Iminkana waxaan idinka rabaa inaad xisbiga iska dhex fadhidaan, waayo waxaan rabaa inaan soo jiito dad iyara diidanaa.
Midka ka mida madaxda xisbiga kulkiye ee lagu yidhi xisbiga iska dhex fadhiya ayaa ku jawaabay oo ma inta nala use-gareeyey ayaa nalagu yidhi xisbiga iska dhex fadhiya. Xisbiga maxaanu ka dhex qabanaa? miyaa laysku dhex wasaa?

Xitaa taladii gudidda ee ahayd in lagu base-gareeyo dawlada Tacliin lagana dhigo 15 wasiir, madaxweynuhu wuu baal maray. Reeruu ka dhigay intii kaadidda xisbiga usoo cabtayna debaduu dhigay si'uu rag kale isaga dhiso.
Sidaas waxaa yidhi nin kulmiye member ka ah.
RW