha cusub. kolay meel sidaa uga baxsan maaha laakiin xaafadaha koona yaasha meelahaa weeye.

Haa dee sida I dheh. Meel suuqa ka dhex baxsan but not outside of the city i guess. :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: The road tot he madaxtooyada is open again

Post by SahanGalbeed »

Meel magaalada ka baxsan is a good idea , Abaarso haddi waddada la dhiso 15 minutes from magaalada .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”